{"id":176092,"date":"2023-01-03T13:29:33","date_gmt":"2023-01-03T10:29:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176092"},"modified":"2023-01-03T13:29:33","modified_gmt":"2023-01-03T10:29:33","slug":"aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/","title":{"rendered":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176093\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1-300x172.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1-696x399.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1-733x420.webp 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta qaaday tallaabadii ugu horreysay ee ku aadan xiisadda haatan ka taagan magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan Madoobe ayaa guddi gaar ah oo xildhibaano ah u magacaabay arrinta Laascaabood, kaas oo ka kooban 10 xubnood oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in guddiga uu magacaabay uu warbixin kasoo diyaarinayo shaqaaqooyinka ka socdo magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood.<\/p>\n<p>Sidoo kale warqadda kasoo baxday xafiiska guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa guddiga lagu faray inuu si deg deg ah u howlgalo, kadibna uu warbixintiisa dib ugu soo celiyo golaha oo ugu dambeyn go\u2019aan kasoo saari doono xiisada ka jirta Laasacaanood.<br \/>\nDowladda federaalka ayaa horey u cambaareysay rabshadaha ka socdo Laascaanood, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad badan oo rayid ah.<\/p>\n<p>Xaaladda magaalada ayaa kacsanayd maalmahan iyadoo ay ka socdeen bannaanbaxyo daba socday dil toddobaadkii hore loo gaystay mid kamid ahaa siyaasiiyiinta degaanka.<br \/>\nQulqulatooyinkaas ayaa sidoo kale keenay in ay rasaas adeegsadanaa ciidamada Somaliland, taas oo la xaqiijiyey inay ku dhinteen 20 qof iyo dhaawaca tobanaan kale.<\/p>\n<p>Kacdoonka shacabka reer Laascaanood ayaa galay maalintii 10-aad, waxayna ciidamada Somaliland ay weli isku dayayaan in ay awood ku joojiyaan kacdoonkaasi.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa isa sii taraya baaqyada ku aadan in la qaboojiyo xiisadda Laascaanood ayaa iska soo dabadhacaya, balse sida muuqata Somaliland waa ay ka dhego furaysatay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176094\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/323779172_541402217717699_8952706605976616571_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1494\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/323779172_541402217717699_8952706605976616571_n.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/323779172_541402217717699_8952706605976616571_n-217x300.jpeg 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/323779172_541402217717699_8952706605976616571_n-740x1024.jpeg 740w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/323779172_541402217717699_8952706605976616571_n-768x1062.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/323779172_541402217717699_8952706605976616571_n-696x963.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/323779172_541402217717699_8952706605976616571_n-1068x1477.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/323779172_541402217717699_8952706605976616571_n-304x420.jpeg 304w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176095\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324028716_1210971103151768_3291371405244459511_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"701\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324028716_1210971103151768_3291371405244459511_n.jpeg 701w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324028716_1210971103151768_3291371405244459511_n-219x300.jpeg 219w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324028716_1210971103151768_3291371405244459511_n-696x953.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324028716_1210971103151768_3291371405244459511_n-307x420.jpeg 307w\" sizes=\"(max-width: 701px) 100vw, 701px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta qaaday tallaabadii ugu horreysay ee ku aadan xiisadda haatan ka taagan magaalada Laascaanood. Sheekh Aadan Madoobe ayaa guddi gaar ah oo xildhibaano ah u magacaabay arrinta Laascaabood, kaas oo ka kooban 10 xubnood oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176093,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta qaaday tallaabadii ugu horreysay ee ku aadan xiisadda haatan ka taagan magaalada Laascaanood. Sheekh Aadan Madoobe ayaa guddi gaar ah oo xildhibaano ah u magacaabay arrinta Laascaabood, kaas oo ka kooban 10 xubnood oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Guddoomiyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-03T10:29:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/\",\"name\":\"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp\",\"datePublished\":\"2023-01-03T10:29:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta qaaday tallaabadii ugu horreysay ee ku aadan xiisadda haatan ka taagan magaalada Laascaanood. Sheekh Aadan Madoobe ayaa guddi gaar ah oo xildhibaano ah u magacaabay arrinta Laascaabood, kaas oo ka kooban 10 xubnood oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Guddoomiyaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-03T10:29:33+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/","name":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp","datePublished":"2023-01-03T10:29:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-xaaladda-ka-taagan-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Ka Taagan Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176092"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176092"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176096,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176092\/revisions\/176096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176093"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}