{"id":175778,"date":"2022-12-27T01:15:43","date_gmt":"2022-12-26T22:15:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175778"},"modified":"2022-12-27T01:15:58","modified_gmt":"2022-12-26T22:15:58","slug":"faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/","title":{"rendered":"Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175780\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war-saxaadeeda guddida diwaangalinta ururadu ku sheegtay in uu dhacay liisankii sharci ee xisbiyada Kulmiye, WADDANI iyo UCID.<\/p>\n<p>Faysal waxa uu sheegay in guddida diwaangalinta anay shaqadooda ahayn, in ay ku dhawaaqaan goorta uu dhacayo liisakanka axsaabtu, isaga oo madaxweynha ku eedeeyay in uu usoo yeedhiyay warka ay warbaahinta la wadaageeen.<\/p>\n<p>&#8220;Guddidaasi meel ay kasoo gasho arrinta axsaabta ma jirto, waxan u arkaa uun wax loo yeedhiyay oo lagu yidhi sidaa dhaha, oo madaxweyne Muuse Biixi ku yidhi, waxaanu qabnaa in ay sharci daro tahay, axsaabtu sharci ayay ku fadhiyaan&#8221; ayuu yidhi Waraabe.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in xisbiyadu ay kali ah sharciyadooda waayi karaan marka inta ay doorasho galaan, laga adkaado ee xisbiyo kale badalaan, isagoo sheegay in sida madaxweynaha iyo golaha guurtida ay xisbiyadu usii joogi doonaan iyadoo mudadoodii sharciga ahayd dhamaatay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxay waayi karaan meeqaam kooda iyaga oo doorasho gala, oo doorashada waaya, oo xisbi kale badalo, waa sida uu isaguba u fadhiyo isagoo wakhtigiisii dhamaaday, oo uu hadana magicii madaxweynaha wali sito, waa sida guurtidu ay u fadhido ee wakhtigoodi dhamaaday&#8221; ayuu yidhi Waraabe.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in go&#8217;aanka guddida diwaangalintu aanu soconayn, isla markaana uu madaxweyne Muuse Biixi doonayo in uu Somaliland baabiiyo, isaga oo sheegay in uu madaxweynuhu hay&#8217;addaha doorashooyinka faragalin ku hayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHornCableTv%2Fvideos%2F1603544853437130%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war-saxaadeeda guddida diwaangalinta ururadu ku sheegtay in uu dhacay liisankii sharci ee xisbiyada Kulmiye, WADDANI iyo UCID. Faysal waxa uu sheegay in guddida diwaangalinta anay shaqadooda ahayn, in ay ku dhawaaqaan goorta uu dhacayo liisakanka axsaabtu, isaga oo madaxweynha ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175780,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war-saxaadeeda guddida diwaangalinta ururadu ku sheegtay in uu dhacay liisankii sharci ee xisbiyada Kulmiye, WADDANI iyo UCID. Faysal waxa uu sheegay in guddida diwaangalinta anay shaqadooda ahayn, in ay ku dhawaaqaan goorta uu dhacayo liisakanka axsaabtu, isaga oo madaxweynha ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-26T22:15:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-26T22:15:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/\",\"name\":\"Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-26T22:15:43+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-26T22:15:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war-saxaadeeda guddida diwaangalinta ururadu ku sheegtay in uu dhacay liisankii sharci ee xisbiyada Kulmiye, WADDANI iyo UCID. Faysal waxa uu sheegay in guddida diwaangalinta anay shaqadooda ahayn, in ay ku dhawaaqaan goorta uu dhacayo liisakanka axsaabtu, isaga oo madaxweynha ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-26T22:15:43+00:00","article_modified_time":"2022-12-26T22:15:58+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/","name":"Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg","datePublished":"2022-12-26T22:15:43+00:00","dateModified":"2022-12-26T22:15:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/faysal-cali-waraabe.jpeg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-oo-diiday-liisanka-xisbiyada-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faysal Cali Waraabe oo diiday liisanka xisbiyada Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175778"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175778"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175781,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175778\/revisions\/175781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175780"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}