{"id":175868,"date":"2022-12-29T12:40:31","date_gmt":"2022-12-29T09:40:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175868"},"modified":"2022-12-29T12:40:31","modified_gmt":"2022-12-29T09:40:31","slug":"shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/","title":{"rendered":"Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175756\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622-300x173.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shirkii afaraad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyay dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay Villa Soomaaliya, kaas oo socday labadii maalin ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulankan uga dooday Astaynta Awoodaha ee heerarka dowladda, Hanaanka Federaaleynta Garsoorka amniga dagaalka Shabaab iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>War-murtiyeed ka kooban 5 qodob ayaa kasoo baxay shirka, waxaana laba ka mid ah iska diiday Puntland, sida lagu caddeeyay warsaxaafadeedka soo baxay.<\/p>\n<p>Labadaas qodob waxay kala yihiin Asteynta Hannaanka Federaaleynta Garsoorka oo Puntland ay diiday in Garsoorka la Federaaleeyo iyo qodobka kale ee ah Asteynta Awoodaha Heerarka oo ay sidoo kale Puntland iska diiday inay saxiixdo.<br \/>\nDhinaca kale golaha ayaa ka hadlay amniga iyo dagaalka Al-Shabaab, ayaga oo bogaadiyay guulaha waa weyn ee haatan laga gaaray howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale isku raaceen in deg deg howlgallo looga bilaabo Koonfur Gabeed iyo Jubbaland oo hadda u diyaar garoobayao dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn golaha ayaa soo hadal qaaday dhacdadii Baydhaba ee dagaalka sababtay, waxayna sheegeen inay ka xun yihiin falkaasi, ayaga oo ku baaqay in la adkeeyo nabadda.<\/p>\n<p>\u201cGoluhu wuxuu ka tacsiyadeynayaa kana xun yahay dhacdadii gacanka hadalka ahayd ee ka dhacdey magaalada Baydhabo taariikhdu markay ahayd 23-ka Diseember 2022.Goluhu wuxuu adkeynayaa in la ilaaliyo sareynta sharciga, kala danbeynta iyo nidaamka dawladnimada,\u201d ayaa lagu yiri war-murtiyeedka kasoo baxay shirkka Golaha Wadatashiga.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qodbada shirka<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175869\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714550700286.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714550700286.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714550700286-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714550700286-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175870\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714916672222.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"1028\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714916672222.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714916672222-193x300.jpeg 193w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714916672222-657x1024.jpeg 657w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078714916672222-270x420.jpeg 270w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175871\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078715421062080.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078715421062080.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078715421062080-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078715421062080-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175872\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078715830795661.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"967\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078715830795661.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078715830795661-205x300.jpeg 205w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078715830795661-287x420.jpeg 287w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-175873\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078716206037483.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"914\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078716206037483.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078716206037483-217x300.jpeg 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221229638078716206037483-303x420.jpeg 303w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii afaraad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyay dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay Villa Soomaaliya, kaas oo socday labadii maalin ee lasoo dhaafay. Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulankan uga dooday Astaynta Awoodaha ee heerarka dowladda, Hanaanka Federaaleynta Garsoorka amniga dagaalka Shabaab iyo arrimo kale. War-murtiyeed ka kooban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175756,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175868","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkii afaraad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyay dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay Villa Soomaaliya, kaas oo socday labadii maalin ee lasoo dhaafay. Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulankan uga dooday Astaynta Awoodaha ee heerarka dowladda, Hanaanka Federaaleynta Garsoorka amniga dagaalka Shabaab iyo arrimo kale. War-murtiyeed ka kooban [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-29T09:40:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/\",\"name\":\"Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-29T09:40:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg\",\"width\":660,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay - Wardoon","og_description":"Shirkii afaraad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyay dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay Villa Soomaaliya, kaas oo socday labadii maalin ee lasoo dhaafay. Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulankan uga dooday Astaynta Awoodaha ee heerarka dowladda, Hanaanka Federaaleynta Garsoorka amniga dagaalka Shabaab iyo arrimo kale. War-murtiyeed ka kooban [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-29T09:40:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/","name":"Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg","datePublished":"2022-12-29T09:40:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221226638076147808561622.jpeg","width":660,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-lagasoo-saaray-qodobo-muran-katagan-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirka wadatashiga qaran oo lagasoo saaray qodobo muran katagan yahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175868"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175868"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175874,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175868\/revisions\/175874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175756"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}