{"id":175432,"date":"2022-12-15T16:42:06","date_gmt":"2022-12-15T13:42:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175432"},"modified":"2022-12-15T16:44:28","modified_gmt":"2022-12-15T13:44:28","slug":"madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/","title":{"rendered":"Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175433\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"804\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM-300x201.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM-1024x686.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM-768x515.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM-696x466.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM-1068x716.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM-627x420.jpeg 627w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Madaxa Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u201cku dileen\u201d ciidamada Ereteriya ee ku sugan gobolka Tigreega ee ay Itoobiya dagaalladu aafeeyeen.<\/p>\n<p>Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa faallooyinka ka sheegay dhamaadka dabada shir jaraa&#8217;id oo ku saabsan COVID-19 oo ka dhacay Geneva Arbacadii. Waxa uu daaha ka qaaday in uu qarka u fuulay in uu baajiyo dhacdadaas sababta oo ah isaga oo aan qaab fiican ku jirin \u201cwaxa ay u ahayd xilli adag\u201d.<br \/>\nAgaasimaha guud ee WHO waa wasiir hore oo Itoobiya ka soo jeeda Tigray. Waxa uu hore u ahaa nin si weyn u dhaleeceeya doorka Itoobiya ee colaadda ay ku dhinteen tobanaan kun iyo barakicisay malaayiin.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa la ii sheegay in adeerkay ay dileen ciidamada Eritrea,&#8221; ayuu 57-jirkan u sheegay suxufiyiinta. &#8220;Hooyaday ayaan la hadlay, runtii aad bay u murugaysan tahay, sababtoo ah wuxuu ahaa kii ugu yaraa qoyskooda, wuxuuna ahaa ku dhawaad da&#8217;da aniga, adeer yar.&#8221;<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya iyo ciidamada gobolka Tigreega ayaa bishii November ku heshiiyey in ay joojiyaan colaadda, arrintaas oo horumar laga gaaray laba sano oo dagaal ah.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, ciidamada ka socda Eritrea, dhanka waqooyi, iyo ciidamada gobolka ay dariska yihiin ee Axmaarada, dhanka koonfureed, ee ka barbar dagaalamay ciidamada Ethiopia ee Tigray ayaan qayb ka ahayn xabad joojinta lagu saxiixay Koonfur Afrika.<br \/>\n&#8220;Waxaan rajeynayaa in heshiiskan [nabada] uu ahaado mid waali ah uu joogsado, laakiin waxay ii tahay waqti aad iigu adag,&#8221; ayuu yiri Tedros, isaga oo intaa ku daray in in ka badan 50 qof oo kale lagu dilay isla dhacdadan. Balse ma uusan shaacin goobta iyo waqtiga la weeraray.<\/p>\n<p>Tedros ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in sannadkii hore wiil uu adeer u yahay lagu dilay weerar ka dhacay Tigray markii kaniisad la qarxiyay, balse ma uusan bixin faahfaahin dheeraad ah.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu qabtay 2-dii December, ayuu Tedros ku soo qaaday walaac ku saabsan goobaha ay weli gacanta ku hayaan ciidamada Eritrea.<\/p>\n<p>Dagaal ayaa ka qarxay Tigray Noofambar 2020. Wuxuu iska horkeenay ciidamada Tigrayga iyo ciidamada federaalka iyo xulafadooda, oo ay ku jiraan Eritrea iyo dagaalyahanno ka soo jeeda Axmaarada. Colaadda ayaa sababtay dhimashada tiro aan la soo koobi karin, in ka badan laba milyan oo qofna waxay ka qaxeen guryahoodii, boqolaal kun oo qofna waxay qarka u fuuleen macaluul.<br \/>\nDowladda Itoobiya, oo ka soo horjeedsatay Tedros markii labaad ee uu ahaa madaxa hay&#8217;adda caafimaadka adduunka, ayaa ku eedaysay inuu isku dayay inuu hub iyo taageero diblomaasiyadeed u soo iibiyo xoogagga fallaagada &#8211; eedeymaha uu diiday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u201cku dileen\u201d ciidamada Ereteriya ee ku sugan gobolka Tigreega ee ay Itoobiya dagaalladu aafeeyeen. Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa faallooyinka ka sheegay dhamaadka dabada shir jaraa&#8217;id oo ku saabsan COVID-19 oo ka dhacay Geneva Arbacadii. Waxa uu daaha ka qaaday in uu qarka u fuulay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u201cku dileen\u201d ciidamada Ereteriya ee ku sugan gobolka Tigreega ee ay Itoobiya dagaalladu aafeeyeen. Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa faallooyinka ka sheegay dhamaadka dabada shir jaraa&#8217;id oo ku saabsan COVID-19 oo ka dhacay Geneva Arbacadii. Waxa uu daaha ka qaaday in uu qarka u fuulay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-15T13:42:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-15T13:44:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"804\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/\",\"name\":\"Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-15T13:42:06+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-15T13:44:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":804},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray - Wardoon","og_description":"Madaxa Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u201cku dileen\u201d ciidamada Ereteriya ee ku sugan gobolka Tigreega ee ay Itoobiya dagaalladu aafeeyeen. Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa faallooyinka ka sheegay dhamaadka dabada shir jaraa&#8217;id oo ku saabsan COVID-19 oo ka dhacay Geneva Arbacadii. Waxa uu daaha ka qaaday in uu qarka u fuulay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-15T13:42:06+00:00","article_modified_time":"2022-12-15T13:44:28+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":804,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/","name":"Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg","datePublished":"2022-12-15T13:42:06+00:00","dateModified":"2022-12-15T13:44:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/44AJPM3ITBLW7PS4E3OIIRCTJM.jpeg","width":1200,"height":804},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-who-ayaa-sheegay-in-adeerkii-ay-ku-dileen-ciidamada-eritrea-ee-ku-sugan-gobolka-tigray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxa WHO ayaa sheegay in adeerkii ay \u2018dileen\u2019 ciidamada Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175432"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175432"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175436,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175432\/revisions\/175436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175433"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}