{"id":175685,"date":"2022-12-23T13:33:58","date_gmt":"2022-12-23T10:33:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175685"},"modified":"2022-12-23T13:33:58","modified_gmt":"2022-12-23T10:33:58","slug":"farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/","title":{"rendered":"Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175686\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"477\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti-300x217.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti-581x420.webp 581w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti-324x235.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa sheegay in dagaalka saaka ka bilowday magaalada Baydhabo uu bilowday ka dib weerar lagu soo qaaday hoyga uu ka degan yahay Baydhabo<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in ciidamada soo weeraray hoygiisa aysan aheyn kaliya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed, balse ay qeyb ka yihiin Booliska, NISA iyo ciidanka Xoogga dalka<\/p>\n<p>\u201cGurigeyga Baydhabo ku yaalla waxaa saaka weerar gardaro ah ku soo qaaday ciidamo isugu jira Booliska Federaalka, Nabad sugida, darawiishta Koonfur Galbeed iyo kuwa xoogga dalka. dagaalkana waa socdaa weli,\u201d ayuu Farkeeti ku yiri qoraal kooban oo uu soo saaray.<\/p>\n<p>Maxamed Aadan Farkeeti ayaa ka mid ah siyaasiyiin mucaarad ah oo ka soo horjeeda muddo kororsiga Lafta-gareen, kuwaasoo Baydhabo ka abaabulayey ciidamada Badbaado ee dhawaan looga dhawaaqay halkaasi, waxaana gurigiisa ku dagaalamaya ciidamada isaga daacad u ah iyo kuwa maamulka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen ayaa horey u sheegay ineysan Magaalada Baydhabo ka shaqeyn karin ciidanka la baxay badbaadada koonfur galbeed, isagoo shuruud ku xiray inuu ka dego xilka lana qabto doorasho, taasoo ah in marka hore uu baarlamanka mamaulkaas ka laabto go\u2019aankii muddo kordhinta halka sano ah.<\/p>\n<p>Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay dagaalka, inkasta oo si rasmi ah aan loo ogeyn, waxaana kacsan xaalada magaalada Baydhabo, dhaqdhaqaaqa ganacsiga iyo socodka dadka iyo gaadiidka ayaana joogsaday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsmssomalitv%2Fvideos%2F849928999568883%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa sheegay in dagaalka saaka ka bilowday magaalada Baydhabo uu bilowday ka dib weerar lagu soo qaaday hoyga uu ka degan yahay Baydhabo Waxaa uu intaas ku daray in ciidamada soo weeraray hoygiisa aysan aheyn kaliya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed, balse ay qeyb ka yihiin Booliska, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa sheegay in dagaalka saaka ka bilowday magaalada Baydhabo uu bilowday ka dib weerar lagu soo qaaday hoyga uu ka degan yahay Baydhabo Waxaa uu intaas ku daray in ciidamada soo weeraray hoygiisa aysan aheyn kaliya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed, balse ay qeyb ka yihiin Booliska, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-23T10:33:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"477\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/\",\"name\":\"Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp\",\"datePublished\":\"2022-12-23T10:33:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp\",\"width\":660,\"height\":477},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa sheegay in dagaalka saaka ka bilowday magaalada Baydhabo uu bilowday ka dib weerar lagu soo qaaday hoyga uu ka degan yahay Baydhabo Waxaa uu intaas ku daray in ciidamada soo weeraray hoygiisa aysan aheyn kaliya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed, balse ay qeyb ka yihiin Booliska, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-23T10:33:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":477,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/","name":"Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp","datePublished":"2022-12-23T10:33:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/farkeeti.webp","width":660,"height":477},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farkeeti-oo-sheegay-in-lafta-gareen-weeraray-gurigisa-kuyaal-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farkeeti oo sheegay in Lafta gareen weeraray gurigisa kuyaal Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175685"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175685"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175687,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175685\/revisions\/175687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175686"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}