{"id":176296,"date":"2023-01-10T12:27:39","date_gmt":"2023-01-10T09:27:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176296"},"modified":"2023-01-10T12:27:39","modified_gmt":"2023-01-10T09:27:39","slug":"daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176297\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png\" alt=\"\" width=\"1332\" height=\"854\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png 1332w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34-300x192.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34-1024x657.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34-768x492.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34-696x446.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34-1068x685.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34-655x420.png 655w\" sizes=\"(max-width: 1332px) 100vw, 1332px\" \/><\/p>\n<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen xaafadaha degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu soo qab qabtay dad fara badan.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa waxaa horkacayay taliyaha qaybta Waliyow Cadde Gaashaanle Isaaq Maxamed Ciise, waxaana sidoo kale qayb ka ahaa maamulka degmadaasi.<\/p>\n<p>Gaashaanle Isaaq Maxamed Ciise oo ka warbixiyay howlgalkan ayaa ka hadlay meesha uu maraayo ammaanka dalka, isagoo bogaadiyay guulaha laga gaaray howlgallada gobollada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad ogtihiin wiilkii halkan Xamar ka baxo inuu caawa Masagawaay iyo Ceeldheer uu xabadda kasii ridaayo,\u201d ayuu yiri taliyaha Booliska ee qaybta Waliyow Cadde.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in culeyska kooxda Al-Shabaab lagu hayo uu keenay inay si dhuumaaleysi ah ay kusoo galaan gudaha magaalada Muqdisho, isaga oo shaaciyay in aysan macquul aheyn in lagu soo dhaweeyo ama laga kireeyo guryaha Xamarjajab.<\/p>\n<p>\u201cTeamkii halkaas kasoo firxaday in degmadan qaybo kamid ah lagu soo dhaweeyo ama laga kireeyo guryihii ay idinla dagan yihiin macquul ma noqoneyso,\u201d ayuu markale yiri taliyuhu.<\/p>\n<p>Taliyaha qaybta Waliyow Cadde oo hadalkiisa sii wata ayaa dardaaran culus u jeediyay dadka deegaanka, wuxuuna ugu baaqay in aysan guryaha ka kireyn dad aysan aqoon.<\/p>\n<p>\u201cHal maado ayaa idin-kula dardaarmayaa gurigaaga inaadan nin Khawaarij ah ka kireyn nin firxad ah oo gobolka kale ka yimid oo aadan aqoon waxa uu soo sameeyay oo habraaca guriga kireyntiisa loo maro aad marsiin inaadan ka kireyn gurigaaga,\u201d ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgallada lagu sugayo amniga caasimada oo ay inta badan ka dhacaan falal liddi ku ah nabad-gelyada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F729332041706729%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F2720568111412198%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen xaafadaha degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu soo qab qabtay dad fara badan. Howlgalkan ayaa waxaa horkacayay taliyaha qaybta Waliyow Cadde Gaashaanle Isaaq Maxamed Ciise, waxaana sidoo kale qayb ka ahaa maamulka degmadaasi. Gaashaanle Isaaq Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen xaafadaha degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu soo qab qabtay dad fara badan. Howlgalkan ayaa waxaa horkacayay taliyaha qaybta Waliyow Cadde Gaashaanle Isaaq Maxamed Ciise, waxaana sidoo kale qayb ka ahaa maamulka degmadaasi. Gaashaanle Isaaq Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-10T09:27:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1332\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"854\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/\",\"name\":\"DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png\",\"datePublished\":\"2023-01-10T09:27:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png\",\"width\":1332,\"height\":854},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha - Wardoon","og_description":"Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen xaafadaha degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu soo qab qabtay dad fara badan. Howlgalkan ayaa waxaa horkacayay taliyaha qaybta Waliyow Cadde Gaashaanle Isaaq Maxamed Ciise, waxaana sidoo kale qayb ka ahaa maamulka degmadaasi. Gaashaanle Isaaq Maxamed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-10T09:27:39+00:00","og_image":[{"width":1332,"height":854,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/","name":"DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png","datePublished":"2023-01-10T09:27:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-10-at-09.26.34.png","width":1332,"height":854},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabkii-soo-firxaday-in-xamarjajab-lagu-soo-dhaweeyo-macquul-maaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Shabaabkii soo firxaday in Xamarjajab lagu soo dhaweeyo macquul ma\u2019aha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176296"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176298,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176296\/revisions\/176298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176297"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}