{"id":175320,"date":"2022-12-13T16:03:53","date_gmt":"2022-12-13T13:03:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175320"},"modified":"2022-12-13T16:03:53","modified_gmt":"2022-12-13T13:03:53","slug":"deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/","title":{"rendered":"Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175321\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Dawlad Gobaleedka Puntland ayaa amar dul-dhigay Maareeyayaasha garoomada diyaaradaha deegaannada Puntland, kaddib markii dhowaan dhacdooyin is xig-xiga ay ka dhaceen garoomada diyaaradaha magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Waraaq kasko baxday Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, ayaa lagu faray Maareeyayaasha garoomada diyaaradaha inay Wasaaradda kusoo wargeliyaan waxyaabaha joogtada ah ee kusoo kordha garoomada, sida diyaaradaha, oo ay kamid yihiin kuwa habeenkii daga.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayay Wasaaraddu sheegtay inay uga gol-leedahay badqabka garoomada iyo Amnigooda.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka kasoo baxay Wasaaradda Duulista Hawada Puntland ayaa kusoo aadaya xilli maalmo kahor diyaarado aan la aqoon ujeedadooda rasmiga ah ay soo caga dhigteen garoonka diyaaradaha Garoowe, kuwaas oo uu kula kulmay garoonka Madaxweyne Siciid Deni xilli uu sagootinayay Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Laftagareen.<\/p>\n<p>Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilligaas su\u2019aalo ku saabsan diyaaradahan weydiiyay masuuliyiinta garoonka gacanta ku heysa iyo Wasaaradda Duulista Hawada, balse madaxda ayaan siin jawaab waafi ah, taas oo keentay in Hay\u2019addaha Amniga uu faray in baaris dheeraad ah lagu sameeyo diyaaradaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Go\u2019aanka ayaa kusoo aadaya xilli uu Madaxweyne Deni ka carooday diyaarado ay lahaayeen Ciidamada Mareykanka oo xilli habeen ah ka degay dhowaan garoonka diyaaradaha Gaalkacyo, diyaaradaha oo u socday Ciidanka PSF ayaa la sheegay inay xiisad ka dhaliyeen garoonka, ayna hakad galiyeen shaqadii sabaxdii ee garoonka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlad Gobaleedka Puntland ayaa amar dul-dhigay Maareeyayaasha garoomada diyaaradaha deegaannada Puntland, kaddib markii dhowaan dhacdooyin is xig-xiga ay ka dhaceen garoomada diyaaradaha magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo. Waraaq kasko baxday Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, ayaa lagu faray Maareeyayaasha garoomada diyaaradaha inay Wasaaradda kusoo wargeliyaan waxyaabaha joogtada ah ee kusoo kordha garoomada, sida diyaaradaha, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175321,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawlad Gobaleedka Puntland ayaa amar dul-dhigay Maareeyayaasha garoomada diyaaradaha deegaannada Puntland, kaddib markii dhowaan dhacdooyin is xig-xiga ay ka dhaceen garoomada diyaaradaha magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo. Waraaq kasko baxday Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, ayaa lagu faray Maareeyayaasha garoomada diyaaradaha inay Wasaaradda kusoo wargeliyaan waxyaabaha joogtada ah ee kusoo kordha garoomada, sida diyaaradaha, oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-13T13:03:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/\",\"name\":\"Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-13T13:03:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg\",\"width\":750,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland - Wardoon","og_description":"Dawlad Gobaleedka Puntland ayaa amar dul-dhigay Maareeyayaasha garoomada diyaaradaha deegaannada Puntland, kaddib markii dhowaan dhacdooyin is xig-xiga ay ka dhaceen garoomada diyaaradaha magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo. Waraaq kasko baxday Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, ayaa lagu faray Maareeyayaasha garoomada diyaaradaha inay Wasaaradda kusoo wargeliyaan waxyaabaha joogtada ah ee kusoo kordha garoomada, sida diyaaradaha, oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-13T13:03:53+00:00","og_image":[{"width":750,"height":500,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/","name":"Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg","datePublished":"2022-12-13T13:03:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/unnamed.jpeg","width":750,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-amaro-la-dul-dhigay-garoomada-diyaaradaha-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo amaro la dul-dhigay garoomada diyaaradaha Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175320"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175322,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175320\/revisions\/175322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175321"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}