{"id":176202,"date":"2023-01-07T22:12:35","date_gmt":"2023-01-07T19:12:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176202"},"modified":"2023-01-07T22:14:53","modified_gmt":"2023-01-07T19:14:53","slug":"daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/","title":{"rendered":"Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324500902_900782267774918_8716292148400139334_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"835\" height=\"702\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324500902_900782267774918_8716292148400139334_n.jpeg 835w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324500902_900782267774918_8716292148400139334_n-300x252.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324500902_900782267774918_8716292148400139334_n-768x646.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324500902_900782267774918_8716292148400139334_n-696x585.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/324500902_900782267774918_8716292148400139334_n-500x420.jpeg 500w\" sizes=\"(max-width: 835px) 100vw, 835px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa galabta dhageysatay eedeymaha nin ka tirsanaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo soo gudbi jiray qaraxyada.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa ku lugyeeshay qaraxyo dad badan lagu laayey oo ka dhacay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana maxkamadda horteeda lagu soo bandhigay cadeymaha qaar kamid ah qaraxyadaas oo toos u dhacaya.<\/p>\n<p>Ninkaan oo lagu magacaabo Shariif Maxamed Barqadle ayaa heystay darajada Dhamme Xoogga Dalka ama Kabtan Militeri ah, taas oo u fududeysay inuu meelo badan oo xasaasi ah ka gudbiyo qaraxyo ugu dambeyntii gaaray bartilmaameedkooda.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa Shariif weydiisay sababtii ku kaliftay inuu fududeeyo qaraxyada, wuxuuna sheegay inuu ka xanaaqay xil Taliye urur ah oo laga qaaday sanadkii 2019-kii, kadibna uu Shabaab kula heshiiyey inuu u fududeeyo qaraxyada.<\/p>\n<p>Muqdisho-Mool, Liido, Hotel Weheliye, Villa Baydhaba iyo goobo kale ayaa laga fuliyey qaraxyadii uu fududeeyey sarkaalkaan, sida uu ka hor qirtay maxkamadda.<\/p>\n<p>Sawirrada qaar ka mid ah dadkii lagu laayey qaraxyadaas ayaa lagu soo bandhigay fadhiga maxkamadda, iyadoo la sheegay in markii tira-koob la sameeyey dadka ku dhintay qaraxyada uu qirtay sarkaalkaan ay ka badan yihiin 100 qof.<br \/>\nWaxaa xusid mudan in qaraxyada uu qirtay intooda badan ay ahaayeen kuwo la dhigay goobo ganacsi hortooda, kadibna meel kore laga hagayey, wuxuuna sheegay in u jeedku uu ahaa in la burburiyo ganacsiyada diiday canshuurta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute oo fadhiga maxkamadda soo xiray ayaa sheegay inay dib ka soo shaacinayaan xukunka uu muteystay sarkaalkaan.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FRadioMogadishu%2Fvideos%2F553595599999446%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa galabta dhageysatay eedeymaha nin ka tirsanaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo soo gudbi jiray qaraxyada. Ninkaan ayaa ku lugyeeshay qaraxyo dad badan lagu laayey oo ka dhacay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana maxkamadda horteeda lagu soo bandhigay cadeymaha qaar kamid ah qaraxyadaas oo toos u dhacaya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa galabta dhageysatay eedeymaha nin ka tirsanaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo soo gudbi jiray qaraxyada. Ninkaan ayaa ku lugyeeshay qaraxyo dad badan lagu laayey oo ka dhacay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana maxkamadda horteeda lagu soo bandhigay cadeymaha qaar kamid ah qaraxyadaas oo toos u dhacaya. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-07T19:12:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-01-07T19:14:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-07-at-19.11.17.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1340\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"822\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/\",\"name\":\"Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-07-at-19.11.17.png\",\"datePublished\":\"2023-01-07T19:12:35+00:00\",\"dateModified\":\"2023-01-07T19:14:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-07-at-19.11.17.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-07-at-19.11.17.png\",\"width\":1340,\"height\":822},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa galabta dhageysatay eedeymaha nin ka tirsanaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo soo gudbi jiray qaraxyada. Ninkaan ayaa ku lugyeeshay qaraxyo dad badan lagu laayey oo ka dhacay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana maxkamadda horteeda lagu soo bandhigay cadeymaha qaar kamid ah qaraxyadaas oo toos u dhacaya. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-07T19:12:35+00:00","article_modified_time":"2023-01-07T19:14:53+00:00","og_image":[{"width":1340,"height":822,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-07-at-19.11.17.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/","name":"Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-07-at-19.11.17.png","datePublished":"2023-01-07T19:12:35+00:00","dateModified":"2023-01-07T19:14:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-07-at-19.11.17.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-07-at-19.11.17.png","width":1340,"height":822},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-qirtay-inuu-fududeeyey-qaraxyo-badan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:-Sarkaal qirtay inuu fududeeyey qaraxyo badan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176202"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176202"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176207,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176202\/revisions\/176207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176203"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}