{"id":175734,"date":"2022-12-25T13:03:16","date_gmt":"2022-12-25T10:03:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175734"},"modified":"2022-12-25T13:03:16","modified_gmt":"2022-12-25T10:03:16","slug":"rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/","title":{"rendered":"Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay  Wasaaradda Caafimaadka Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175735\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ee ku taalla Gobolkaas ay la wareegeen rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed, kuwaasi oo saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda.<\/p>\n<p>Ragga hubeysan ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, isla markaana joojiyay howlihii Caafimaadka ee socday, bannaankana u soo saaray shaqaalihii ku sugnaa Xarunta.<br \/>\nLama oga ujeedada ka dambeysa, balse maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay cabashooyin la sheegay inay soo gudbinayeen bulshada magaalada iyo eedeymo musuq maasuq ee loo jeedinayo xubnaha ugu sareeya Wasaaradda ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Puntland ayaan illaa iyo hadda wax war ah kasoo saarin tallaabada albaabada la isugu dhuftay Xaruntiisa Wasaaradda ku laheyd magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ee dhanka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ee ku taalla Gobolkaas ay la wareegeen rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed, kuwaasi oo saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda. Ragga hubeysan ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, isla markaana joojiyay howlihii Caafimaadka ee socday, bannaankana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay Wasaaradda Caafimaadka Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay Wasaaradda Caafimaadka Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ee ku taalla Gobolkaas ay la wareegeen rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed, kuwaasi oo saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda. Ragga hubeysan ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, isla markaana joojiyay howlihii Caafimaadka ee socday, bannaankana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-25T10:03:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/\",\"name\":\"Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay Wasaaradda Caafimaadka Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-25T10:03:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay Wasaaradda Caafimaadka Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay Wasaaradda Caafimaadka Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay Wasaaradda Caafimaadka Puntland - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ee ku taalla Gobolkaas ay la wareegeen rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed, kuwaasi oo saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda. Ragga hubeysan ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, isla markaana joojiyay howlihii Caafimaadka ee socday, bannaankana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-25T10:03:16+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/","name":"Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay Wasaaradda Caafimaadka Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-12-25T10:03:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/P-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-hubeysan-oo-maanta-la-wareegay-wasaaradda-caafimaadka-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rag Hubeysan Oo Maanta La Wareegay Wasaaradda Caafimaadka Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175734"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175736,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175734\/revisions\/175736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175735"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}