{"id":175715,"date":"2022-12-24T19:36:43","date_gmt":"2022-12-24T16:36:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175715"},"modified":"2022-12-24T19:36:43","modified_gmt":"2022-12-24T16:36:43","slug":"daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175717\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay qaraxyada ka dhaca gudaha magaalada Muqdisho iyo sida ay kusoo galshaan Al-shabaab gawaarida qaraxyada ah ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ay kala shaqeeyaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si cad u sheegay in gawaarida qaraxyada ka buuxaan ee Al-shabaab ku dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho iney baraha Koontaroolada uga soo gudbiyaan saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Fulay xantiisa ma mooga qaraxyada magaalada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa, Saraakiil ayaa koontaroolada ka soo fasaxa oo Askarta amar siiya\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya sidoo kale sheegay in haatan ay baaritaano ku socdaan saraakiil ka tirsan ciidanka oo gawaari ay amreen in laga soo daayo koontaroolada ciidanka ku qarxay gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo akoonadooda Bangiyada lagu arkay lacago farabadan oo loo maleynaayo iney ku qaateen gawaarida qaraxyada ah ay kasoo gudbiyeen koontaroolada ciidanka.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo beegmaya, iyadoo weerarkii ugu danbeeyay ay Al-shabaab ka geysteen magaalada Muqdisho lagu qaaday hotelka Villa Rays oo ku yaala agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana weerarkaas loo xiray saraakiil ciidan oo lagu tuhmay iney qeyb ka ahayeen weerarkaas, kuwaasi oo ay ku socdaan baaritaano.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F559577108977003%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay qaraxyada ka dhaca gudaha magaalada Muqdisho iyo sida ay kusoo galshaan Al-shabaab gawaarida qaraxyada ah ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ay kala shaqeeyaan Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si cad u sheegay in gawaarida qaraxyada ka buuxaan ee Al-shabaab ku dhibaateeyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay qaraxyada ka dhaca gudaha magaalada Muqdisho iyo sida ay kusoo galshaan Al-shabaab gawaarida qaraxyada ah ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ay kala shaqeeyaan Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si cad u sheegay in gawaarida qaraxyada ka buuxaan ee Al-shabaab ku dhibaateeyaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-24T16:36:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-24T16:36:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay qaraxyada ka dhaca gudaha magaalada Muqdisho iyo sida ay kusoo galshaan Al-shabaab gawaarida qaraxyada ah ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ay kala shaqeeyaan Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si cad u sheegay in gawaarida qaraxyada ka buuxaan ee Al-shabaab ku dhibaateeyaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-24T16:36:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/","name":"DAAWO:-\"Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg","datePublished":"2022-12-24T16:36:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221224638074714981330086.jpeg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxyada-muqdisho-ka-dhaca-baabuurta-ciidamada-ayaa-lagu-soo-galiyaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta ciidamada ayaa lagu soo galiyaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175715"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175715"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175718,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175715\/revisions\/175718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175717"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}