{"id":176243,"date":"2023-01-09T12:35:07","date_gmt":"2023-01-09T09:35:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176243"},"modified":"2023-01-09T12:35:07","modified_gmt":"2023-01-09T09:35:07","slug":"daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176244\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png\" alt=\"\" width=\"1214\" height=\"830\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png 1214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46-300x205.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46-1024x700.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46-768x525.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46-696x476.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46-1068x730.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46-614x420.png 614w\" sizes=\"(max-width: 1214px) 100vw, 1214px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay waxqabadka maamulkiisa afartii sanno ee lasoo dhaafay ayaa shaaciyay sababihii uu u diiday labo qodob oo kamid ahaa qodobadii kasoo baxay shirkii golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka dhacay.<\/p>\n<p>Siciid Deni ayaa sheegay in uu diiday saxiixxa habka garsoorka dalka uu noqonayo oo ah garsoor madax bannaan, balse waxa uu sheegay in meesha la keenay hab ka duwan oo sababay in uu iska diido .<\/p>\n<p>Qodobka labaad uu diiday Deni in uu saxiixo ayaa ahaa habka Maamulka dowladeed ee heer federal &amp; heer dowlad Goboleed loo qaybinayo, waxa uu sheegay in qodobkan uu u muuqday mid kasoo horjeeda dastuurka Puntland, kan Federaalka &amp; doonista caqliga.<\/p>\n<p>\u201cLabada qodob ee DG Puntland aysan wax ka saxiixin ogolaanna, labada qodob ee aan diidnay waxaa weeye 1-Habka Garsoorkeenna uu noqonayo oo ah garsoor madaxbannaan sida aan rabno ku qotoma dastuurka &amp; shuruucda aan leenahay waxaa meesha la keenay wax taa ka duwan oo aan suuragal ahayn in ay Puntland aqbasho koley intii garashadeydu markaas ahayd, qodobka kale waxa uu ahaa habka maamulka Dowladeed ee heer federal &amp; State (Dowlad-Goboleed) loo qaybinayo oo isaga oo dhan u muuqday mid kasoo horjeeda Dastuurka Puntland, Kan Federaalka ee hadda aan heysano &amp; Doonista iyo caqliga federaaleenta Dalka uu diyaarka u ahaa, waxaa meesha kasoo baxday qorshe u eg in markale dib loogu celinayo Central (Dowlad-Dhexe), waxa aan soosaari doonnaa mowqifka Dowladdaan aan ku sameyneyay muddada aan joogno si aan ula jaanqaadno\u201dayuu yiri Madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Madaxda dowladda federaalka iyo madaxda dowlad goboleedyada kala ayaa dhammaan saxiixay qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran, waxaana labadan qodob in uu saxiixo diiday Madaxweyne Deni.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMustaqbalMedia%2Fvideos%2F693008535654324%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay waxqabadka maamulkiisa afartii sanno ee lasoo dhaafay ayaa shaaciyay sababihii uu u diiday labo qodob oo kamid ahaa qodobadii kasoo baxay shirkii golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka dhacay. Siciid Deni ayaa sheegay in uu diiday saxiixxa habka garsoorka dalka uu noqonayo oo ah garsoor madax bannaan, balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176244,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay waxqabadka maamulkiisa afartii sanno ee lasoo dhaafay ayaa shaaciyay sababihii uu u diiday labo qodob oo kamid ahaa qodobadii kasoo baxay shirkii golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka dhacay. Siciid Deni ayaa sheegay in uu diiday saxiixxa habka garsoorka dalka uu noqonayo oo ah garsoor madax bannaan, balse [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-09T09:35:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1214\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"830\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png\",\"datePublished\":\"2023-01-09T09:35:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png\",\"width\":1214,\"height\":830},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay waxqabadka maamulkiisa afartii sanno ee lasoo dhaafay ayaa shaaciyay sababihii uu u diiday labo qodob oo kamid ahaa qodobadii kasoo baxay shirkii golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka dhacay. Siciid Deni ayaa sheegay in uu diiday saxiixxa habka garsoorka dalka uu noqonayo oo ah garsoor madax bannaan, balse [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-09T09:35:07+00:00","og_image":[{"width":1214,"height":830,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/","name":"DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png","datePublished":"2023-01-09T09:35:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-09-at-09.18.46.png","width":1214,"height":830},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-shaaciyay-qorshayaal-dowladda-federaalka-damacsaneed-uu-kadiiday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kadiiday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176243"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176243"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176245,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176243\/revisions\/176245"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176244"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}