{"id":175429,"date":"2022-12-15T12:53:19","date_gmt":"2022-12-15T09:53:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175429"},"modified":"2022-12-15T12:53:19","modified_gmt":"2022-12-15T09:53:19","slug":"daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175430\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png\" alt=\"\" width=\"1494\" height=\"1172\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png 1494w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06-300x235.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06-1024x803.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06-768x602.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06-696x546.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06-1068x838.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06-535x420.png 535w\" sizes=\"(max-width: 1494px) 100vw, 1494px\" \/><\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa maanta si dhab ah baahidooda ugu soo bandhigtay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta safar ku tegay degmadaas.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa si dhab ah u sheegay in dhibaato badan ay kala kulmeen kooxda Al-Shabaab, iyagoo sheegay in magaalada intii awooday ay isaga carartay, inta ku hartana ay gumeysi adag ku heyn jireen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay halkaan, nolol kasta oo aan heysanay ama heli laheyn waa naga burburiyeen, dhaqankeenii waa dooriyeen, maanta dowladaan nolol ka codsaneynaa,\u201d ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha dhaqanka Aadan-yabaal.<\/p>\n<p>Sidoo kale odagaas wuxuu dowladda ka codsaday inay caafimaadka iyo waxbarashada deg deg wax uga qabato, \u201cCaafimaadkaa noogu daran, isbitaalkii aan agaasimaha ka ahaa jiray ee degmadaan waa burburiyeen, saldhig iyo boolis ma lihin, waxbarasho haba yaraatee halkaan kama jirto, maamul degmo iyo garsoorna warkiisaba daa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Odagaan ayaa balan qaaday inuu mar kale si buuxda uga sheekey doono dhibaatadii ay Al-Shabaab ku heyn jireen dadkii ku noolaa Aadan-yabaal iyo taariikhdii degamadaan qadiimiga ah.<\/p>\n<p>\u201cWixii ka dambeeyey dowladii dhexe nolol ma aanaa helin, halkaan guri ee Villa Aadan-yabaal ayuu Kabokutukade lacagteena ku dhisay, dadkii waa ka carareen degmadaan, wixii hadda ka dambeeya dowladdu waxay ka dhigto ayaa ka war sugeynaa, gabadhii umuli weysa shan boqol oo dollar ayaan isbitaal ku gaarsiinaa, garoon, isbitaal, waxbarasho, biyo, wado, wax aan maanta heysano ma jirto\u201d ayuu yiri oday kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1173350410053726%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha dhaqanka degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa maanta si dhab ah baahidooda ugu soo bandhigtay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta safar ku tegay degmadaas. Odayaasha ayaa si dhab ah u sheegay in dhibaato badan ay kala kulmeen kooxda Al-Shabaab, iyagoo sheegay in magaalada intii awooday ay isaga carartay, inta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175430,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175429","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaasha dhaqanka degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa maanta si dhab ah baahidooda ugu soo bandhigtay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta safar ku tegay degmadaas. Odayaasha ayaa si dhab ah u sheegay in dhibaato badan ay kala kulmeen kooxda Al-Shabaab, iyagoo sheegay in magaalada intii awooday ay isaga carartay, inta ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-15T09:53:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1494\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1172\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png\",\"datePublished\":\"2022-12-15T09:53:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png\",\"width\":1494,\"height\":1172},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c - Wardoon","og_description":"Odayaasha dhaqanka degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa maanta si dhab ah baahidooda ugu soo bandhigtay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta safar ku tegay degmadaas. Odayaasha ayaa si dhab ah u sheegay in dhibaato badan ay kala kulmeen kooxda Al-Shabaab, iyagoo sheegay in magaalada intii awooday ay isaga carartay, inta ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-15T09:53:19+00:00","og_image":[{"width":1494,"height":1172,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/","name":"DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png","datePublished":"2022-12-15T09:53:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-15-at-09.49.06.png","width":1494,"height":1172},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-yabaal-waa-meel-shabaab-ku-ku-dhalay-sidii-ayaxii-ayuu-ugu-dhalay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cAadan-yabaal waa meel Shabaab-ku ku dhalay, sidii Ayaxii ayuu ugu dhalay\u201c"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175429"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175431,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175429\/revisions\/175431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175430"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}