{"id":176431,"date":"2023-01-17T12:22:31","date_gmt":"2023-01-17T09:22:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176431"},"modified":"2023-01-17T12:22:31","modified_gmt":"2023-01-17T09:22:31","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"406\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay gudaha u galeen degmada Ceeldheer oo ka tirsan gobolkaasi kadib markii ay isaga baxeen xoogag Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada huwanta ayaa lagu soo warramayaa inay si nabdoon kula wareegeen degmadan oo ay muddo sanado ah ka talineysay kooxda.<\/p>\n<p>Sidoo kale ciidamada ayaa haatan howlgallo miino baaris ah iyo kuwa lagu sugayo amniga ka wada gudaha degmadaas iyo hareeraheeda.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo qoraal soo saaray ayaa xaqiijiyay in Ceeldheer ay soo gashay gacanta dowladda, isagoo boggaadiyay ciidamada sameeyay howlgalkaas oo isugu jiro Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka.<br \/>\nSidoo kale wuxuu tilmaamay in ciidamada ay sii socon doonaan, isla-markaana ujeedka u yahay in Galmudug oo dhan laga xoreeyo kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan mid kacsan, waxaana weli dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo iyo guluf dagaal laga dareemayaa qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka.<br \/>\nShalay ayey aheyd markii ciidamada huwanta ay la wareegeen gacan ku heynta magaalo xeebeedka Xarardheere ee gobolka Mudug oo maalmo kahor ay isaga baxday Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa muujineyso inay Al-Shabaab laga sii itaal roonaanayo, isla-markaana lagu jebiyay howlgalladii u dambeeyay ee ka dhacay, Hiiraan, Sh\/Dhexe, Galgaduud iyo Mudug.<\/p>\n<p>Howlgallada dagaal ee ka dhanka ah koxoda Al-Shabaab ayaa haatan si weyn ugu sii fidaya dalka oo dhan, ayada oo tan iyo markii ay billowdeen kooxda lagu gaarsiiyay jab xoogan, isla-markaana looga qabsaday deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay gudaha u galeen degmada Ceeldheer oo ka tirsan gobolkaasi kadib markii ay isaga baxeen xoogag Shabaab. Ciidamada huwanta ayaa lagu soo warramayaa inay si nabdoon kula wareegeen degmadan oo ay muddo sanado ah ka talineysay kooxda. Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay gudaha u galeen degmada Ceeldheer oo ka tirsan gobolkaasi kadib markii ay isaga baxeen xoogag Shabaab. Ciidamada huwanta ayaa lagu soo warramayaa inay si nabdoon kula wareegeen degmadan oo ay muddo sanado ah ka talineysay kooxda. Sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-17T09:22:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"406\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/\",\"name\":\"Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-17T09:22:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg\",\"width\":660,\"height\":406},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay gudaha u galeen degmada Ceeldheer oo ka tirsan gobolkaasi kadib markii ay isaga baxeen xoogag Shabaab. Ciidamada huwanta ayaa lagu soo warramayaa inay si nabdoon kula wareegeen degmadan oo ay muddo sanado ah ka talineysay kooxda. Sidoo kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-17T09:22:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":406,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/","name":"Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg","datePublished":"2023-01-17T09:22:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023117638095160308125232.jpeg","width":660,"height":406},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-ceeldheer\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Ceeldheer"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176431"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176433,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176431\/revisions\/176433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176432"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}