{"id":175444,"date":"2022-12-16T12:17:48","date_gmt":"2022-12-16T09:17:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175444"},"modified":"2022-12-16T12:17:48","modified_gmt":"2022-12-16T09:17:48","slug":"sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175445\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"424\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807-300x193.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807-654x420.jpeg 654w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa lagu beeniyay warqad saacadahii lasoo dhaafay si weyn loogu dhex faafinaayay baraha Bulshada, taasoo sheegaysay in guddoomiyaha Baarlamaanka uu sharci ahaan u aqoonsaday doorashada kursiga HOP 086.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kursigaan HOP 086 ayaa saacadahii lasoo dhaafay si weyn loogu dhex faafiyay baraha bulshada in guddoomiyaha Golaha Shacabka uu si sharci ah u aqoonsaday doorashadii kursiga oo uu kusoo baxay Agaasimahii hore ee Hay&#8217;adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, iyadoo natiijada kursiga ay horay u hakiyeen guddigii doorashada ee heer Fedaraal FEIT oo sheegay in doorashada kursigaan aan loo marin habraaci saxda ahaa.<\/p>\n<p>\u201cXafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si cad u beeninayaa Warqad been abuur ah oo lagu baahiyay Baraha Bulshada, taas oo ku saabsan kursiga Hope #086, Shacabka Soomaaliyeed haka digtoonaadaan warqadaha noocan oo kale ah\u201d ayaa lagu yiri Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay Xafiiska guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sidoo kale lagu sheegay inay socdaan baaritaano uu sameeynayo Xafiiska guddoomiyaha, islamarkaana cidii Ka dambeysay falkaan lagu faafiyay warqada been abuurka ah lala tiigsan doono sharciga.<\/p>\n<p>Kursigaan HOP 086 oo ay doorashadiisa bilowgii sanadkaan 2022 ka dhacday magaalada Baledweyne ayaa waxaa kusoo baxay Agaasimahii hore ee NISA Fahad Yaasiin, waxaana hakad galiyay natiijada doorashadaas guddiigii doorashada heer Fedaraal ee FEIT, waxaana xusid mudan in sidaan oo kale dhowr jeer oo hore baraha bulshada loogu dhex faafiyay qoraalo sheegayay in kursigaan loo fasaxay Fahad Yaasiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa lagu beeniyay warqad saacadahii lasoo dhaafay si weyn loogu dhex faafinaayay baraha Bulshada, taasoo sheegaysay in guddoomiyaha Baarlamaanka uu sharci ahaan u aqoonsaday doorashada kursiga HOP 086. &nbsp; Kursigaan HOP 086 ayaa saacadahii lasoo dhaafay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175444","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa lagu beeniyay warqad saacadahii lasoo dhaafay si weyn loogu dhex faafinaayay baraha Bulshada, taasoo sheegaysay in guddoomiyaha Baarlamaanka uu sharci ahaan u aqoonsaday doorashada kursiga HOP 086. &nbsp; Kursigaan HOP 086 ayaa saacadahii lasoo dhaafay si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-16T09:17:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"424\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-16T09:17:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg\",\"width\":660,\"height\":424},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa lagu beeniyay warqad saacadahii lasoo dhaafay si weyn loogu dhex faafinaayay baraha Bulshada, taasoo sheegaysay in guddoomiyaha Baarlamaanka uu sharci ahaan u aqoonsaday doorashada kursiga HOP 086. &nbsp; Kursigaan HOP 086 ayaa saacadahii lasoo dhaafay si [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-16T09:17:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":424,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/","name":"Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg","datePublished":"2022-12-16T09:17:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022220637809479441642807.jpeg","width":660,"height":424},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-beeniyay-inuu-fasaxay-kursigii-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay inuu fasaxay kursigii Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175444"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175444"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175446,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175444\/revisions\/175446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175445"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}