{"id":175401,"date":"2022-12-15T12:34:51","date_gmt":"2022-12-15T09:34:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175401"},"modified":"2022-12-15T12:34:51","modified_gmt":"2022-12-15T09:34:51","slug":"daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175402\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36.png\" alt=\"\" width=\"1726\" height=\"1210\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36.png 1726w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-300x210.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-1024x718.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-768x538.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-1536x1077.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-696x488.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-1068x749.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-599x420.png 599w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 1726px) 100vw, 1726px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maalmo kahor soo gashay gacanta dowladda, kadib markii ay la wareegeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda oo is kaashanaya, kuwaas ka bixiyay xoogaga Al-Shabaab oo in ka badan 15 sano maamulayay.<\/p>\n<p>Prof. Xasan Sheekh Cali oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed, isla-markaana ku dhashay magaaladaan ayaa marka hore ka sheekeeyay taariikhda degmada Aadan Yabaal, kadib markii uu shalay booqasho ku tegay, isaga oo kamid ahaa wafiga ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in magaaladu ay ka dhacday muusiibo weyn, isla-markaana intii ay Al-Shabaab heysteen ay ku burbureen dhammaan adeegyadii aas aasiga ahaa ee nolosha.<\/p>\n<p>\u201cMusiibada ka dhacday magaaladan waxaad ka garan kartaa haddii iskuulkii aan ka bilaabay fasalka koowaad uu xiran yahay, dugsi Qu\u2019aankii aan Alifka ka bilaabay xiran yahay, isbitaalkii laygu umuliyay, haddii lagu kala tegay waad garan kartaa,\u201d ayii yiri.<br \/>\nXasan Sheekh Cali ayaa sidoo kale sheegay in Aadan Yabaal ay tahay magaallo istiraatiiji ah, isla-markaana badda iyo webiga u jirto min 90 KM oo ah dhul weynaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in magaaladaan laga waardiyeeyo Muqdisho, ayna tahay halka lagala socon karo waxa ku soo jeedo caasimada Soomaaliya.<br \/>\n\u2018Magaaladaan waa magaalada laga waardiyeeyo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho haddii ay halkan nabad tahay caasimadana waa nabad, hadeynan halkan nabad aheyn caasimada Soomaaliya Muqdisho nabad ma\u2019aha, taas waa in la ogaado istaraatiijig waayey\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu ku taliyay in Aadan Yabaal la dhigo difaaca Soomaaliya, si looga ilaaliyo magaalada Muqdisho oo ay ku taallo madaxtooyada qaranka.<\/p>\n<p>\u201cWaxa kasoo baxa dhulkan ee kusii jeeda Muqdisho halkan ayaa lagu fiiltareeyaa ama lagu sii daayey amaba lagu sii gudbiyaa halkan haddii difaaca Soomaaliya uu yaallo madaxtooyada Soomaaliya waa nabad-geleysaa\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey Prof. Xasan.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dowladda federaalka Soomaaliya iyo HirShabelle ay qorsheynayaan in dib boorka looga jafo Aadan Yabaal oo sanado kadib laga saaray kooxda Al-Shabaab, si dib loogu soo celiyo adeegyadii muhiimka ahaa ee ka jiray magaaladaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F460557569593229%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maalmo kahor soo gashay gacanta dowladda, kadib markii ay la wareegeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda oo is kaashanaya, kuwaas ka bixiyay xoogaga Al-Shabaab oo in ka badan 15 sano maamulayay. Prof. Xasan Sheekh Cali oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed, isla-markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175401","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maalmo kahor soo gashay gacanta dowladda, kadib markii ay la wareegeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda oo is kaashanaya, kuwaas ka bixiyay xoogaga Al-Shabaab oo in ka badan 15 sano maamulayay. Prof. Xasan Sheekh Cali oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed, isla-markaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-15T09:34:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-1024x718.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"718\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36.png\",\"datePublished\":\"2022-12-15T09:34:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36.png\",\"width\":1726,\"height\":1210},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho? - Wardoon","og_description":"Magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maalmo kahor soo gashay gacanta dowladda, kadib markii ay la wareegeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda oo is kaashanaya, kuwaas ka bixiyay xoogaga Al-Shabaab oo in ka badan 15 sano maamulayay. Prof. Xasan Sheekh Cali oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed, isla-markaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-15T09:34:51+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":718,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36-1024x718.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36.png","datePublished":"2022-12-15T09:34:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.33.36.png","width":1726,"height":1210},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuma-magaalada-laga-waardiyeeyo-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Waa tuma Magaalada laga waardiyeeyo Muqdisho?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175401"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175403,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175401\/revisions\/175403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175402"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}