{"id":175527,"date":"2022-12-18T21:02:20","date_gmt":"2022-12-18T18:02:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175527"},"modified":"2022-12-18T21:02:20","modified_gmt":"2022-12-18T18:02:20","slug":"yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/","title":{"rendered":"Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir), oo ka mid ahaa xubnaha ugu halista badan kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo halis wayn ku ahaa badqabka shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p>Yuusuf Jingaab ayaa lagu dilayey duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn (Drone) ee Turkiga, gaar ahaan nooca Bayraktar TB2.<\/p>\n<p>Weerarka oo ka dhacay degaanka Juxaay oo hoos taga degmada Aadan-Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa lagu dilay 87 dagaalame oo Shabaab ah, waana mid ka mid ah khasaarihii ugu badnaa ee mar qura gaara maleeshiyada Al-Shabaab.<br \/>\nDiyaaradaha Turkish-ka ayaa muhiim u ah guuldarrooyinka Al-Shabaab ku gaaray gobolka Shabeellaha Dhexe, inkasta oo dowladda Turkiga iyo dowladda Soomaaliya aysan marnaba shaacin ku lug lahaanshahooda.<\/p>\n<p>Rashid Abdi oo ah fallanqeeya ka tirsan Sahan Research ayaa rumeysan in dhulka Soomaaliya badankiis uu yahay mid ku habboon weerarada diyaradaha Bayraktar TB2.<br \/>\n\u201cDhulka Soomaaliya waa fidsan yahay, waxayna leedahay dhir dhuuban, maalmaha badankoodna ma laha daruur daboosha. Waa mid ku habboon diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee TB2 inay wax ku dilaan,\u201d ayuu yiri Rashid Abdi.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray \u201cJihaadiyiinta waxay hadda si wada jir ah ugu cararayaan jeebabka dhulka cufan ee Jubbooyinka.\u201d<\/p>\n<p>Weerarada diyaaradaha Turkiga iyo Mareykanka ayaa muujinaya in saaxiibada caalamka ay si dhab ah uga go\u2019an tahay in kooxda Al-Shabaab laga cirib-tiro dalka.<\/p>\n<p>Kooxdan ayaa hadda laga xoreeyey inta badan maamul goboleedka HirShabeelle, kadib markii beelaha dega ay ayaga oo hubeysan si buuxda u garab istaageen ciidamada qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir), oo ka mid ahaa xubnaha ugu halista badan kooxda Al-Shabaab. \u201cCiidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo halis wayn ku ahaa badqabka shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175512,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175527","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir), oo ka mid ahaa xubnaha ugu halista badan kooxda Al-Shabaab. \u201cCiidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo halis wayn ku ahaa badqabka shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-18T18:02:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/\",\"name\":\"Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-18T18:02:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab? - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir), oo ka mid ahaa xubnaha ugu halista badan kooxda Al-Shabaab. \u201cCiidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo halis wayn ku ahaa badqabka shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-18T18:02:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/","name":"Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg","datePublished":"2022-12-18T18:02:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221218638069211741216877.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaase-fuliyey-weerarkii-lagu-dilay-yuusuf-jingaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yaase fuliyey weerarkii lagu dilay Yuusuf Jingaab?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175527"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175527"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175528,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175527\/revisions\/175528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175512"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}