{"id":175862,"date":"2022-12-28T14:45:21","date_gmt":"2022-12-28T11:45:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175862"},"modified":"2022-12-28T14:45:21","modified_gmt":"2022-12-28T11:45:21","slug":"daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175863\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png\" alt=\"\" width=\"1230\" height=\"766\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png 1230w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01-300x187.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01-1024x638.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01-768x478.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01-696x433.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01-1068x665.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01-674x420.png 674w\" sizes=\"(max-width: 1230px) 100vw, 1230px\" \/><\/p>\n<p>Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta markale ay dibadbaxyo dib uga bilowdeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaaasi, kuwaas oo saameyn ku yeeshay dhaq-dhaqaaqa guud ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Dibad-baxyadaan oo ah kuwa ballaaran ayaa waxaa looga soo horjeedaaa dilalka qorsheysan ee muddooyinkii dambe ka dhacayay magaalada Laascaanood iyo weliba madaxda hay\u2019addaha amniga oo ku fashilmay wax ka qabashada dhibaatooyinkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa xiran goobaha ganacsiga, kadib markii ay iyaguna shaqo joojin sameeyeen ganacsatada ku dhaqan magaaladaas oo dhacda waqooyiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dibadbaxayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa Somaliland ka dalbaday inay ka hortagto dadka dilalka u geysanayo hal-doorka gobolka Sool, ayaga oo si weyn u dhaliilay hay\u2019addaha amniga ee ku shaqada leh amniga magaalada Laascaanood.<br \/>\nDhinaca kale laamaha ammaanka ayaa isku daya inay ka hortagaan mudaharaadyada shacabka, waxaana ciidamo la dhigay bartamaha magaalada, inkastoo ciidamadu ay la kulmeen dhaleeceen xoogan, kadib khasaare ka dhashay rasaas ay shalay adeegsadeen.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde) ayaa dhankiisa si adag uga hadlay xiisadda ka taagan Laascaanood, isaga oo waxa ka socdo ku tilmaamay inay yihiin xasuuq ay geysaneyso Somaliland.<br \/>\n\u201cWaxaan aad u cambaaraynayaa xasuuqqa muddada dheer uu Maamulka Soomaaliland ku hayo dadka shacabka ah ee reer Laascaanood\u201d ayuu yiri Senator Tima-cadde<\/p>\n<p>Si kastaba, dibad-baxayadan oo si weyn looga dareemay Laascaanood aya intii ay socdeen waxa ay saameyn ku yeesheen isku socodka dadka goobaha &amp; ganacsiga ee magaaladaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FRDaljir%2Fvideos%2F916456366184876%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta markale ay dibadbaxyo dib uga bilowdeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaaasi, kuwaas oo saameyn ku yeeshay dhaq-dhaqaaqa guud ee magaaladaasi. Dibad-baxyadaan oo ah kuwa ballaaran ayaa waxaa looga soo horjeedaaa dilalka qorsheysan ee muddooyinkii dambe ka dhacayay magaalada Laascaanood iyo weliba madaxda hay\u2019addaha amniga oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175863,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175862","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta markale ay dibadbaxyo dib uga bilowdeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaaasi, kuwaas oo saameyn ku yeeshay dhaq-dhaqaaqa guud ee magaaladaasi. Dibad-baxyadaan oo ah kuwa ballaaran ayaa waxaa looga soo horjeedaaa dilalka qorsheysan ee muddooyinkii dambe ka dhacayay magaalada Laascaanood iyo weliba madaxda hay\u2019addaha amniga oo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-28T11:45:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1230\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"766\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png\",\"datePublished\":\"2022-12-28T11:45:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png\",\"width\":1230,\"height\":766},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta markale ay dibadbaxyo dib uga bilowdeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaaasi, kuwaas oo saameyn ku yeeshay dhaq-dhaqaaqa guud ee magaaladaasi. Dibad-baxyadaan oo ah kuwa ballaaran ayaa waxaa looga soo horjeedaaa dilalka qorsheysan ee muddooyinkii dambe ka dhacayay magaalada Laascaanood iyo weliba madaxda hay\u2019addaha amniga oo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-28T11:45:21+00:00","og_image":[{"width":1230,"height":766,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/","name":"DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png","datePublished":"2022-12-28T11:45:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-28-at-11.44.01.png","width":1230,"height":766},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibadbaxyo-dib-uga-billowday-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dibadbaxyo dib uga billowday Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175862"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175862"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175864,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175862\/revisions\/175864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175863"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}