{"id":176372,"date":"2023-01-14T20:44:40","date_gmt":"2023-01-14T17:44:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176372"},"modified":"2023-01-14T20:44:40","modified_gmt":"2023-01-14T17:44:40","slug":"deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/","title":{"rendered":"Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176373\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga diyaarinta wada xaajoodka arrimaha federaaleynta dalka.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa sheegay tallaaban inuu uga golleeyahay, baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalka.<\/p>\n<p>Magacaabiddan guddigan ayaa timid kaddib markii dhawaan Puntland ay sheegtay inay si kaligeed ah qaddiyadaha la xiriira arrimaha federalka iyo dastuurka ugala xaajoonayso dowladda federalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntland waxay sheegtay inuu dastuurkeeda siinayso awoodo ku saabsan inay sidii dowlad madax bannaan u dhaqanto. Magacaabidda guddigan ayaana u muuqda mid ka jawaabaya awoodahaas ay Puntland sheegayso.<\/p>\n<p>Dowladda federalka ayaa dhawaan sheegtay inay soo dhoweynayso gorgortan Puntland ay ku dhawaaqday, si loo wada hadlo, xaaladdana meesheedii looguso celiyo.<\/p>\n<p>Waxyaabaha ay Puntland diidan tahay waxaa kamid ah, in dastuurka la dhameystiro iyadoo Somaliland arinteeda aan xal laga gaarin, iyo meeqaamka caasimadda.<\/p>\n<p><b>Halkaan ka akhriso guddiga uu Deni magacaabay.<\/b><\/p>\n<p>1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye<\/p>\n<p>2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen<\/p>\n<p>3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin<\/p>\n<p>4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin<\/p>\n<p>5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin<\/p>\n<p>6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin<\/p>\n<p>7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin<\/p>\n<p>8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin<\/p>\n<p>9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin<\/p>\n<p>10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin<\/p>\n<p>11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin<\/p>\n<p>12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin<\/p>\n<p>13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin<\/p>\n<p><b>Guddiga Khubarada:-<\/b><\/p>\n<p>1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye<\/p>\n<p>2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen<\/p>\n<p>3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin<\/p>\n<p>4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin<\/p>\n<p>5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin<\/p>\n<p>6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin<\/p>\n<p>7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin<\/p>\n<p>8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin<\/p>\n<p>9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C\/nuug) Xubin<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga diyaarinta wada xaajoodka arrimaha federaaleynta dalka. Madaxweyne Deni ayaa sheegay tallaaban inuu uga golleeyahay, baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalka. Magacaabiddan guddigan ayaa timid kaddib markii dhawaan Puntland ay sheegtay inay si kaligeed ah qaddiyadaha la xiriira arrimaha federalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176373,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga diyaarinta wada xaajoodka arrimaha federaaleynta dalka. Madaxweyne Deni ayaa sheegay tallaaban inuu uga golleeyahay, baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalka. Magacaabiddan guddigan ayaa timid kaddib markii dhawaan Puntland ay sheegtay inay si kaligeed ah qaddiyadaha la xiriira arrimaha federalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-14T17:44:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/\",\"name\":\"Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-14T17:44:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga diyaarinta wada xaajoodka arrimaha federaaleynta dalka. Madaxweyne Deni ayaa sheegay tallaaban inuu uga golleeyahay, baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalka. Magacaabiddan guddigan ayaa timid kaddib markii dhawaan Puntland ay sheegtay inay si kaligeed ah qaddiyadaha la xiriira arrimaha federalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-14T17:44:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/","name":"Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg","datePublished":"2023-01-14T17:44:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023114638092796876079409.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-guddiga-wada-xaajoodka-arrimaha-federalaynta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo magacaabay guddiga wada xaajoodka arrimaha federalaynta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176372"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176374,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176372\/revisions\/176374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176373"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}