{"id":176302,"date":"2023-01-10T18:30:22","date_gmt":"2023-01-10T15:30:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176302"},"modified":"2023-01-10T18:30:22","modified_gmt":"2023-01-10T15:30:22","slug":"daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176303\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089409817747779.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089409817747779.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023110638089409817747779-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka ciidamada Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodiahe ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dil duhurnimadii Maanta loogu geystay degmada Xamarweyne Marxuum Abuubakar Maxamed Nuuraani oo ahaa 65 sano jir<\/p>\n<p>Afhayeen Doodishe ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askariga ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee dilka bareerka ah u geystay Allah u naxariistee Marxuum Nuuraani, islamarkaana uu haatan ku jiro gacanta Booliiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMaanta 1:20 duhurnimo, ayaa Boliiska Gobolka Banaadir, gacanta ku soo dhigay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka, oo Degmada Xamarweyne Waaxda Gobonimo ku dilay Abuubakar Maxamed Nuurani, 65 jir ahaa Ina Hooyo Saaman Cali Abuukar\u201dayuu yiri Afhayeenka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali.<\/p>\n<p>Afhayeenka Booliiska Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in eedeysanahan la horgeyn doono Cadaalada, si looga qaado talaabo waafaqsan Sharciga.<\/p>\n<p>Marxuumka dhintay walaalkiis ayaa warbaahinta u sheegay in askariga ka tirsan Minashiibiyada uu si bareer ah u dilay walaalkiis.<\/p>\n<p>&#8220;Walaalkeey waxaa la dilay isagoo dhahaya wan bixinaya lacagta ii sug ayaa si bareer ah xabad aajuuda looga dhuftay, marka dowladda madaxda sare ee dalka waxaan ka codsanaya nin askariga cadaalada ley marsiiyo&#8221; ayuu yiri walaalka marxuumka la dilay.<\/p>\n<p>Barqanimadii Maanta ayay aheyd markii askari ka tirsan ciidamada dowladda uu ku dilay isbaarada Garasdeele ee degmada Balcad nin dhalinyaro aha oo ku shaqeysanaayay Mooto Bajaaj, inkastoo markii dambe ciidanka ay gacanta kusoo dhigeen askarigii dilay Darwalka Mooto Bajaajta oo lagu magacaabi jiray Cali Taliye.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F1213554522871735%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176304\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n-300x168.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n-696x389.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka ciidamada Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodiahe ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dil duhurnimadii Maanta loogu geystay degmada Xamarweyne Marxuum Abuubakar Maxamed Nuuraani oo ahaa 65 sano jir Afhayeen Doodishe ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askariga ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee dilka bareerka ah u geystay Allah u naxariistee Marxuum [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176304,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka ciidamada Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodiahe ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dil duhurnimadii Maanta loogu geystay degmada Xamarweyne Marxuum Abuubakar Maxamed Nuuraani oo ahaa 65 sano jir Afhayeen Doodishe ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askariga ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee dilka bareerka ah u geystay Allah u naxariistee Marxuum [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-10T15:30:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/\",\"name\":\"DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-10T15:30:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg\",\"width\":720,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne - Wardoon","og_description":"Afhayeenka ciidamada Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodiahe ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dil duhurnimadii Maanta loogu geystay degmada Xamarweyne Marxuum Abuubakar Maxamed Nuuraani oo ahaa 65 sano jir Afhayeen Doodishe ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askariga ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee dilka bareerka ah u geystay Allah u naxariistee Marxuum [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-10T15:30:22+00:00","og_image":[{"width":720,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/","name":"DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg","datePublished":"2023-01-10T15:30:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325131106_672173891315012_7421385320397809946_n.jpeg","width":720,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-askari-qof-shacab-ah-ku-dilay-degmada-xamarweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari qof shacab ah ku dilay degmada Xamarweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176302"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176305,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176302\/revisions\/176305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176304"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}