{"id":175610,"date":"2022-12-21T21:17:06","date_gmt":"2022-12-21T18:17:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175610"},"modified":"2022-12-21T21:20:53","modified_gmt":"2022-12-21T18:20:53","slug":"daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175611\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png\" alt=\"\" width=\"1260\" height=\"1260\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png 1260w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52-300x300.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52-1024x1024.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52-150x150.png 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52-768x768.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52-696x696.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52-1068x1068.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52-420x420.png 420w\" sizes=\"(max-width: 1260px) 100vw, 1260px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta ciidanka dowladda isku soo dhiibay odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab ee degmada Ruun-nirgood oo ah degmadii ugu dambeysay ee Shabeellada Dhexe ay ka joogtay maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda oo la sheegay in hadda ay ku sugan yihiin hareeraha degmadaas Ruun-nirgood, waxaa maanta isku soo dhiibay odayaashii degmadaas oo lagu soo dhaweeyey deegaan lagu magacaabo Cadcadey oo hoos taga degmadaas.<\/p>\n<p>Saraakiil uu ku jiro Jeneraal Gacmadulle ayaa soo dhaweeyey odayaashaas oo warbaahinta loo soo bandhigay, kuwaas oo ka warbixiyey sababtii ku kaliftay inay Shabaab-ka la shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Odayaashaan ayaa sheegay in khatar badan ay ugu jireen in diyaaradaha dagaalka ay laayaan, iyagoo kooxda aan ula shaqeyneyn doorashadooda oo rag la qasbay ay ahaayeen, sida ay sheegeen.<br \/>\n\u201cHabeen hore waxaa na soo dul istaagtay diyaarad, waxay nagu shiday leyr weyn oo wax kasta laga arkaayo, waxaan is-weydiinay sababta nagu kalifeysa inaan sugno inta nalaka duqeynayo, sabuxdiina waan ka soo cararnay inteenii Alle na waafajiyey,\u201d ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha.<\/p>\n<p>Sidoo kale odayaashaan ayaa warbaahinta u sheegay in wax faa\u2019iido ah aysan ku qabin la shaqeynta Al-Shabaab, \u201cNinka ugu badan 8 bilood ayuu la joogay, wax doorasho ah ma anaa laheyn ee waan qasbaneyn,\u201d ayuu yiri oday kale.<\/p>\n<p>Jeneraal Gacmadulle oo ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ay odayaashaan isku soo dhiibeen ayaa yiri, \u201cAllaah ayaa waafajiyey odayaashaan inay ka soo baxaan kooxda, hadii aysan ka soo goosa laheyn waxaa dhici laheyd ceeb-weyn oo Alle naga koriyey.\u201d<\/p>\n<p>Korneel Saney Cabdulle oo ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa ciidanka dowladda ayaa saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta u sheegay inay kooxda kala wareegeen degmada Ruun-nirgood, in kastoo wararkii u dambeeyey ay sheegayaan in magaalada aysan weli ciidanku gudaha u gelin, sidoo kale ma jirto cid ka madax-banaan ciidanka oo xiqiijisay in Al-Shabaab ay si buuxda uga baxeen Ruun-nirgood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F680174253764170%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta ciidanka dowladda isku soo dhiibay odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab ee degmada Ruun-nirgood oo ah degmadii ugu dambeysay ee Shabeellada Dhexe ay ka joogtay maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidanka dowladda oo la sheegay in hadda ay ku sugan yihiin hareeraha degmadaas Ruun-nirgood, waxaa maanta isku soo dhiibay odayaashii degmadaas oo lagu soo dhaweeyey deegaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175611,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta ciidanka dowladda isku soo dhiibay odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab ee degmada Ruun-nirgood oo ah degmadii ugu dambeysay ee Shabeellada Dhexe ay ka joogtay maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidanka dowladda oo la sheegay in hadda ay ku sugan yihiin hareeraha degmadaas Ruun-nirgood, waxaa maanta isku soo dhiibay odayaashii degmadaas oo lagu soo dhaweeyey deegaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-21T18:17:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-21T18:20:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1260\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1260\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png\",\"datePublished\":\"2022-12-21T18:17:06+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-21T18:20:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png\",\"width\":1260,\"height\":1260},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta ciidanka dowladda isku soo dhiibay odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab ee degmada Ruun-nirgood oo ah degmadii ugu dambeysay ee Shabeellada Dhexe ay ka joogtay maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidanka dowladda oo la sheegay in hadda ay ku sugan yihiin hareeraha degmadaas Ruun-nirgood, waxaa maanta isku soo dhiibay odayaashii degmadaas oo lagu soo dhaweeyey deegaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-21T18:17:06+00:00","article_modified_time":"2022-12-21T18:20:53+00:00","og_image":[{"width":1260,"height":1260,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/","name":"DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png","datePublished":"2022-12-21T18:17:06+00:00","dateModified":"2022-12-21T18:20:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-21-at-18.15.52.png","width":1260,"height":1260},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-alshabaab-ah-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odayaal Alshabaab ah oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175610"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175610"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175614,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175610\/revisions\/175614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175611"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}