{"id":176398,"date":"2023-01-16T12:13:45","date_gmt":"2023-01-16T09:13:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176398"},"modified":"2023-01-16T12:13:45","modified_gmt":"2023-01-16T09:13:45","slug":"alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176399\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896-300x184.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa Alshabaab ka xoreeyey deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud, sida uu warbaahinta dowladda u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Galcad ayaa katirsanayd deegaannada Shabaabku muddo dheer ka talin jireen, waxayna jihada koofureed ka xiga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Galcad oo ah deegaan istiraatiiji ah ayaa la wareegitaankiisa waxay dhabar jab ku tahay kooxda Alshabaab, kuwaas oo lixdii bilood ee ugu dambeeyay lumiyay dhulkii ugu baaxada weynaa tan iyo aas aaskoodii kaddib.<\/p>\n<p>Lama oga inay ciidamada huwanta ah kula dagaalameen Alshabaab iyo in kale, hase ahaatee deegaankan ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay waxay Alshabaab kala baxayeen hubkooda iyo saraakiishooda ciidanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Alshabaab ayaa dadka ku qasbay inay ka barakacaan deegaankaan.<\/p>\n<p>Howlgalka xoraynta Galmudug ayaa si xowli ah haatan uga socda bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamada huwanta ah ayaa dhowr jiho ka weeraray deegannada dhaca bariga gobolka Galgaduud iyo Koonfurta gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa Alshabaab ka xoreeyey deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud, sida uu warbaahinta dowladda u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya. &nbsp; Galcad ayaa katirsanayd deegaannada Shabaabku muddo dheer ka talin jireen, waxayna jihada koofureed ka xiga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Galcad oo ah deegaan istiraatiiji ah ayaa la wareegitaankiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa Alshabaab ka xoreeyey deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud, sida uu warbaahinta dowladda u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya. &nbsp; Galcad ayaa katirsanayd deegaannada Shabaabku muddo dheer ka talin jireen, waxayna jihada koofureed ka xiga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Galcad oo ah deegaan istiraatiiji ah ayaa la wareegitaankiisa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-16T09:13:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/\",\"name\":\"Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-16T09:13:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg\",\"width\":660,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud - Wardoon","og_description":"Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa Alshabaab ka xoreeyey deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud, sida uu warbaahinta dowladda u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya. &nbsp; Galcad ayaa katirsanayd deegaannada Shabaabku muddo dheer ka talin jireen, waxayna jihada koofureed ka xiga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Galcad oo ah deegaan istiraatiiji ah ayaa la wareegitaankiisa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-16T09:13:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/","name":"Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg","datePublished":"2023-01-16T09:13:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023116638094384673189896.jpeg","width":660,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-xoreeyay-deegaanka-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo laga xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176398"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176400,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176398\/revisions\/176400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176399"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}