{"id":176363,"date":"2023-01-14T13:05:24","date_gmt":"2023-01-14T10:05:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176363"},"modified":"2023-01-14T13:05:24","modified_gmt":"2023-01-14T10:05:24","slug":"alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176364\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo Gorogor oo gacan ka helaya ciidamada deegaanka ayaa goordhaw si nabadgalyo ula wareegay deegaanka Ceelhuur oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Ciidamada huwanta ah oo ka dhaqaaqay degmada Hobyo ayaana si buuxda ula wareegay deegaanka Ceelhuur iyo tuulooyin kale oo hoostaga, waxa ayna ciidamada howlgalo kawadaan deegaanka ay saakay la wareegeen.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa ayaa sheegay in usii dhaqaaqeen degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas ay filayaan in saacadaha soo socda si buuxda ula wareegaan gacan ku heynta Xarardheere.<\/p>\n<p>Degmada Xarardheere oo ah saldhiga ugu weyn ee Al Shabaab ku leeyihiin gobolka Mudug ayaa wararka sheegayaan in halkaasi uu ka bilowday qaxm wararka qaar ayaana tilmaamay in Al Shabaab qeybo kamid ah degmadaasi iyo deegaanno hoostaga ka baxeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo Gorogor oo gacan ka helaya ciidamada deegaanka ayaa goordhaw si nabadgalyo ula wareegay deegaanka Ceelhuur oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Ciidamada huwanta ah oo ka dhaqaaqay degmada Hobyo ayaana si buuxda ula wareegay deegaanka Ceelhuur iyo tuulooyin kale oo hoostaga, waxa ayna ciidamada howlgalo kawadaan deegaanka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo Gorogor oo gacan ka helaya ciidamada deegaanka ayaa goordhaw si nabadgalyo ula wareegay deegaanka Ceelhuur oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Ciidamada huwanta ah oo ka dhaqaaqay degmada Hobyo ayaana si buuxda ula wareegay deegaanka Ceelhuur iyo tuulooyin kale oo hoostaga, waxa ayna ciidamada howlgalo kawadaan deegaanka ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-14T10:05:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/\",\"name\":\"Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp\",\"datePublished\":\"2023-01-14T10:05:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur - Wardoon","og_description":"Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo Gorogor oo gacan ka helaya ciidamada deegaanka ayaa goordhaw si nabadgalyo ula wareegay deegaanka Ceelhuur oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Ciidamada huwanta ah oo ka dhaqaaqay degmada Hobyo ayaana si buuxda ula wareegay deegaanka Ceelhuur iyo tuulooyin kale oo hoostaga, waxa ayna ciidamada howlgalo kawadaan deegaanka ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-14T10:05:24+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/","name":"Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp","datePublished":"2023-01-14T10:05:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Kumaandoos2.webp","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-qabsaday-ceelhuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo laga qabsaday Ceelhuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176363"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176365,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176363\/revisions\/176365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176364"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}