{"id":176172,"date":"2023-01-07T13:17:31","date_gmt":"2023-01-07T10:17:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176172"},"modified":"2023-01-07T13:17:31","modified_gmt":"2023-01-07T10:17:31","slug":"barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176173\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Wakiilada Somaliland ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Guddiga uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe u xil-saaray xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Somaliland ayaa Qoraalka ay soo saareen ku sheegay in Guddi ka socda Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya aysan awood u laheyn inay galaan gudaha Somaliland, oo ay baaris kusoo sameeyaan xaaladda loo xil-saaray ee Laascaanood.<\/p>\n<p>Golaha Wakiilada Somaliland ayaa daan-daansi iyo duullaan lagu soo qaaday qaranimada Somaliland ku tilmaamay Guddiga uu Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe u magacaabay inay Warbixin kasoo diyaariyaan dhibaatada Laascaanood ka jirta.<br \/>\nSidoo kale Qoraalka ayaa lagu sheegay in warbixin kasta oo kasoo baxda Golaha Shacabka aysan marnaba quseynin xaaladda dhabta ah ee deegaanada Somaliland oo ay ku jirto Laascaanood oo dilal ciidanka Somaliland ay dad shacab ah ugu geysteen.<\/p>\n<p>Gaba-gabadii Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Beesha Caalamka la socodsiiyay in arrimaha ka taagan Laascaanood ay wax-qabadkeeda iyo xal u helideeda ay gaar u tahay Somaliland, isla maraana aysan jirin cid ka baxsan Somaliland oo fara-gelin karta.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Golaha Wakiilada Somaliland.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176174\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/AA.jpeg\" alt=\"\" width=\"795\" height=\"1057\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/AA.jpeg 795w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/AA-226x300.jpeg 226w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/AA-770x1024.jpeg 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/AA-768x1021.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/AA-696x925.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/AA-316x420.jpeg 316w\" sizes=\"(max-width: 795px) 100vw, 795px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176175\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/B.jpeg\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"1045\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/B.jpeg 758w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/B-218x300.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/B-743x1024.jpeg 743w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/B-696x960.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/B-305x420.jpeg 305w\" sizes=\"(max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wakiilada Somaliland ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Guddiga uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe u xil-saaray xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood. Baarlamaanka Somaliland ayaa Qoraalka ay soo saareen ku sheegay in Guddi ka socda Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya aysan awood u laheyn inay galaan gudaha Somaliland, oo ay baaris [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176173,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wakiilada Somaliland ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Guddiga uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe u xil-saaray xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood. Baarlamaanka Somaliland ayaa Qoraalka ay soo saareen ku sheegay in Guddi ka socda Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya aysan awood u laheyn inay galaan gudaha Somaliland, oo ay baaris [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-07T10:17:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/\",\"name\":\"Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-07T10:17:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Golaha Wakiilada Somaliland ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Guddiga uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe u xil-saaray xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood. Baarlamaanka Somaliland ayaa Qoraalka ay soo saareen ku sheegay in Guddi ka socda Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya aysan awood u laheyn inay galaan gudaha Somaliland, oo ay baaris [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-07T10:17:31+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/","name":"Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg","datePublished":"2023-01-07T10:17:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/so-1-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-somaliland-oo-u-jawaabay-kan-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Barlamaanka Somaliland Oo u jawaabay kan Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176172"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176176,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176172\/revisions\/176176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176173"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}