{"id":176312,"date":"2023-01-11T21:10:57","date_gmt":"2023-01-11T18:10:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176312"},"modified":"2023-01-11T21:10:57","modified_gmt":"2023-01-11T18:10:57","slug":"israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176313\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"415\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173-300x189.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad mudo kooban socday oo goordhaw ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Iska hor imaadka ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii loo diiday iney ka gudbaan bartakoontarool ee Madiino Gate ciidamo ilaalo u ahaa Xildhibaan Yuusuf Kabaale, waxaana diidmadaasi kadib is rasaaseyn mudo kooban socotay ay dhexmartay ciidanka Xildhibaanka iyo kuwa Nabadsugida ee ku sugan koontaroolka Madiina Gate.<\/p>\n<p>Israsaaseynta dhexmartay labada dhinac ayaa la xaqiijiyay iney ku geeriyoodeen lix ruux oo laba ka mid ah yihiin dad shacab ah, halka afarta kalana ay yihiin ciidamada iska hor imaadka uu dhexmaray.<\/p>\n<p>Dadka dhintay ayaa lasoo warinaya inuu ka mid yahay sarkaal magaciisa lagu soo koobay Carabeey, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in ciidamada dirirta dhexmartay lakala dhex galay.<\/p>\n<p>Iska hor imaadkaan ayaa imaanaya, iyadoo dhawaan la sheegay in amar lagu siiyay ciidanka ilaalada ka ah Koontaroolka Madiina Gate ineysan kasoo gudbi karin ciidamo hubeysan, taasoo keentay in ciidanka Xildhibaan Yuusuf Kabaale loo diido iney ka gudbaan Koontaroolka Madiina Gate.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad mudo kooban socday oo goordhaw ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadka ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii loo diiday iney ka gudbaan bartakoontarool ee Madiino Gate ciidamo ilaalo u ahaa Xildhibaan Yuusuf Kabaale, waxaana diidmadaasi kadib is rasaaseyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176313,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176312","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad mudo kooban socday oo goordhaw ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadka ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii loo diiday iney ka gudbaan bartakoontarool ee Madiino Gate ciidamo ilaalo u ahaa Xildhibaan Yuusuf Kabaale, waxaana diidmadaasi kadib is rasaaseyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-11T18:10:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/\",\"name\":\"Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-11T18:10:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg\",\"width\":660,\"height\":415},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad mudo kooban socday oo goordhaw ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadka ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii loo diiday iney ka gudbaan bartakoontarool ee Madiino Gate ciidamo ilaalo u ahaa Xildhibaan Yuusuf Kabaale, waxaana diidmadaasi kadib is rasaaseyn [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-11T18:10:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":415,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/","name":"Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg","datePublished":"2023-01-11T18:10:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090287993556173.jpeg","width":660,"height":415},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-lix-ruux-ay-ku-dhimatay-oo-goordhaw-ka-dhacay-nawaaxiga-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Israsaaseyn lix ruux ay ku dhimatay oo goordhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176312"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176312"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176314,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176312\/revisions\/176314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176313"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}