{"id":176169,"date":"2023-01-07T02:14:03","date_gmt":"2023-01-06T23:14:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176169"},"modified":"2023-01-07T13:20:29","modified_gmt":"2023-01-07T10:20:29","slug":"daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176170\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png\" alt=\"\" width=\"1738\" height=\"1140\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png 1738w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35-300x197.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35-1024x672.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35-768x504.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35-1536x1008.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35-696x457.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35-1068x701.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35-640x420.png 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35-741x486.png 741w\" sizes=\"(max-width: 1738px) 100vw, 1738px\" \/><\/p>\n<p>Taliska ciidanka milatariga Somaliland ayaa maanta war cusub kasoo saaray xaaladda adag ee ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, isaga oo ka soo saaray digniin culus.<\/p>\n<p>Sarreeye Guuto Mahad Cambaashe oo ah taliyaha ciidamada milatariga Somaliland ayaa u digay dad uu sheegay inay qas ka wadaan gudaha magaalada Laascaanood, wuxuuna tilmaamay in ay ka hortegi doonaan dadkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale ku hanjabay in aysan ka bixi doonin gobolka Sool, isaga oo sheegay in ay dhawaan dib ugu laabanayaan gudaha magaalada.<\/p>\n<p>\u201cKarin walba waxa kasoo dhacay nin leh, Laascaanood waa la qabsaday oo dhaxalkii abaha ayaa lagu qaybsanayaaye ina gaadhsiiya \u2026 kuwa in aanu duno raba, iyo kuwa dhismahayaga iyo magaaladayada ka xun, intaba waxan leeyahay, ciidankii qaranku ma bixin, xata bixi maayo\u201d ayuu yiri taliyaha ciidamada milatariga Somaliland ee gobolka Sool.<br \/>\nDhanka kale wuxuu tilmaamay in Somaliland ay waqti badan gelisay amniga Laascaanood, tan iyo wixii ka dambeeyay 2007-dii, xilligaas oo ay gudaha u galeen magaaladaasi.<\/p>\n<p>\u201cLaascaanood anaga ayaa joogna waa u talinay, waxaanu ugu talinaynana nin waliba waa arkaa, 2007 markii aanu soo galnay ee nidaamka Somaliland ee barakaysani noo yimid Dhulbahante ma wada-hadlayn, xabada iyo maydkuna waa nagu badnaa, reer waliba reer hebel ayuu ku duuli jiray\u201d ayuu markale yiri Sarreeye Guuto Mahad Cambaashe.<br \/>\nHadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo haatan ciidamada Somaliland ay ku sugan yihiin duleedka Laacaanood, kadib markii ay magaaladaas soo galeen maleeshiyaad careysan oo dadka deegaanka ah, kuwaas oo ka soo horjeedo joogitaanka ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Laascaanood waxay maalmahan ku jirtay xaalad adag, waxaana hakad-galay dhaq-dhaqaaqa magaalada, sida ganacsiga, waxbarashada iyo isku socodka dadweynaha.<\/p>\n<p>Rabshadahaan oo galay todobaadkii 3-aad ayaa ka dhashay dil Isniintii magaaladaasi loogu gaystay Cabdifitaax Cabdullaahi Cabdi (Hadraawi) oo ka mid ahaa dhallinyarada deegaanka ee siyaasadda ka muuqday, xubina ka ahaa xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fosman.omar.758%2Fvideos%2F712856177171701%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka milatariga Somaliland ayaa maanta war cusub kasoo saaray xaaladda adag ee ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, isaga oo ka soo saaray digniin culus. Sarreeye Guuto Mahad Cambaashe oo ah taliyaha ciidamada milatariga Somaliland ayaa u digay dad uu sheegay inay qas ka wadaan gudaha magaalada Laascaanood, wuxuuna tilmaamay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidanka milatariga Somaliland ayaa maanta war cusub kasoo saaray xaaladda adag ee ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, isaga oo ka soo saaray digniin culus. Sarreeye Guuto Mahad Cambaashe oo ah taliyaha ciidamada milatariga Somaliland ayaa u digay dad uu sheegay inay qas ka wadaan gudaha magaalada Laascaanood, wuxuuna tilmaamay in ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-06T23:14:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-01-07T10:20:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1738\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1140\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png\",\"datePublished\":\"2023-01-06T23:14:03+00:00\",\"dateModified\":\"2023-01-07T10:20:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png\",\"width\":1738,\"height\":1140},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood - Wardoon","og_description":"Taliska ciidanka milatariga Somaliland ayaa maanta war cusub kasoo saaray xaaladda adag ee ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, isaga oo ka soo saaray digniin culus. Sarreeye Guuto Mahad Cambaashe oo ah taliyaha ciidamada milatariga Somaliland ayaa u digay dad uu sheegay inay qas ka wadaan gudaha magaalada Laascaanood, wuxuuna tilmaamay in ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-06T23:14:03+00:00","article_modified_time":"2023-01-07T10:20:29+00:00","og_image":[{"width":1738,"height":1140,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/","name":"DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png","datePublished":"2023-01-06T23:14:03+00:00","dateModified":"2023-01-07T10:20:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-06-at-23.13.35.png","width":1738,"height":1140},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-canbaashe-oo-u-dhaartay-reer-lasacaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Taliye Canbaashe oo u dhaartay reer Lasacaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176169"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176169"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176178,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176169\/revisions\/176178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176170"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}