{"id":175722,"date":"2022-12-25T00:20:31","date_gmt":"2022-12-24T21:20:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175722"},"modified":"2022-12-25T00:21:35","modified_gmt":"2022-12-24T21:21:35","slug":"daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8221; Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175723\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png\" alt=\"\" width=\"1164\" height=\"794\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png 1164w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31-300x205.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31-1024x699.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31-768x524.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31-696x475.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31-1068x729.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31-616x420.png 616w\" sizes=\"(max-width: 1164px) 100vw, 1164px\" \/><\/p>\n<p>Raysal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha dowladda Soomaaliya ayaa faray ilaalinta waqtiga shaqada dowladda ee shaqaalaha.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale faray agaasime walba in laga rabo kormeer joogta ah inuu ku sameeyo howlwadeenada Wasaaradda uu Agaasimaha ka yahay, islamaraakana uu soo gudbiyo cidii aan gudan waajibaadka ay u hayaan qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cXukuumadda Dan Qaran waxaa loo idmaday barnaamij ka kooban lix tiir oo ay horgeysay baarlamaanka iyo balanqaadkii ka danbeeyey ee aan kala saxiixanay wasiirrada, cidda fulintiisa laga sugayo waxaa ugu horreeya idinka, maadaama arrimaha maamulka aad madax ka tihiin, waxqabad natiijo leh ayaan idinka sugaynaa\u201d ayuu yiri Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Xamse oo sidoo kale ka hadlay ahmiyadda Agaasimayaasha guud u leeyihiin howlaha fulinta shaqada dowladda Soomaaliya ayaa ku adkeeyay Agaasimayaasha in shaqada la soo galo xili hore, si bulshada Soomaaliyeed loogu adeego xiliga ugu haboon.<\/p>\n<p>Xamse Cabdi Barre ayaa ugu dambeyntii kula dardaarmay Agaasimeyaasha guud iney si hufan oo caddaalad ah kula dhaqmaan howlwadeenada ay madaxda u yihiin, islamar ahaantaana ay kasoo dhalaalaan shaqooyinka ay dalka u hayaan.<\/p>\n<p>Amarkaan kasoo baxay Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa imaanaya, iyadoo uu dhawaan uu shaaciyay in Xukuumaddiisa ay ka shaqeyn doonto ciribtirka Musuqmaasuqa xili uu ka hadlaayay munaaaabad lagu xusaayay maalinta Musuqmaasuqa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F1348286862688814%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha dowladda Soomaaliya ayaa faray ilaalinta waqtiga shaqada dowladda ee shaqaalaha. Wuxuu sidoo kale faray agaasime walba in laga rabo kormeer joogta ah inuu ku sameeyo howlwadeenada Wasaaradda uu Agaasimaha ka yahay, islamaraakana uu soo gudbiyo cidii aan gudan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175723,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175722","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot; Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot; Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha dowladda Soomaaliya ayaa faray ilaalinta waqtiga shaqada dowladda ee shaqaalaha. Wuxuu sidoo kale faray agaasime walba in laga rabo kormeer joogta ah inuu ku sameeyo howlwadeenada Wasaaradda uu Agaasimaha ka yahay, islamaraakana uu soo gudbiyo cidii aan gudan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-24T21:20:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-24T21:21:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1164\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\" Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png\",\"datePublished\":\"2022-12-24T21:20:31+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-24T21:21:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png\",\"width\":1164,\"height\":794},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8221; Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\" Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\" Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan\" - Wardoon","og_description":"Raysal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha dowladda Soomaaliya ayaa faray ilaalinta waqtiga shaqada dowladda ee shaqaalaha. Wuxuu sidoo kale faray agaasime walba in laga rabo kormeer joogta ah inuu ku sameeyo howlwadeenada Wasaaradda uu Agaasimaha ka yahay, islamaraakana uu soo gudbiyo cidii aan gudan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-24T21:20:31+00:00","article_modified_time":"2022-12-24T21:21:35+00:00","og_image":[{"width":1164,"height":794,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/","name":"DAAWO:-\" Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png","datePublished":"2022-12-24T21:20:31+00:00","dateModified":"2022-12-24T21:21:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-24-at-21.18.31.png","width":1164,"height":794},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-bilaashka-mushaarka-ku-qaata-xaraan-ayey-carruurtooda-ku-biilaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8221; Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilaan&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175722"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175722"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175725,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175722\/revisions\/175725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175723"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}