{"id":176046,"date":"2023-01-01T17:56:57","date_gmt":"2023-01-01T14:56:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176046"},"modified":"2023-01-01T17:58:34","modified_gmt":"2023-01-01T14:58:34","slug":"daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi &#8220;Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176047\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png\" alt=\"\" width=\"1224\" height=\"782\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png 1224w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23-300x192.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23-1024x654.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23-768x491.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23-696x445.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23-1068x682.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23-657x420.png 657w\" sizes=\"(max-width: 1224px) 100vw, 1224px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo dad shacab ah ay ku dhinteen.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dadkii Banaanbaxyada ku dhintay oo ay toogteen ciidamada Somaliland<\/p>\n<p>\u201cMaamulka Somaliland Waxaan u soo jeedinayaa in dad shacab ah oo Banaanbax dhigaya in Xabado lagu furo oo la dilo waa wax laga xumaado waana in la joojiyaa\u201d ayuu yiri Guddoomiye Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay waxa ka socda magaalada Laascaanood ay yihiin kuwo aana la aqbali karin oo sababi kara iney halkaas ka qarxaan dagaalo sokeeye oo uu sheegay in la soo arkay khasaarahooda.<\/p>\n<p>Dad ka badan 10 qof ayaa lagu dilay, tiro intaas ka badana wey ku dhaawacmeen dibed baxyo rabshado wata oo muddo ku dhow todobaad ka socda magaalada Laascaanood, waxaana dadku ka cabanayeen dilal ku soo batay magaaladas<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadiyay Dagaalka dalka looga sifeynayo Al-shabaab ee ay ciidanka xoogga dalka iyo xooggaga Macawisley ka wadaan dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCable%2Fvideos%2F1590404138147311%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo dad shacab ah ay ku dhinteen. Cabdi Xaashi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dadkii Banaanbaxyada ku dhintay oo ay toogteen ciidamada Somaliland \u201cMaamulka Somaliland Waxaan u soo jeedinayaa in dad shacab ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi &quot;Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi &quot;Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo dad shacab ah ay ku dhinteen. Cabdi Xaashi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dadkii Banaanbaxyada ku dhintay oo ay toogteen ciidamada Somaliland \u201cMaamulka Somaliland Waxaan u soo jeedinayaa in dad shacab ah oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-01T14:56:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-01-01T14:58:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1224\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"782\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi \\\"Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png\",\"datePublished\":\"2023-01-01T14:56:57+00:00\",\"dateModified\":\"2023-01-01T14:58:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png\",\"width\":1224,\"height\":782},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi &#8220;Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi \"Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi \"Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay\" - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo dad shacab ah ay ku dhinteen. Cabdi Xaashi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dadkii Banaanbaxyada ku dhintay oo ay toogteen ciidamada Somaliland \u201cMaamulka Somaliland Waxaan u soo jeedinayaa in dad shacab ah oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-01T14:56:57+00:00","article_modified_time":"2023-01-01T14:58:34+00:00","og_image":[{"width":1224,"height":782,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/","name":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi \"Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png","datePublished":"2023-01-01T14:56:57+00:00","dateModified":"2023-01-01T14:58:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-01-at-14.56.23.png","width":1224,"height":782},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-somaliland-waxa-ay-dishay-oo-ay-dad-shacab-ah-oo-banaanbaxayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi &#8220;Somaliland waxa ay dishay dad shacab ah oo banaanbaxayay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176046"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176046"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176050,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176046\/revisions\/176050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176047"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}