{"id":176290,"date":"2023-01-10T12:14:17","date_gmt":"2023-01-10T09:14:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176290"},"modified":"2023-01-10T12:14:17","modified_gmt":"2023-01-10T09:14:17","slug":"xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176291\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029-300x163.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo maamulka Koonfur Galbeed u ah Caasimad ku meel gaarka ah.<\/p>\n<p>Ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Baydhabo ayaa la sheegaya inuu la xariiro furitaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu wado inuu dhawaan ka furmo gudaha magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Amaanka magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la filayo in saacadaha soo socda uu halkaasi gaaro madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhabo waxaa haatan ku sugan guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo shalay galinkii dambe halkaasi gaaray.<\/p>\n<p>Shirka dib u heshiisinta Koonfur Galbeed oo uu horay u iclaamiyay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa looga hadli doonaa xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed, gaar ahaan muranka hareeyay doorashada ku soo socota maamulkaas ee u dhaxeysa madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen iyo Midowga Musharaxiinta maamulkaas.<\/p>\n<p>Safarkaan lagu wado inuu Maanta ku tago Baydhabo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa noqonaya kiisii labaad oo uu ku tago magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay mudada kooban uu haatan Xafiiska joogo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo maamulka Koonfur Galbeed u ah Caasimad ku meel gaarka ah. Ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Baydhabo ayaa la sheegaya inuu la xariiro furitaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu wado inuu dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176291,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176290","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo maamulka Koonfur Galbeed u ah Caasimad ku meel gaarka ah. Ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Baydhabo ayaa la sheegaya inuu la xariiro furitaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu wado inuu dhawaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-10T09:14:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-10T09:14:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg\",\"width\":660,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo maamulka Koonfur Galbeed u ah Caasimad ku meel gaarka ah. Ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Baydhabo ayaa la sheegaya inuu la xariiro furitaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu wado inuu dhawaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-10T09:14:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/","name":"Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg","datePublished":"2023-01-10T09:14:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089140726303029.jpeg","width":660,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176290"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176290"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176292,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176290\/revisions\/176292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176291"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}