{"id":175457,"date":"2022-12-17T12:56:26","date_gmt":"2022-12-17T09:56:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175457"},"modified":"2022-12-17T12:56:26","modified_gmt":"2022-12-17T09:56:26","slug":"diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/","title":{"rendered":"Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175461\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3-240x300.jpeg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3-696x870.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Diyaarad nooca yar-yar ayaa barqanimadii Maanta waxaa ay ku burburtay duleedka magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug, diyaarada ayaana ka duushay markii hore Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Diyaarada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay qaad\/Jaad u sidday magaalooyinka Cabudwaaq iyo Gaalkacyo, hayeeshee inta aysan marka hore ku degan Garoonka diyaaradaha Cabudwaaq ay burburtay, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.<\/p>\n<p>Sawirro laga soo qaaday goobta ay ku dhacday diyaarada ayaa muujiyay burbur gaaray mid kamid baalasha ay ku duuleysay diyaaradda, isla markaana qeybta hore ay dhulka ku dhufsatay meelo ay ku yaallaan geedo yar-yar,<\/p>\n<p>Taliyaha Dhulka Iyo Saraakiil Kale Oo Gaaray Degaano Laga Qabsaday Al-Shabaab<\/p>\n<p>Ilaa iyo haddaa lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa burburka iyo dhicitaanka diyaaradaan qaadka u sidday magaalooyinka Cabudwaaq iyo Gaalkacyo ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud ka kala tirsan, sidoo kalena lama oga khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Wararkii ugu danbeeyay ee la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan inay haatan socdaan baaritaa kala duwan oo ay wadaan laamaha ammaanka ee dowlad Goboleedka Galmudug oo isku hareereeyay goobta diyaarada ay kusoo dhacday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175458\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/A-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/A-3.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/A-3-240x300.jpeg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/A-3-696x870.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/A-3-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175459\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/b-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/b-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/b-2-240x300.jpeg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/b-2-696x870.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/b-2-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175460\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2-240x300.jpeg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2-696x870.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175461\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3-240x300.jpeg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3-696x870.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/D-3-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad nooca yar-yar ayaa barqanimadii Maanta waxaa ay ku burburtay duleedka magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug, diyaarada ayaana ka duushay markii hore Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Diyaarada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay qaad\/Jaad u sidday magaalooyinka Cabudwaaq iyo Gaalkacyo, hayeeshee inta aysan marka hore ku degan Garoonka diyaaradaha Cabudwaaq ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Diyaarad nooca yar-yar ayaa barqanimadii Maanta waxaa ay ku burburtay duleedka magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug, diyaarada ayaana ka duushay markii hore Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Diyaarada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay qaad\/Jaad u sidday magaalooyinka Cabudwaaq iyo Gaalkacyo, hayeeshee inta aysan marka hore ku degan Garoonka diyaaradaha Cabudwaaq ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-17T09:56:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/\",\"name\":\"Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-17T09:56:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg\",\"width\":720,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Diyaarad nooca yar-yar ayaa barqanimadii Maanta waxaa ay ku burburtay duleedka magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug, diyaarada ayaana ka duushay markii hore Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Diyaarada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay qaad\/Jaad u sidday magaalooyinka Cabudwaaq iyo Gaalkacyo, hayeeshee inta aysan marka hore ku degan Garoonka diyaaradaha Cabudwaaq ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-17T09:56:26+00:00","og_image":[{"width":720,"height":900,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/","name":"Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg","datePublished":"2022-12-17T09:56:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/C-2.jpeg","width":720,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaad-siday-oo-ku-burburtay-caabudwaaqsawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarad Qaad Siday Oo Ku Burburtay Caabudwaaq+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175457"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175462,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175457\/revisions\/175462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175460"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}