{"id":176097,"date":"2023-01-03T13:35:30","date_gmt":"2023-01-03T10:35:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176097"},"modified":"2023-01-03T13:35:30","modified_gmt":"2023-01-03T10:35:30","slug":"dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176098\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg\" alt=\"\" width=\"1132\" height=\"629\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg 1132w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur-300x167.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur-1024x569.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur-768x427.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur-696x387.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur-1068x593.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur-756x420.jpeg 756w\" sizes=\"(max-width: 1132px) 100vw, 1132px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa markii ugu horeysay ka soo jawaabay warbixintii sanadlaha aheyd ee hantidhawraha guud ee qaranka, taas oo inteeda badan quseysay wasaaradda maaliyadda.<\/p>\n<p>Xafiiska hanti-dhowraha guud ee dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan daabacay warbixin sannadeedka maaliyadda ee 2021-kii, taas oo lagu shaaciyey in 55% wasaaradaha iyo hay\u2019adaha dawladda ay ku guul-daraysteen inay reebaan caddaymaha lacag bixiinta iyo kharashaadka xisaab-xirka hay\u2019adahaas.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo hanti-dhowruhu sheegay lacag ku dow $100 milyan oo dollar inay Wasaaradda Maaliyaddu ka daynsatay hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF iyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, taas oo la isticmaalay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa qiray in caqabadihii iyo dul-duleeladii maaliyadeed ee hantidhawruhu soo bandhigay ay jiraan, sidoo kale wuxuu qiray inay jirto lacagtaas ay deynsatay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Cilmi ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aan loo ogoleyn in ay deyn qaadato, balse hey\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ay horay u ogolaatay 100 milyan oo lagu qalabeynayo Bangiyada maamula dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya hadii ay qaadato deyn wax badan ayey ku weyneysaa, laakiin hadda waxaa noo ogolaatay oo na deymisay IMF, lacagtaas waxay keyd ahaan u tiilay bangiga dhexe, hadii aan isticmaalno waxaa nagala rabaa dul-saar, hadii ay iska taalana dul-saar nalama qaadeen, balse hadda waan u baahanay waana isticmaalnay, waxaana lagu waajibay dul-saar,\u201d ayuu yiri Wasiir Cilmi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu cadeeyey in lacagtaas ay isticmaashay xukuumadii tan ka horeysay, \u201cLacagtaas oo ku keydsaneyd Bangiga dhexe, waxaa ka maarmi weysay xukuumadii hore, xiligaasna baarlamaanka la hor geeyo, si loo fasaxo isticmaalkeeda ma uusan jirin, marka sidaas ayaa loo isticmaalay,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Lacagtaas ayuu sheegay in markii hore loogu tala galay xoojinta keydka bangiga dowladda, isla markaana ay ogolaadeen bangiga adduunka iyo IMF in la isticmaali karo, hadii laga maarmi waayo, balse aysan aheyn deyn si ku talagal ah loo soo qaatay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6900770.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa markii ugu horeysay ka soo jawaabay warbixintii sanadlaha aheyd ee hantidhawraha guud ee qaranka, taas oo inteeda badan quseysay wasaaradda maaliyadda. Xafiiska hanti-dhowraha guud ee dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan daabacay warbixin sannadeedka maaliyadda ee 2021-kii, taas oo lagu shaaciyey in 55% wasaaradaha iyo hay\u2019adaha dawladda ay ku guul-daraysteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176098,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa markii ugu horeysay ka soo jawaabay warbixintii sanadlaha aheyd ee hantidhawraha guud ee qaranka, taas oo inteeda badan quseysay wasaaradda maaliyadda. Xafiiska hanti-dhowraha guud ee dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan daabacay warbixin sannadeedka maaliyadda ee 2021-kii, taas oo lagu shaaciyey in 55% wasaaradaha iyo hay\u2019adaha dawladda ay ku guul-daraysteen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-03T10:35:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1132\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-03T10:35:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg\",\"width\":1132,\"height\":629},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa markii ugu horeysay ka soo jawaabay warbixintii sanadlaha aheyd ee hantidhawraha guud ee qaranka, taas oo inteeda badan quseysay wasaaradda maaliyadda. Xafiiska hanti-dhowraha guud ee dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan daabacay warbixin sannadeedka maaliyadda ee 2021-kii, taas oo lagu shaaciyey in 55% wasaaradaha iyo hay\u2019adaha dawladda ay ku guul-daraysteen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-03T10:35:30+00:00","og_image":[{"width":1132,"height":629,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/","name":"DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg","datePublished":"2023-01-03T10:35:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Xildhibaan_Dr_Cilmi_Maxamuud_Nuur.jpeg","width":1132,"height":629},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-malaiyada-oo-qiray-in-dowladii-farmaajo-dayn-qaadatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Wasiirka malaiyada oo qiray in dowladii Farmaajo dayn qaadatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176097"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176099,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176097\/revisions\/176099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176098"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}