{"id":176205,"date":"2023-01-08T12:45:47","date_gmt":"2023-01-08T09:45:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176205"},"modified":"2023-01-08T12:45:47","modified_gmt":"2023-01-08T09:45:47","slug":"duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176208\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg 658w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817-300x194.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817-650x420.jpeg 650w\" sizes=\"(max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Jimcihii lasoo dhaafay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku geeriyooday Kabtan Jaamac Ofle oo ahaa duuliye taariikhda galay isagoo noqday kabtankii ugu dambeeyay ee duulimaadkii caalamiga ahaa ee Somali Airlines sanadkii 1991-kii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Abdusalam Omer oo ay saaxiib dhow ahaayeen kabtanka geeriyooday ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay geerida Ofle.<\/p>\n<p>Kabtan Jamac Ofle waxa uu ka duuliyay Muqdisho horraantii 1991-dii duulimaadkii ugu dambeeyay ee Somali Airline ku tagtay illaa Frankfurt, markaasoo uu bilaabmay dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Captain Ofle waxa ay shaqaalihii iyo rakaabkii diyaaradda ku xasuustaan inuu si geesinimo leh u gutay waajibaadkiisa shaqo, isaga oo hubinayey badqabka dhammaan rakaabka diyaaradda.<\/p>\n<p>Diyaarada Somali Airline oo mar ahaan jirtay astaanta isku xirka ganacsiga caalamiga ah ee Soomaaliya iyo caalamka, ayaa u adkeysan weyday saameynta dagaaladii sokeeye iyo xasilooni darrada siyaasadeed ee dalka ka jirtay, waxaana ugu dambeyntii lagu qasbay in ay joojiso duulimaadyadii ay sameyn jirtay sanadkii 1991-kii.<\/p>\n<p>Duulimaadyada iyo kaabayaasha dhaqaale ee shirkadda ayaa marar badan lagu bartilmaameedsaday kooxihii kala duwanaa ee isku hayay talada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Jimcihii lasoo dhaafay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku geeriyooday Kabtan Jaamac Ofle oo ahaa duuliye taariikhda galay isagoo noqday kabtankii ugu dambeeyay ee duulimaadkii caalamiga ahaa ee Somali Airlines sanadkii 1991-kii. &nbsp; Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Abdusalam Omer oo ay saaxiib dhow ahaayeen kabtanka geeriyooday ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay geerida Ofle. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Jimcihii lasoo dhaafay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku geeriyooday Kabtan Jaamac Ofle oo ahaa duuliye taariikhda galay isagoo noqday kabtankii ugu dambeeyay ee duulimaadkii caalamiga ahaa ee Somali Airlines sanadkii 1991-kii. &nbsp; Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Abdusalam Omer oo ay saaxiib dhow ahaayeen kabtanka geeriyooday ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay geerida Ofle. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-08T09:45:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"658\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-08T09:45:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg\",\"width\":658,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Waxaa Jimcihii lasoo dhaafay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku geeriyooday Kabtan Jaamac Ofle oo ahaa duuliye taariikhda galay isagoo noqday kabtankii ugu dambeeyay ee duulimaadkii caalamiga ahaa ee Somali Airlines sanadkii 1991-kii. &nbsp; Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Abdusalam Omer oo ay saaxiib dhow ahaayeen kabtanka geeriyooday ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay geerida Ofle. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-08T09:45:47+00:00","og_image":[{"width":658,"height":425,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/","name":"Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg","datePublished":"2023-01-08T09:45:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202318638087376429520817.jpeg","width":658,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duuliyihii-ugu-dambeeyay-somali-airline-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Duuliyihii ugu dambeeyay Somali Airline oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176205"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176209,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176205\/revisions\/176209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176208"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}