{"id":175529,"date":"2022-12-18T21:56:08","date_gmt":"2022-12-18T18:56:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175529"},"modified":"2022-12-18T21:56:08","modified_gmt":"2022-12-18T18:56:08","slug":"xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/","title":{"rendered":"Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175541\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386595294_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386595294_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386595294_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/><\/p>\n<p>Xulka Argentina ayaa ku guulaystay koobka adduunka markii 3-aad taariikhdooda kadib markii ay u awood sheegteen xulka difaacanayay koobka ee France kulan dhinac kaliya ahaa.<\/p>\n<p>Qaybta hore ayaa ku bilaabatay si dar-dar leh oo uu xulka Argentina dhinac walba kaga fiicnyahay xulka France xilli ay xiddigaha France u muuqdeen kuwo ku dhex lunsan ciyaarta.<\/p>\n<p>Lionel Messi iyo saaxiibadiisa ayay ka go\u2019nayd in ay koobka adduunka ka dajiyaan caasimada Buenos Aires xilli France ku dhibaatoodeen in ay xitaa laba kubad isku dhiibaan.<\/p>\n<p>Xulka Argentina ayaa caadis waali ah saaray xulka France xilli uu weerarka France fasax kaga maqnaa ciyaarta isla markaas ayna wax saamayn ah ku yeelan ciyaarta.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 21aad ayaa rikoodhe loo dhigay xulka Argentina kadib markii uu Dembele khalad ku galay xiddiga Di Maria kaas oo ku jira dilinta ganaaxa.<\/p>\n<p>Kabtanka xulka ee Lionel Messi ayaa u istaagay rikoodhada waxana uu dhinac u diray Goolhaye Lloris kaas oo ciyaarta ka dhigay 1\/0 uu xulka Argentina ku hogaaminayo ciyaarta.<\/p>\n<p>Xulka France ayaan u muuqdan mid hurdada ka kacay kadib goolka laga dhaliyay xilli ay wali garan la\u2019aayeen waxa ay ciyaarta ka sameeyaan xilli Argentina maamulaysay ciyaarta.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 36-aad ayuu xulka Argentina dhaliyay goolka 2-aad waxana u dhaliyay xiddiga Angel Di Maria kaas oo ciyaarta ka dhigay 2\/0 uu xulka Argentian ku hogaaminayo ciyaarta.<\/p>\n<p>Arinta la yaabka leh ayaa ah xulka France qaybta hore ee ciyaarta baxay iyaga oo aan wax kubad ah ku laagin goolka Argentina xitaa kubad cirka martay ha ahaatee.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay qaybta hore oo uu xulka Argentina dhinac walba kaga fiicnaa xulka France kuwaas oo garoonka iska dhex-taagnaa isla markaas waan wax saamayn ah ku yeelan ciyaarta.<\/p>\n<p>Qaybta dambe ayaa ahayd mid uu xulka Argentina maamulayay ciyaarta xilli France ku dhibaatooday in ay weerar ku qaadaan daafaca Argentina.<\/p>\n<p>Xulka France ayay 70 daqiiqo ku qaadatay in ay kubadii ugu horyasay ku laagaan goolka Argentina waxana uu Mbappe laagay kubad cirka martay oo aad moodo in uu diyaarad ku soo ridayay.<\/p>\n<p>Xulka France ayaa daqiiqadii 80-aad dhaliyay gool kadib markii rikoodhe loo dhigay waxana gool u badalay xiddiga Kylian Mbappe oo daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta dabka ku shiday.<\/p>\n<p>Xulka France ayaa dhiiri galin ka helay goolka ay dhaliyeen waxana ay bilaabeen in ay weeraraan xulka Argentina kuwaas oo difaac galay kadib markii goolka laga dhaliyay.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 81-aad ayuu xulka France dhaliyay goolka bar-baraha waxana u dhaliyay xiddiga Kylian Mbappe kaas oo ciyaarta ka dhigay bar-baro 2\/2 ah.<\/p>\n<p>Wixii intaas ka dambeeyay ciyaarta ayaa waji kale yeelatay iyada oo xulka France ahaa midka fiican isla markaas raadinayay goolal kale.<\/p>\n<p>Xulka Argentina ayaa ku dhibaatooday in ay iska xamilaan cadaadiska daqiiqadihii ugu dambeeyay ee xulka France saaray.<\/p>\n<p>Labada xul ayaa isla aaday 30-ka daqiiqo ee dheeriga ah si ay ugu kala baxaan kulanka maadama la doonayo in si Rasmi ah loogu kala boxo ciyaarta.<\/p>\n<p>Xulka France ayaa 15-kii daqiiqo ee qaybta hore ee ciyaarta ahaa kuwa fiican iyaga oo ku dhawaaday marar badan in ay dhaliyaan gool ay ciyaarta hogaanka ugu qaban karaan.<\/p>\n<p>Xulka Argentina ayaa iyagu difaacanayay goolkooda iyaga oo doonayay in ay ilaashadaan bar-baraha isla markaas aan France gool kale dhalin.<\/p>\n<p>15-kii dambe ee qaybta dheeriga ayuu xulka Argentina ahaa kuwa fiican iyaga oo France ku qaadayay weeraro ay ku doonayeen in ay gool ku dhaliyaan.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 108-aad ayuu xulka Argentina dhaliyay goolka 3-aad waxana u dhaliyay xiddiga Lionel Messi kaas oo hogaanka u dhiibay xulkiisa ciyaartana ka dhigay 3\/2 uu xulkiisu ku hogaaminayo.<\/p>\n<p>Xulka France ayaa sii waday raadinta goolka bar-baraha iyaga oo aan iska dhiibin ciyaarta xilli xulka Argentina difaac galay.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 116-aad ayaa xulka France loo dhigay rikoodhe kale waxana u istaagay xiddiga Kylian Mbappe kaas oo ciyaarta ka dhigay 3\/3 ay labada xul bar-baro ku yihiin labada xul.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa u muuqday mid ka dhexeeya xiddigaha Lionel Messi iyo Mbappe kuwaas oo mar walba isku jawaabayay dhinaca goolasha iyada oo marka uu mid dhaliyo hadana midka kale dhalinayo.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay labada xul isla aadeen rikoodhayaal si ay ugu kala baxaan kulanka midkoodna u noqdo xulka ugu fiican adduunka loona caleemo saaro tartanka.<\/p>\n<p>Waxa ay guushu sidaas ku raacday xulka Argentina kadib markii Goolhayaha Argentina noqday Halyeeyga dalkiisa isla markaas badbaadiyay 2 rikoodhe isla markaas Argentina dhalisay 3-dii rikoodhe ee ugu horeeyay.<\/p>\n<p>Waxa sidaas koobka ugu guulaystay xulka Argentina oo guushu ku raacday 4\/2 iyada oo Argentina markii 3-aad ee taariikhdooda ku guulaysteen koobka adduunka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175542\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388444119_lc_galleryImage_France_s_Kylian_Mbappe_wh.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388444119_lc_galleryImage_France_s_Kylian_Mbappe_wh.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388444119_lc_galleryImage_France_s_Kylian_Mbappe_wh-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175543\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388511665_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388511665_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388511665_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x195.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175544\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388576171_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388576171_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388576171_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175545\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388586669_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"574\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388586669_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388586669_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388586669_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388586669_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175546\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388710482_lc_galleryImage_Argentina_s_Enzo_Fernande.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388710482_lc_galleryImage_Argentina_s_Enzo_Fernande.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388710482_lc_galleryImage_Argentina_s_Enzo_Fernande-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175547\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388923912_lc_galleryImage_Editorial_Use_Only_Mandat.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"655\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388923912_lc_galleryImage_Editorial_Use_Only_Mandat.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388923912_lc_galleryImage_Editorial_Use_Only_Mandat-263x300.jpeg 263w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388923912_lc_galleryImage_Editorial_Use_Only_Mandat-368x420.jpeg 368w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175548\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388931432_lc_galleryImage_The_runner_up_France_s_pl.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388931432_lc_galleryImage_The_runner_up_France_s_pl.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671388931432_lc_galleryImage_The_runner_up_France_s_pl-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175549\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175550\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389384840_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389384840_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389384840_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175551\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389401857_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389401857_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389401857_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x202.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175530\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65705593-11551473-image-a-42_1671378520656.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65705593-11551473-image-a-42_1671378520656.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65705593-11551473-image-a-42_1671378520656-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65705593-11551473-image-a-42_1671378520656-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175531\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706133-11551473-image-a-52_1671380201885.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"457\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706133-11551473-image-a-52_1671380201885.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706133-11551473-image-a-52_1671380201885-300x216.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706133-11551473-image-a-52_1671380201885-583x420.jpeg 583w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706133-11551473-image-a-52_1671380201885-324x235.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175532\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706143-11551463-image-a-59_1671380251654.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706143-11551463-image-a-59_1671380251654.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706143-11551463-image-a-59_1671380251654-300x201.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706143-11551463-image-a-59_1671380251654-627x420.jpeg 627w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706163-11551463-image-a-60_1671380429396.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706163-11551463-image-a-60_1671380429396.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706163-11551463-image-a-60_1671380429396-300x201.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706163-11551463-image-a-60_1671380429396-627x420.jpeg 627w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175534\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706169-11551473-image-a-61_1671380365883.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706169-11551473-image-a-61_1671380365883.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706169-11551473-image-a-61_1671380365883-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706169-11551473-image-a-61_1671380365883-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175535\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706259-11551473-image-m-74_1671381044069.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706259-11551473-image-m-74_1671381044069.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706259-11551473-image-m-74_1671381044069-300x211.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706259-11551473-image-m-74_1671381044069-597x420.jpeg 597w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706259-11551473-image-m-74_1671381044069-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175536\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706263-11551473-image-m-70_1671380970245.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"492\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706263-11551473-image-m-70_1671380970245.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706263-11551473-image-m-70_1671380970245-300x233.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/65706263-11551473-image-m-70_1671380970245-541x420.jpeg 541w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175537\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386358267_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386358267_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386358267_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386499576_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"786\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386499576_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386499576_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-219x300.jpeg 219w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386499576_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-307x420.jpeg 307w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175539\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386571154_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386571154_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386571154_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl-300x191.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175540\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386578340_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386578340_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386578340_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175541\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386595294_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386595294_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE.jpeg 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671386595294_lc_galleryImage_LUSAIL_CITY_QATAR_DECEMBE-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xulka Argentina ayaa ku guulaystay koobka adduunka markii 3-aad taariikhdooda kadib markii ay u awood sheegteen xulka difaacanayay koobka ee France kulan dhinac kaliya ahaa. Qaybta hore ayaa ku bilaabatay si dar-dar leh oo uu xulka Argentina dhinac walba kaga fiicnyahay xulka France xilli ay xiddigaha France u muuqdeen kuwo ku dhex lunsan ciyaarta. Lionel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175549,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3,4],"tags":[],"class_list":["post-175529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xulka Argentina ayaa ku guulaystay koobka adduunka markii 3-aad taariikhdooda kadib markii ay u awood sheegteen xulka difaacanayay koobka ee France kulan dhinac kaliya ahaa. Qaybta hore ayaa ku bilaabatay si dar-dar leh oo uu xulka Argentina dhinac walba kaga fiicnyahay xulka France xilli ay xiddigaha France u muuqdeen kuwo ku dhex lunsan ciyaarta. Lionel [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-18T18:56:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"574\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/\",\"name\":\"Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-18T18:56:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg\",\"width\":574,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Xulka Argentina ayaa ku guulaystay koobka adduunka markii 3-aad taariikhdooda kadib markii ay u awood sheegteen xulka difaacanayay koobka ee France kulan dhinac kaliya ahaa. Qaybta hore ayaa ku bilaabatay si dar-dar leh oo uu xulka Argentina dhinac walba kaga fiicnyahay xulka France xilli ay xiddigaha France u muuqdeen kuwo ku dhex lunsan ciyaarta. Lionel [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-18T18:56:08+00:00","og_image":[{"width":574,"height":383,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/","name":"Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg","datePublished":"2022-12-18T18:56:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1671389207819_lc_galleryImage_Soccer_Football_FIFA_Worl.jpeg","width":574,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-argentina-oo-markii-3-aad-ku-guulaystay-koobka-adduunka-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xulka Argentina Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Koobka Adduunka +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175529"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175552,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175529\/revisions\/175552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175549"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}