{"id":176351,"date":"2023-01-13T19:52:32","date_gmt":"2023-01-13T16:52:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176351"},"modified":"2023-01-13T19:52:32","modified_gmt":"2023-01-13T16:52:32","slug":"joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/","title":{"rendered":"Joe Biden oo baaris lagu bilaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176352\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"675\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baadhis ku sameeya \u2018sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey\u2019 xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden uu ku lahaa Washington iyo weliba xafiiskiisa kale ee ku yaalla gobolka Delaware ee uu ka soo jeedo.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud oo ah sarkaalka ugu sarreeya ee qaabilsan fulinta sharciga Maraykanka, ayaa u magcaabay dacwad-ooge Robert Hur, oo hore u ahaan jiray dacwad oogaha dawladda dhexe ee gobolka Maryland, inuu hoggaamiyo baadhitaanka lagu samaynayo waraaqaha sirta ah ee la helay.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka xeer ilaaliyaha guud ayaa daba socday, isaga oo hore qareen gaar ah oo lagu magcaabo Jack Smith u magcaabay inuu baadhitaan kan la mid ah ku sameeyo madaxweynihii hore ee Donald Trump.<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa hore ugu guuldaraystay inuu xafiiska diiwaanka qaranka dib ugu soo celiyo waraaqo sir ahaa oo xasaasi ahaa, sida uu dhigayo sharciga Maraykanku, ka dib markii uu xilka ka tegey, hase ahaatee waraaqahaas ayaa markii dambe waxay FBI-du ka soo qaadeen gurigiisa raaxada ee ku yaalla gobolka Florida.<\/p>\n<p>Garland ayaa u sheegay saxaafadda in magcaabista Robert Hur, \u201cinay hoosta ka xariiqayso sida ay hay\u2019addiisa uga go\u2019an tahay madaxbanaanida iyo isla xisaabtanka, gaar ahaan xaaladaha gaarka ah\u201d<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xubnaha xisbiga Jamhuuriga ayaa ugu baaqay Xeerilaaliyaha Guud inuu magacaabo lataliye gaar ah oo baadhis ku sameeya madaxweynaha Dimuqraadiga.<\/p>\n<p>Afhayeenka cusub ee Aqalka Congress-ka Kevin McCarthy, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Aqalka Capitol ee dalka Mareykanka, ayaa yidhi, \u201cWaxay ila tahay in Congress-ku uu arrintan baadhitaan ku sameeyo, uma maleynayo in qof Mareykan ah uu aaminsan yahay in cadaaladdu aysan ahayn mid loo siman yahay.\u201d<\/p>\n<p>Qareenka gaarka ah, Robert Hur oo 49 jir ah, wuxuu yeelan doonaa madax-bannaani ka badan xeer-ilaaliyaha federaalka ee caadiga ah si uu u baadho, sida Biden u maareeyay dukumeentiyada sirta ah, markii uu ka tagay xilka madaxweyne ku-xigeenka, horraantii sannadkii 2017, laakiin ugu dambeyntii wuxuu warbixintiisa ku celin doonaa Garland.<\/p>\n<p>Dukumeenti daahfurka<\/p>\n<p>Laba nooc oo waraaqo sir ah oo lala xidhiidhinayo madaxweyne Biden ayaa laga helay xafiisyadii uu lahaa ee ku kala yaalay Washington iyo Delaware.<\/p>\n<p>Qareennada gaarka ah ee Biden ayaa isla markiiba waxay dhammaan ku wareejiyeen waraaqahan sirta ah xafiiska diiwaanka iyo Kaydka Qaranka, kaas oo ka mas\u2019uul ah ka ah kaydinta iyo ilaalinta diiwaannada madaxweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baadhis ku sameeya \u2018sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey\u2019 xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden uu ku lahaa Washington iyo weliba xafiiskiisa kale ee ku yaalla gobolka Delaware ee uu ka soo jeedo. Xeer ilaaliyaha guud oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176352,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176351","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Joe Biden oo baaris lagu bilaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Joe Biden oo baaris lagu bilaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baadhis ku sameeya \u2018sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey\u2019 xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden uu ku lahaa Washington iyo weliba xafiiskiisa kale ee ku yaalla gobolka Delaware ee uu ka soo jeedo. Xeer ilaaliyaha guud oo ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-13T16:52:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/\",\"name\":\"Joe Biden oo baaris lagu bilaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg\",\"datePublished\":\"2023-01-13T16:52:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Joe Biden oo baaris lagu bilaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Joe Biden oo baaris lagu bilaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Joe Biden oo baaris lagu bilaabay - Wardoon","og_description":"Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baadhis ku sameeya \u2018sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey\u2019 xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden uu ku lahaa Washington iyo weliba xafiiskiisa kale ee ku yaalla gobolka Delaware ee uu ka soo jeedo. Xeer ilaaliyaha guud oo ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-13T16:52:32+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/","name":"Joe Biden oo baaris lagu bilaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg","datePublished":"2023-01-13T16:52:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_220307184105-joe-biden-file-022222.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/joe-biden-oo-baaris-lagu-bilaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Joe Biden oo baaris lagu bilaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176351"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176353,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176351\/revisions\/176353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176352"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}