{"id":175485,"date":"2022-12-17T22:28:34","date_gmt":"2022-12-17T19:28:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175485"},"modified":"2022-12-17T22:28:34","modified_gmt":"2022-12-17T19:28:34","slug":"yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/","title":{"rendered":"Yuutuber muuqaalo ka duubay  Muqdisho oo Somaliland lagu xiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175486\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Yuutuber reer Canada ah oo dhawaan sariflayaasha reer Muqdisho ka duubay muuqaalo uu ku sheegayo in lacagta shillin Soomaaligu tahay mid aan qiimo lahayn, ayaa maanta lagu xidhay magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Yutuberkan oo Yuutubka kusoo gala magaca &#8220;Chris Must List&#8221;, ayaa xabsiga loo taxaabay xili uu doonayay in uu muuqaalo ka duubo suuqa Hargaysa, muuqaalo baraha bulshada ku baahay ayaa muujinaya Chris oo ciidamo booliis ahi baabuur saarayaan.<\/p>\n<p>Chris ayaa intii uu magaalada Muqdisho ku sugnaa baahiyay muuqaalo uu ku quudhsanayo lacagta shilin Soomaaliga, isaga oo intuu sarif la yaasho booqdo, oo uu hal milyan oo shilin qaato dadka u qaybinayay isaga oo muujinaya in lacagta Soomaaliya tahay, lacag aan qiimo lahayn.<\/p>\n<p>Ma cada in ninkan loo xidhay ka hortag lagu baajinayo in uu muuqaalo kuwii Muqdisho oo kale ah ka duubo Hargaysa, iyo in lagu haysto arrimo kale oo sharci.<\/p>\n<p>Hada kahor yuutuber ka yimid dalka Ruushka ayaa muuqaalo uu ku liidayo Soomaaliya ka duubay magaalada Muqdisho, muuqaaladaas oo dadka Soomaaliyeed ay si wayn uga fal celiyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yuutuber reer Canada ah oo dhawaan sariflayaasha reer Muqdisho ka duubay muuqaalo uu ku sheegayo in lacagta shillin Soomaaligu tahay mid aan qiimo lahayn, ayaa maanta lagu xidhay magaalada Hargaysa. &nbsp; Yutuberkan oo Yuutubka kusoo gala magaca &#8220;Chris Must List&#8221;, ayaa xabsiga loo taxaabay xili uu doonayay in uu muuqaalo ka duubo suuqa Hargaysa, muuqaalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yuutuber muuqaalo ka duubay Muqdisho oo Somaliland lagu xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yuutuber muuqaalo ka duubay Muqdisho oo Somaliland lagu xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Yuutuber reer Canada ah oo dhawaan sariflayaasha reer Muqdisho ka duubay muuqaalo uu ku sheegayo in lacagta shillin Soomaaligu tahay mid aan qiimo lahayn, ayaa maanta lagu xidhay magaalada Hargaysa. &nbsp; Yutuberkan oo Yuutubka kusoo gala magaca &#8220;Chris Must List&#8221;, ayaa xabsiga loo taxaabay xili uu doonayay in uu muuqaalo ka duubo suuqa Hargaysa, muuqaalo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-17T19:28:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/\",\"name\":\"Yuutuber muuqaalo ka duubay Muqdisho oo Somaliland lagu xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-17T19:28:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yuutuber muuqaalo ka duubay Muqdisho oo Somaliland lagu xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yuutuber muuqaalo ka duubay Muqdisho oo Somaliland lagu xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yuutuber muuqaalo ka duubay Muqdisho oo Somaliland lagu xiray - Wardoon","og_description":"Yuutuber reer Canada ah oo dhawaan sariflayaasha reer Muqdisho ka duubay muuqaalo uu ku sheegayo in lacagta shillin Soomaaligu tahay mid aan qiimo lahayn, ayaa maanta lagu xidhay magaalada Hargaysa. &nbsp; Yutuberkan oo Yuutubka kusoo gala magaca &#8220;Chris Must List&#8221;, ayaa xabsiga loo taxaabay xili uu doonayay in uu muuqaalo ka duubo suuqa Hargaysa, muuqaalo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-17T19:28:34+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/","name":"Yuutuber muuqaalo ka duubay Muqdisho oo Somaliland lagu xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg","datePublished":"2022-12-17T19:28:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221217638068801195060631.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuutuber-muuqaalo-ka-duubay-muqdisho-oo-somaliland-lagu-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yuutuber muuqaalo ka duubay Muqdisho oo Somaliland lagu xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175485"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175487,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175485\/revisions\/175487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175486"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}