{"id":175447,"date":"2022-12-16T21:04:40","date_gmt":"2022-12-16T18:04:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175447"},"modified":"2022-12-16T21:04:40","modified_gmt":"2022-12-16T18:04:40","slug":"daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:- &#8220;Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175448\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808749681491.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"594\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808749681491.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808749681491-300x270.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808749681491-467x420.jpeg 467w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qayb galay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minnesota isku soobax balaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka ee ka dhanka kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka hor jeedinaayay boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid meelo kala duwan oo ka mid ah dalka Mareykanka ayaa ugu horeyn uga mahadceliyay soo dhaweynta qiimaha sare leh oo ay u sameyeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka, gaar ahaan magaalada Minnesota.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in awood ahaan iyo dhaqaale ahaanba looga adkaaday Ururka Al-shabaab, islamarkaana uu gabagabo yahay qorshaha looga taqalusayo fikirkooda quracan ee ka dhanka ah diinta Islaamka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan idin sheegaya in dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka ay u kaceen iney ka xureeyaan Argagixisada, baneeysatay dhiiga dadka Muslimiinta, hada waa gabagabo howlgalada lagu xureynayo oo lagu ciribtiraayo cadawga Al-shabaab, hada aniga maalmahan Xaalada Shabaab waxaan ku sifeeya Malaay, ama Kaluun biyahii ka gureen ee masii noolaan kara, waa Maya&#8221; ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamud ugu bishaareeyay shacabka Soomaaliyeed ee isugu soo baxay soo dhaweyntiisa in magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka laga furi doono Qunsuliyad u adeegi doonto shacabka reer Minnesota.<\/p>\n<p>&#8220;Reer Minnesota waxaan halkan leydinkaga furaya Qunsulyad idiin adeegta, lakiin waxaan idinka codsanaya maadama dowladeena dagaalo ku furan yihiin inaad dhisataan xarunta Qunsulyada oo hoostagi doonto Safaaradda, waana inaad u dhisataan dhul weyn oo maalmaha Sabtiga iyo Axad caruurta la keeni karo ee ma ahan inaad laba qol oo cariiri ah u dhisataan, waa in dhul qurux badan u dhisataan&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Dadkii goobta lagu soo dhaweynaayay madaxweynaha Soomaaliya ka hadlay waxaa ka mid aheyd Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo sheegtay iney ku faraxsan tahay in dalka Mareykanka ay kuso dhaweyso madaxweynaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cAniga iyo xubno kale waxaan kasoo dagi doona magaalada Muqdisho, waxaan heysanaa Madaxweyne ka shaqeynayo Midnimada Soomaaliyeed, Adeer markaan ugu yeero waxa uu iigu wacaa gabarteey\u201d ayay tiri Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congress-ka dalka Mareykanka.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHiiraanweynmedia%2Fvideos%2F538206014848973%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175448\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808749681491.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"594\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808749681491.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808749681491-300x270.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808749681491-467x420.jpeg 467w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175449\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808973203839.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808973203839.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808973203839-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067808973203839-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175450\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809238412983.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809238412983.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809238412983-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809238412983-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175451\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809391088026.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809391088026.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809391088026-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809391088026-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809613368584.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809613368584.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809613368584-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809613368584-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175453\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809778705462.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809778705462.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809778705462-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809778705462-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175454\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qayb galay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minnesota isku soobax balaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka ee ka dhanka kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka hor jeedinaayay boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid meelo kala duwan oo ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175447","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- &quot;Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- &quot;Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qayb galay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minnesota isku soobax balaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka ee ka dhanka kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka hor jeedinaayay boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid meelo kala duwan oo ka mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-16T18:04:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/\",\"name\":\"DAAWO:- \\\"Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-16T18:04:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- &#8220;Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \"Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \"Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qayb galay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minnesota isku soobax balaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka ee ka dhanka kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka hor jeedinaayay boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid meelo kala duwan oo ka mid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-16T18:04:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/","name":"DAAWO:- \"Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg","datePublished":"2022-12-16T18:04:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221216638067809947102366.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-baryahaan-waa-malaay-biyahii-ka-gureen-mana-sii-noolan-karaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- &#8220;Shabaab baryahaan waa Malaay biyahii ka gureen mana sii noolan karaan&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175447"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175447"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175455,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175447\/revisions\/175455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175454"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}