{"id":175966,"date":"2022-12-30T19:34:41","date_gmt":"2022-12-30T16:34:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175966"},"modified":"2022-12-30T19:38:59","modified_gmt":"2022-12-30T16:38:59","slug":"bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/","title":{"rendered":"Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-175967\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"515\" height=\"751\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg 329w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n-206x300.jpeg 206w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n-288x420.jpeg 288w\" sizes=\"(max-width: 515px) 100vw, 515px\" \/><\/p>\n<p>Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo maanta mar kale ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa maanta billowday kadib markii ciidamada Somaliland ay rasaaas la dhaceen shacab maalintii afraad muddaharaad ka samaynayay Laascaanood.<\/p>\n<p>Iska hor-imaadyo hubaysan oo u dhexeeya ciidamada Somaliland dadka degaanka ayaa ka dhacay magaalada welina sii xoogaysanaya.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhintay in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaalka weli ka socda Laascaanood.<br \/>\nMarxuum Bidde Faarax Caalin oo kamid ahaa culimada iyo haldoorka Laascaanood ayaa kamid noqday dadka ku dhintay dagaalka halka uu dhaawac yahay Taliyiyii Qaybta Booliiska Gobolka Sool ee Somaliland G\/sare Cali Axmed Shire.<\/p>\n<p>Kacdoonkan ka socda magaalada Laascaanood oo loo bixiyay Kacdoonka Buluugga ayaa shacabka magaalada waxay ku dalbanayaan in ay Somaliland ka baxdo gobolka Sool.<br \/>\nKacdoonka oo markii hore ka billowday dilalka qarsoon iyo kuwa muuqda ee lagu hayo dadka reer Sool ayaa sidoo kale samaayn ku yeeshay degaanno kale oo ka baxsan Laascaanood.<\/p>\n<p>Ciidanka Somaliland ayaa u adeegsanayaa hubka culus boqolaal qof oo shacab ah, kana soo horjeeda joogitaanka Somaliland ee Laascaanood iyagoo dareenkooda cabiraya.<\/p>\n<p>Puntland, oo gobalkan laga qabsaday 15 sano kahor, ayaa si rasmi ah uga hadlin, Madaxweyne Deni ayaa aamusnaan dheer kagalay, isagoo horey uga hadlay dhacdooyin ka hooseya qadiyadan oo ka dhacay meelo kamid ah Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmobakayle%2Fvideos%2F846611973315832%2F&amp;show_text=false&amp;width=267&amp;t=0\" width=\"267\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo maanta mar kale ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka ayaa maanta billowday kadib markii ciidamada Somaliland ay rasaaas la dhaceen shacab maalintii afraad muddaharaad ka samaynayay Laascaanood. Iska hor-imaadyo hubaysan oo u dhexeeya ciidamada Somaliland dadka degaanka ayaa ka dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175967,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo maanta mar kale ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka ayaa maanta billowday kadib markii ciidamada Somaliland ay rasaaas la dhaceen shacab maalintii afraad muddaharaad ka samaynayay Laascaanood. Iska hor-imaadyo hubaysan oo u dhexeeya ciidamada Somaliland dadka degaanka ayaa ka dhacay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-30T16:34:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-30T16:38:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"329\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/\",\"name\":\"Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-30T16:34:41+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-30T16:38:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg\",\"width\":329,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood - Wardoon","og_description":"Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo maanta mar kale ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka ayaa maanta billowday kadib markii ciidamada Somaliland ay rasaaas la dhaceen shacab maalintii afraad muddaharaad ka samaynayay Laascaanood. Iska hor-imaadyo hubaysan oo u dhexeeya ciidamada Somaliland dadka degaanka ayaa ka dhacay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-30T16:34:41+00:00","article_modified_time":"2022-12-30T16:38:59+00:00","og_image":[{"width":329,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/","name":"Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg","datePublished":"2022-12-30T16:34:41+00:00","dateModified":"2022-12-30T16:38:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/321652329_724701758859583_2244016982468593271_n.jpeg","width":329,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bide-faarax-caalin-oo-lagu-dilay-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Bide faarax caalin oo lagu dilay Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175966"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175966"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175972,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175966\/revisions\/175972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175967"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}