{"id":176392,"date":"2023-01-15T12:54:00","date_gmt":"2023-01-15T09:54:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176392"},"modified":"2023-01-15T12:54:00","modified_gmt":"2023-01-15T09:54:00","slug":"alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176393\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga hubka qaatay ee deegaanka ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab waxay kula wareegeen Dekedda qadiimiga ah ee Cigo oo aad ugu dhow magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ciidankaan oo ka baxay magaalada Mesagawaa ayaa sii maray dhowr deegaan oo ay isaga carareen maleeshiyaadkii horay u joogay ee Al-Shabaab, waxayna ugu dambeyntii gaareen deegaanka Cigo oo ay ku taallo deked macmal ah.<\/p>\n<p>Deegaanada kala ah Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo iyo deegaano kale ayaa maanta laga raacdeeyey Al-Shabaab, waxaana caawa ku sugan ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>Deegaanadaan ayaa waxaa mudo dheer maamuleysay kooxda Al-Shabaab, waxaana la sheegay in ciidankii ka xoreeyey ay hadda kaabiga ku hayaan magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Intii uu socday howlgalkaan waxay ciidamadu qabteen dad la sheegay in looga shakiyey inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Deegaanka muhiimka ah ee Cigo oo ka mid ah deegaanada maanta laga xoreeyey Al-Shabaab ayaa waxaa loogu tegay dad badan oo kalluumeysato ah.<br \/>\nXeebta deegaankaas iyo nawaaxigiisa waxaa la sheegay in aad looga helo Aar-goosatada loo iib keeno magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka ayaa maalmahaan dardar gelinaya howlagallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, waxayna ciidankii xoreeyey Sh\/Dhexe hadda kaabiga ku hayaan Ceeldheer oo Galgaduud ka tirsan.<\/p>\n<p>Dhanka Mudug waxaa Hobyo, Wisil iyo Baxdo ka soo baxay ciidankii ugu xooganaa oo Danab, PSF-ta Puntland, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga hubka qaatay ee deegaanka isugu jira, wuxuuna duulaankaas ku jiheysan yahay degmada muhiimka ah ee Xarardheere.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga hubka qaatay ee deegaanka ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab waxay kula wareegeen Dekedda qadiimiga ah ee Cigo oo aad ugu dhow magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Ciidankaan oo ka baxay magaalada Mesagawaa ayaa sii maray dhowr deegaan oo ay isaga carareen maleeshiyaadkii horay u joogay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176393,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga hubka qaatay ee deegaanka ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab waxay kula wareegeen Dekedda qadiimiga ah ee Cigo oo aad ugu dhow magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Ciidankaan oo ka baxay magaalada Mesagawaa ayaa sii maray dhowr deegaan oo ay isaga carareen maleeshiyaadkii horay u joogay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-15T09:54:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/\",\"name\":\"Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-15T09:54:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo - Wardoon","og_description":"Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga hubka qaatay ee deegaanka ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab waxay kula wareegeen Dekedda qadiimiga ah ee Cigo oo aad ugu dhow magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Ciidankaan oo ka baxay magaalada Mesagawaa ayaa sii maray dhowr deegaan oo ay isaga carareen maleeshiyaadkii horay u joogay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-15T09:54:00+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/","name":"Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg","datePublished":"2023-01-15T09:54:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/d96de2e1dd81411b835a8a3538ed2e13_18.jpeg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-kacararay-baraag-sheekh-caamir-dhabaqle-xuseen-cagey-cigo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo kacararay Baraag-Sheekh Caamir, Dhabaqle, Xuseen-Cagey, Cigo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176392"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176394,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176392\/revisions\/176394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176393"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}