{"id":176034,"date":"2023-01-01T16:18:15","date_gmt":"2023-01-01T13:18:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176034"},"modified":"2023-01-01T16:18:15","modified_gmt":"2023-01-01T13:18:15","slug":"dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/","title":{"rendered":"Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176035\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in weli ay kacsan tahay xaaladda magaaladaasi oo xarun u ah gobolka Sool, waxaana markale saaka dib uga billowday dibadbaxyo ay dhigaan shacabka Laascaanood.<\/p>\n<p>Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinaya erayo ka dhan ciidamada Somaliland ee ku sugan halkaasi, waxayna dalbanayaa inay isaga baxaan magaalada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay rabshaduhu kasii dareen markii ciidamadu ay rasaas u adeegsadeen dibadbaxayaasha, taas oo dhalisay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Somaliland ayaa maanta qaaday tallaabo kale, waxayna gebi ahaan jartay khadka Internet-ka ee magaaladaasi, waxayna isku dayeysaa inay xakameyso xaaladda.<br \/>\nLaascaanood waxay ku jirtay xaalad adag, waxaa hakad-galay dhaq-dhaqaaqa guud ee magaalada, sida ganacsiga, waxbarashad iyo isku socodka dadweynaha.<\/p>\n<p>Rabshadahaan oo galay maalintii todobaad ayaa ka dhashay dil Isniintii magaaladaasi loogu gaystay Cabdifitaax Cabdullaahi Cabdi (Hadraawi) oo ka mid ahaa dhallinyarada deegaanka ee siyaasadda ka muuqday, xubina ka ahaa xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani.<br \/>\nMadaxda ugu sarreysa dalka, madaxweynayaal hore, siyaasiyiin iyo qaar kamid ah dalalka beesha caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku baaqayay in la joojiyo dilalka ka socda gobolka Sool, iyaga oo ka codsaday Somaliland inay ilaaliso dareenka reer Laascaanood.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan u muuqata mid faraha kasii baxaysa, maadaama aan xal loo helin rabshadaha socdo, waxayna weli shacabku sii wadaan dibadbaxa, halka ciidamaduna ay adeegsanayaan awoodooda, taas oo kordhisay khasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in weli ay kacsan tahay xaaladda magaaladaasi oo xarun u ah gobolka Sool, waxaana markale saaka dib uga billowday dibadbaxyo ay dhigaan shacabka Laascaanood. Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinaya erayo ka dhan ciidamada Somaliland ee ku sugan halkaasi, waxayna dalbanayaa inay isaga baxaan magaalada. Sidoo kale waxay rabshaduhu kasii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176035,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in weli ay kacsan tahay xaaladda magaaladaasi oo xarun u ah gobolka Sool, waxaana markale saaka dib uga billowday dibadbaxyo ay dhigaan shacabka Laascaanood. Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinaya erayo ka dhan ciidamada Somaliland ee ku sugan halkaasi, waxayna dalbanayaa inay isaga baxaan magaalada. Sidoo kale waxay rabshaduhu kasii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-01T13:18:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/\",\"name\":\"Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-01T13:18:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in weli ay kacsan tahay xaaladda magaaladaasi oo xarun u ah gobolka Sool, waxaana markale saaka dib uga billowday dibadbaxyo ay dhigaan shacabka Laascaanood. Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinaya erayo ka dhan ciidamada Somaliland ee ku sugan halkaasi, waxayna dalbanayaa inay isaga baxaan magaalada. Sidoo kale waxay rabshaduhu kasii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-01T13:18:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/","name":"Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg","datePublished":"2023-01-01T13:18:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/laas.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-xooggan-oo-weli-ka-socda-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dibadbaxyo Xooggan Oo Weli Ka Socda Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176034"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176034"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176036,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176034\/revisions\/176036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176035"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}