{"id":175623,"date":"2022-12-22T12:44:45","date_gmt":"2022-12-22T09:44:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175623"},"modified":"2022-12-22T12:44:45","modified_gmt":"2022-12-22T09:44:45","slug":"alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/","title":{"rendered":"Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175624\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50.png\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1152\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50.png 1600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-300x216.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-1024x737.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-768x553.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-1536x1106.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-696x501.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-1068x769.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-583x420.png 583w\" sizes=\"(max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n<p>Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Runirgood ayaa sheegaya in Maanta degmadaas gacan ku heynteeda ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan macwiilseyda.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in ay ciidamada la wareegeen guud ahaan degmada, Istiraatiijiga ah ee Ruun-nirgood.<br \/>\nAfhayeen Cabdullaahi Caanood ayaa tilmaamay in haatan ciidamada xoogga gaar ahaan kuwa miino baarista ay degmada ka wadaan howlgalo lagu baarayo miinooyin qaraxyo ah oo ciidamada ay uga shakisan yihiin in lagu aasay qeybo kamid ah degmadaas.<\/p>\n<p>Ma jirto faah faahin intaas dheeraad ah oo uu Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka bixiyey la wareegida degmada Runirgood oo muddo badan ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab.<\/p>\n<p>Degmada Ruunirgod waa degmo ku taal Koonfur Bari ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle, waxa ayna qiyaas ahaan u jirtaa magaalada Muqdisho 264 KM, waana degmo dhacda xadka kala qeybiya Galmudug iyo Hirshabelle dhanka xeebta.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F495674009331449%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Runirgood ayaa sheegaya in Maanta degmadaas gacan ku heynteeda ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan macwiilseyda. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in ay ciidamada la wareegeen guud ahaan degmada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175624,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175623","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Runirgood ayaa sheegaya in Maanta degmadaas gacan ku heynteeda ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan macwiilseyda. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in ay ciidamada la wareegeen guud ahaan degmada, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-22T09:44:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-1024x737.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"737\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/\",\"name\":\"Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50.png\",\"datePublished\":\"2022-12-22T09:44:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50.png\",\"width\":1600,\"height\":1152},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Runirgood ayaa sheegaya in Maanta degmadaas gacan ku heynteeda ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan macwiilseyda. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in ay ciidamada la wareegeen guud ahaan degmada, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-22T09:44:45+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":737,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50-1024x737.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/","name":"Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50.png","datePublished":"2022-12-22T09:44:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-22-at-09.42.50.png","width":1600,"height":1152},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-maanta-lagala-wareegay-degmada-istiraatiijiga-ah-ee-runir-good\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab Oo Maanta Lagala Wareegay Degmada Istiraatiijiga Ah Ee Runir-Good"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175623"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175623"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175625,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175623\/revisions\/175625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175624"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}