{"id":176031,"date":"2023-01-01T14:42:20","date_gmt":"2023-01-01T11:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176031"},"modified":"2023-01-01T14:42:20","modified_gmt":"2023-01-01T11:42:20","slug":"daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176032\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp\" alt=\"\" width=\"952\" height=\"525\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp 952w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan-300x165.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan-768x424.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan-696x385.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan-762x420.webp 762w\" sizes=\"(max-width: 952px) 100vw, 952px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ay Maanta la wareegeen deegaanada kala ah Masagawaay, Aw Sheekh Gaab iyo Maraay Suuleey oo ah dhamaantood deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Ciidamada is garabsanaya ayaa la sheegay in deegaanada qaar ay kala kulmeen iska caabin kooban oo kaga timid dagaalyahanada Shabaab ee ka talinaayay deegaanada Maanta lagala wareegay in ka badan 10 sano, hayeeshee ugu dambeyn ciidamada ay si buuxdo ula wareegeen deegaanadan ka tirsan gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysay howlgalkaan ay Maanta ciidamada iskaashanaya kula wareegeen deegaanadan laga saaray Al-shabaab ayaa waxay sheegeen in ciidamada haatan ay howlgalo miino baaris ah ay ka wadaan gudaha deegaanada laga saaray Shabaab.<\/p>\n<p>Jenaraal Gacma Duule oo ka mid ah saraakiisha horkacaysa dagaalka oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in deegaanadaan ay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay kula wareegeen dagaal, islamarkaana ay ciidamada sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Ururka Al-shabaab ee looga saarayo gudaha dalka.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay aheyd markii Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya uu sheegay in howlgaladii Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu guuleystay oo ay ciidamada u talaabi doonaan gobolada kale ee dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1347165079363194%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ay Maanta la wareegeen deegaanada kala ah Masagawaay, Aw Sheekh Gaab iyo Maraay Suuleey oo ah dhamaantood deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug. Ciidamada is garabsanaya ayaa la sheegay in deegaanada qaar ay kala kulmeen iska caabin kooban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176032,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176031","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ay Maanta la wareegeen deegaanada kala ah Masagawaay, Aw Sheekh Gaab iyo Maraay Suuleey oo ah dhamaantood deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug. Ciidamada is garabsanaya ayaa la sheegay in deegaanada qaar ay kala kulmeen iska caabin kooban [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-01T11:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp\",\"datePublished\":\"2023-01-01T11:42:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ay Maanta la wareegeen deegaanada kala ah Masagawaay, Aw Sheekh Gaab iyo Maraay Suuleey oo ah dhamaantood deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug. Ciidamada is garabsanaya ayaa la sheegay in deegaanada qaar ay kala kulmeen iska caabin kooban [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-01T11:42:20+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/","name":"DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp","datePublished":"2023-01-01T11:42:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/ciidamada-dowladda-ciidan-xoogga-deegaan.webp","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaab-oo-lagasaaray-masagawaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Alshabaab oo lagasaaray Masagawaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176031"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176033,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176031\/revisions\/176033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176032"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}