{"id":176306,"date":"2023-01-11T13:00:23","date_gmt":"2023-01-11T10:00:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176306"},"modified":"2023-01-11T13:00:23","modified_gmt":"2023-01-11T10:00:23","slug":"lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/","title":{"rendered":"&#8220;Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176307\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar ayaa kulan gaar ah la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi, isaga oo kala hadlay xaaladda dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamza ayaa sheegay in weli dalka ay ka jiraan caqabado fara badan, isla-markaana ay soo laa laabtaan is qab-qabsiyada siyaasadeed iyo midka maamul ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cMarka kasta oo aad dhaqaaqdo Soomaaliya, wax ku jiida oo lugta kugu dhega oo marba maro kaa jeexa oo meel ka qayliya lama waynaayo\u201d ayuu yiri ra\u2019iisul wasaaruhu.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in xukuumaddiisa DanQaran ay sanadkan 2023-ka qaadi doonto saddex tallaabo waa weyn, sida dagaalka Al-Shabaab, dhammeystirka barnaamijka Deyn Cafinta &amp; Dastuurka oo hadba meel lasoo gaarsiinayey sanadihii dambe.<\/p>\n<p><strong>1-SHABAAB<\/strong><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xamza ayaa sheegay in qorshaha koowaad ee dowladda federaalka uu yahay xoreynta dalka, wuxuuna wacad ku maray in Shabaab sanadkan lasoo afjari doono.<br \/>\n\u201cWaxaan sameyneynaa dib u xoreynta sanadkan waxaa la rabaa in Shabaab laga waayo Soomaaliya,\u201d ayuu yiri ra\u2019iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.<\/p>\n<p><strong>2-DEYN<\/strong><\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlayey arrimaha deyn cafinta ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay sanado badan lasoo rafaneysay deymo lagu leeyahay, balse waxa uu tilmaamay in bisha 9-aad ee Septembar ee sanadkan cusub ee 2023-ka, la soo gabagebeynta deyn cafinta.<\/p>\n<p>\u201cBisha Septembar ee sanadkan waxaan rajeyneynaa in ay naga roganto oo nalaga cafiyo deynta, haddii uu Ilaah yiraado\u201d ayuu markale yiri ra\u2019iisul wasaaruhu.<\/p>\n<p><strong>3-DASTUURKA<\/strong><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlayey magaalada Qaahira ayaa ugu dambeyn soo hadal qaaday arrimaha Dastuurka, wuxuuna sheegay dalka uu ka jiro jah-wareer xoogan oo ku aadan xagga maamulka, maadaama marar badan la\u2019is qabtay.<\/p>\n<p>Xamza ayaa hoosta ka xariiqay in xukuumadda ay ku dadaali doonto in laga shaqeeyo sanadkan sidii loo dhammeystiri lahaa Dastuurka dalka, si meesha looga saaro khilaafaadka marar badan soo laa laa laabtay ee u dhexeeya madaxda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaa inaan Dastuurka dhameystirnaa. Dalkan haddii aanan Dastuurkiisa la dhammeystirin dowladda Soomaaliya say ku shaqeyo way adag tahay.\u201d ayuu ku soo gabagabeeyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FYusufabdishire21%2Fvideos%2F562712009040688%2F&amp;show_text=false&amp;width=380&amp;t=0\" width=\"380\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar ayaa kulan gaar ah la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi, isaga oo kala hadlay xaaladda dalka. Ra\u2019iisul wasaare Xamza ayaa sheegay in weli dalka ay ka jiraan caqabado fara badan, isla-markaana ay soo laa laabtaan is qab-qabsiyada siyaasadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar ayaa kulan gaar ah la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi, isaga oo kala hadlay xaaladda dalka. Ra\u2019iisul wasaare Xamza ayaa sheegay in weli dalka ay ka jiraan caqabado fara badan, isla-markaana ay soo laa laabtaan is qab-qabsiyada siyaasadeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-11T10:00:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/\",\"name\":\"\\\"Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-11T10:00:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka\" - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar ayaa kulan gaar ah la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi, isaga oo kala hadlay xaaladda dalka. Ra\u2019iisul wasaare Xamza ayaa sheegay in weli dalka ay ka jiraan caqabado fara badan, isla-markaana ay soo laa laabtaan is qab-qabsiyada siyaasadeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-11T10:00:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/","name":"\"Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg","datePublished":"2023-01-11T10:00:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090074140590630.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lugaha-halaysku-dhago-ama-qadaadka-halaysku-dhago-sanadkaan-waa-inuu-dhamaystirmaa-dastuurka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Lugaha halaysku dhago ama qadaadka halaysku dhago sanadkaan waa inuu dhamaystirmaa Dastuurka&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176306"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176306"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176308,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176306\/revisions\/176308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176307"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}