{"id":176066,"date":"2023-01-02T16:45:26","date_gmt":"2023-01-02T13:45:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176066"},"modified":"2023-01-02T16:47:13","modified_gmt":"2023-01-02T13:47:13","slug":"daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176067\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa iska diiday dhaliil loosoo jeediyay oo ku saabsanayd inuu ku mashquulsan yahay arrimaha doorashada, xilli magaalada Laascaanood uu ka taagan yahay qalalaase dad badani ku dhinteen.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni oo warbaahinta kula hadlay madaxtooyada Garowe, laguna weydiiyay su\u2019aallo, ayaa sheegay inay Puntland diyaar u tahay xal militari iyo xal siyaasadeed inay ku wajahdo xaaladda magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Deni wuxuu sheegay siyaasiyiinta iyo waxgaradka reer Laascaanood in looga baahan yahay inay la yimaadaan qadiyad midaysan oo ku saabsan xaaladda magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>\u201cHaddii Somaliland ay qaadan weydo baaqyada shacabka Laascaanood kasoo yeeraya ee ay ku dalbanayaan inay Somaliland ka baxdo Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool, Puntland waxay diyaar u tahay tallaabo kaste oo suuragal ah inay qaaddo,\u201d ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, madaxweyne Deni ayaa difaacay howlaha doorashada. Wuxuu tilmaamay in aanay waxba iska qusaynin doorashada iyo arrinta Laascaanood. Wuxuu sheegay ururo aan dad haysan inay waji xumaynayaan doorashada.<\/p>\n<p>Deni wuxuu sheegay haddii hal cishe ay ka dhiman tahay muddo xileedkiisa, inuu diyaar u yahay inay qabto doorashada golaha deegaanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&#038;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FRDaljir%2Fvideos%2F1143848346269898%2F&#038;show_text=false&#038;width=560&#038;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" style=\"border:none;overflow:hidden\" scrolling=\"no\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"true\" allow=\"autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share\" allowFullScreen=\"true\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSahalcabletelevision%2Fvideos%2F3496753780554619%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa iska diiday dhaliil loosoo jeediyay oo ku saabsanayd inuu ku mashquulsan yahay arrimaha doorashada, xilli magaalada Laascaanood uu ka taagan yahay qalalaase dad badani ku dhinteen. Madaxweyne Deni oo warbaahinta kula hadlay madaxtooyada Garowe, laguna weydiiyay su\u2019aallo, ayaa sheegay inay Puntland diyaar u tahay xal militari iyo xal siyaasadeed inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa iska diiday dhaliil loosoo jeediyay oo ku saabsanayd inuu ku mashquulsan yahay arrimaha doorashada, xilli magaalada Laascaanood uu ka taagan yahay qalalaase dad badani ku dhinteen. Madaxweyne Deni oo warbaahinta kula hadlay madaxtooyada Garowe, laguna weydiiyay su\u2019aallo, ayaa sheegay inay Puntland diyaar u tahay xal militari iyo xal siyaasadeed inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-02T13:45:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-01-02T13:47:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-02T13:45:26+00:00\",\"dateModified\":\"2023-01-02T13:47:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa iska diiday dhaliil loosoo jeediyay oo ku saabsanayd inuu ku mashquulsan yahay arrimaha doorashada, xilli magaalada Laascaanood uu ka taagan yahay qalalaase dad badani ku dhinteen. Madaxweyne Deni oo warbaahinta kula hadlay madaxtooyada Garowe, laguna weydiiyay su\u2019aallo, ayaa sheegay inay Puntland diyaar u tahay xal militari iyo xal siyaasadeed inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-02T13:45:26+00:00","article_modified_time":"2023-01-02T13:47:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/","name":"DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg","datePublished":"2023-01-02T13:45:26+00:00","dateModified":"2023-01-02T13:47:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082428920628162.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-diyaar-bay-u-tahay-inay-xalkasta-kuradiyaan-xalka-laascanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Puntland diyaar bay u tahay inay xalkasta kuradiyaan xalka laascanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176066"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176066"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176069,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176066\/revisions\/176069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176067"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}