{"id":175580,"date":"2022-12-20T14:02:39","date_gmt":"2022-12-20T11:02:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175580"},"modified":"2022-12-23T13:30:28","modified_gmt":"2022-12-23T10:30:28","slug":"daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Laftagareen &#8220;Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175581\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png\" alt=\"\" width=\"1198\" height=\"856\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png 1198w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25-300x214.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25-1024x732.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25-768x549.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25-696x497.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25-1068x763.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25-588x420.png 588w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 1198px) 100vw, 1198px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si kulul uga jawaab celiyay ku dhawaaqista ciidamo la baxay badbaadada Koonfur Galbeed oo Shalay magaalada Baydhabo ay uga dhawaaqeen saraakiil ciidan oo ku sugan magaaladaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa si cad u sheegay ineysan Koonfur Galbeed ka shaqeyn karin wax la yiraahdo badbaado, isagoo uu tilmaamay iney magaalada Baydhabo ku nool yihiin dad kor u dhaafaya hal Milyan oo aan la aqbali karin in dadkaasi la dhibaateeyo.<\/p>\n<p>&#8220;Badbaado Koonfur Galbeed wax la yiraahdo ma jiraan, badbaadada Koonfur Galbeed ninka raba Koonfur Galbeed Shabaab ayaa hayste haka badbaadiyo ee furunta intuu kasoo baxo Baydhabo yuu imaane, Baydhabo hal Milyan laba boqol iyo dhowr kun oo qof oo maata ah ayaa joogta ayagaana u baahan in Shabaabnlaga badbaadiyo ee intaad Shabaab kasoo cararto halaso dhex fariin qoriga ee banaanka u bax oo Shabaab ka badbaadi&#8221; ayuu yiri madaxweyne Laftgareen.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay madaxweynaha Koonfur Galbeed in magacyo tira badan oo lala soo baxo aysan waxba soo kordhineen, islamarkaana waxyaabahaasi ay horay usoo curyamiyeen doorashadii heer Fedaraal oo mudo sanad iyo shan bilood ah dib u dhigeen.<\/p>\n<p>&#8220;Halkaan kama soconeyso magacyada fulaan fulaan ee ah Midowga Musharaxa nahay, Badbaadada badbaada nahay, musiiba nahay finali waxaa dhacay doorasho waqto dheer kadib, ninkii waxaso xumaana kaso shaqeeyay baa leh waxaan keenay waa lagu faa&#8217;iday&#8221; ayuu yiri Laftagareen.<br \/>\nHadalkaan kasoo yeeray madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa imaanaya, iyadoo Shalay galinkii dambe magaalada Baydhabo looga dhawaaqay ciidan la baxay badbaadada Koonfur Galbeed oo kasoo horjeeda mudo kordhin horay Baraalamaanka Koonfur Galbeed ugu sameeyeen Madaxweyne Laftagareen oo ay mudo xileedkiisa rasmiga ah ku akeyd Shalay oo taariiqdu aheyd 19-ka Decembar.<\/p>\n<p>Lama oga halka ay ku dambeyn doonto xaalada siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed oo sii cakirmeysa marba marka la dambeysa, hayeshee waxaa socda dadaalo la isugu keenayo dhinacyada isku maandhaafsan siyaasada Koonfur Galbeed oo uu wado guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo ku dhawaaqay shir dib u heshiisiin ah oo Baydhabo ka dhacayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsmssomalitv%2Fvideos%2F849928999568883%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si kulul uga jawaab celiyay ku dhawaaqista ciidamo la baxay badbaadada Koonfur Galbeed oo Shalay magaalada Baydhabo ay uga dhawaaqeen saraakiil ciidan oo ku sugan magaaladaasi. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa si cad u sheegay ineysan Koonfur Galbeed ka shaqeyn karin wax la yiraahdo badbaado, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175581,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Laftagareen &quot;Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Laftagareen &quot;Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si kulul uga jawaab celiyay ku dhawaaqista ciidamo la baxay badbaadada Koonfur Galbeed oo Shalay magaalada Baydhabo ay uga dhawaaqeen saraakiil ciidan oo ku sugan magaaladaasi. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa si cad u sheegay ineysan Koonfur Galbeed ka shaqeyn karin wax la yiraahdo badbaado, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-20T11:02:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-23T10:30:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1198\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"856\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Laftagareen \\\"Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png\",\"datePublished\":\"2022-12-20T11:02:39+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-23T10:30:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png\",\"width\":1198,\"height\":856},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Laftagareen &#8220;Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Laftagareen \"Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Laftagareen \"Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si kulul uga jawaab celiyay ku dhawaaqista ciidamo la baxay badbaadada Koonfur Galbeed oo Shalay magaalada Baydhabo ay uga dhawaaqeen saraakiil ciidan oo ku sugan magaaladaasi. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa si cad u sheegay ineysan Koonfur Galbeed ka shaqeyn karin wax la yiraahdo badbaado, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-20T11:02:39+00:00","article_modified_time":"2022-12-23T10:30:28+00:00","og_image":[{"width":1198,"height":856,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/","name":"DAAWO:-Laftagareen \"Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png","datePublished":"2022-12-20T11:02:39+00:00","dateModified":"2022-12-23T10:30:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-20-at-11.00.25.png","width":1198,"height":856},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-laftagareen-koonfur-galbeed-wax-badbaado-la-yiraahdo-kama-shaqeynayaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Laftagareen &#8220;Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175580"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175580"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175582,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175580\/revisions\/175582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175581"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}