{"id":175488,"date":"2022-12-17T22:35:04","date_gmt":"2022-12-17T19:35:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175488"},"modified":"2022-12-18T12:28:20","modified_gmt":"2022-12-18T09:28:20","slug":"daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175489\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png\" alt=\"\" width=\"956\" height=\"768\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png 956w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39-300x241.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39-768x617.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39-696x559.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39-523x420.png 523w\" sizes=\"(max-width: 956px) 100vw, 956px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaare ah kaga dhawaaqay balan qaad abaalmarin lacageed iyo cafis ku helayaan dagaalyahanada kooxda Al-shabaab ee ku sugan meelaha ay gacanta ku hayaan kooxda Shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jeyte ayaa dagaalyanahada Shabaab u balan qaaday aduun lacageed oo u dhaxeeya 10 kun ilaa 30 kun oo doolarka Mareykanka ah, islamarkaana la cafin doono, hadii ay soo dilaan horjoogayaashooda ama qofkale oo shabaab.<\/p>\n<p>\u201cDadku waxay isweydiinayaan Cali Jeyte inuu lacagtaan ku hayaa? Anigu been ma aqaan, Cali Dheere iyo waxii la mid ah hadaa soo dishaan 30 kun ayaan idin siinayaa, madaxweynaha ayaa sidoo kale idin cafi doona\u201d ayuu yiri guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.<\/p>\n<p>Wuxuu ku faanay gudoomiyaha gobolka Hiiraan in dagaalada socda ay qeyb ka yihin wilashiisa, islamarkaana aysan jirin horjoogayaasha Shabaab wiil ay dhaleen oo ka barbar dagaalamaya, isagoona ugu baaqay ciidamada iskaashanaya in deg deg looga xureeyo Al-shabaab goobaha ay ku harsan yihiin.<\/p>\n<p>\u201cAnigu dagaalka ayaan ku jiraa kolonyo aan dhalay ayaa sidoo kale dagaalka ku jirta oo ciidanka ka tirsan, weligiin ma maqasheen Cali Dheere wiilkiisa meel uu ka dagaalamayo? Dhiiga dadkeena ayey ka beec mushtaraan&#8221; ayuu yiri Cali Jeyte.<\/p>\n<p>Xubnaha Shabaabka ah ee soo dilo saraakiisha kooxdaasi ayuu sidoo kale tilmaamay in lacag aad u badan la siin doono, wuxuuna dalbaday iney fursadan ka faa\u2019ideystaan dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cLacagtii aan ciidankeena u balan qaadnay ka badan ayaan u balan qaadayaa kuwa maleeshiyada Shabaab ka tirsan, nin Shabaab ah hadii uu mid kale oo Shabaab ah soo dilo, waa 10 kun, cafisna waan u balan qaadayaa\u201d ayuu yiri Guddoomiye Jeyte.<\/p>\n<p>Hadalka guddoomye Jeyte ayaa imaanaya iyadoo sidaan oo kale uu horay ugu sameeyay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaano balanqaadyo ah qofki soo dila askari Shabaab ah inuu siinayo 5 kun oo doolar, waxaana xusid mudan in min 5 kun uu siiyay askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo soo dilay xubno ka tirsana Al-shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCable%2Fvideos%2F1382549299229897%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaare ah kaga dhawaaqay balan qaad abaalmarin lacageed iyo cafis ku helayaan dagaalyahanada kooxda Al-shabaab ee ku sugan meelaha ay gacanta ku hayaan kooxda Shabaab. Guddoomiye Jeyte ayaa dagaalyanahada Shabaab u balan qaaday aduun lacageed oo u dhaxeeya 10 kun ilaa 30 kun oo doolarka Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175489,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaare ah kaga dhawaaqay balan qaad abaalmarin lacageed iyo cafis ku helayaan dagaalyahanada kooxda Al-shabaab ee ku sugan meelaha ay gacanta ku hayaan kooxda Shabaab. Guddoomiye Jeyte ayaa dagaalyanahada Shabaab u balan qaaday aduun lacageed oo u dhaxeeya 10 kun ilaa 30 kun oo doolarka Mareykanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-17T19:35:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-18T09:28:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"956\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png\",\"datePublished\":\"2022-12-17T19:35:04+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-18T09:28:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png\",\"width\":956,\"height\":768},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa\" - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaare ah kaga dhawaaqay balan qaad abaalmarin lacageed iyo cafis ku helayaan dagaalyahanada kooxda Al-shabaab ee ku sugan meelaha ay gacanta ku hayaan kooxda Shabaab. Guddoomiye Jeyte ayaa dagaalyanahada Shabaab u balan qaaday aduun lacageed oo u dhaxeeya 10 kun ilaa 30 kun oo doolarka Mareykanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-17T19:35:04+00:00","article_modified_time":"2022-12-18T09:28:20+00:00","og_image":[{"width":956,"height":768,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/","name":"DAAWO:-\"Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png","datePublished":"2022-12-17T19:35:04+00:00","dateModified":"2022-12-18T09:28:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-17-at-19.34.39.png","width":956,"height":768},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-alshabaab-ah-ee-qof-kale-oo-shabaab-ah-soo-dilo-toban-kun-oo-dollar-ayaan-siinayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Qofkii Alshabaab ah ee qof kale oo shabaab ah soo Dilo Toban Kun oo Dollar ayaan siinayaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175488"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175488"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175515,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175488\/revisions\/175515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175489"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}