{"id":176434,"date":"2023-01-17T12:32:03","date_gmt":"2023-01-17T09:32:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176434"},"modified":"2023-01-17T12:32:03","modified_gmt":"2023-01-17T09:32:03","slug":"daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176435\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png\" alt=\"\" width=\"1150\" height=\"740\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png 1150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14-300x193.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14-1024x659.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14-768x494.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14-696x448.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14-1068x687.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14-653x420.png 653w\" sizes=\"(max-width: 1150px) 100vw, 1150px\" \/><\/p>\n<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii Aabe Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Abuukar Xuseen uu gabadhiisa si arxan darro ah ugu dilay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday guri ku yaalla xaafadda Badbaado ee degmada Dharkenley, waxaana gabadha la dilay ay jirtay 6 bilood, sida ay sheegeen ehelladu.<\/p>\n<p>Aniso Maxamed Cabdi oo ay walaalo yihiin gabadha yar oo la hadashay Shabelle TV ayaa ka warbixisay, sida ay wax u dhaceen, waxayna sheegtay in bir iyo garaaciis uu gabadha yar ku dilay Aabaheed, waxaana arrintaan lala xiriiriyay maseer uu qaaday darteed.<\/p>\n<p>\u201cWalaashey oo kor loo qaaday oo dhulka lagu deeyay oo bir madaxa looga garaacayo ayaan guriga soo galay,\u201d ayeu tiri Aniso Maxamed Cabdi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay intaasi kusii dartay in aysan waxba galabsan gabadha yar, isla-markaana si silac loo dilay oo arxan darro.<\/p>\n<p>Saqiir ayey aheyd 6 bilood ayey jirtay waxba ma galabsanin qof ay wax ka haleysana ma lahan. Walaashey xaqeeda in loo soo dhiciyo ayaan rabaa,\u201d ayey sii raacisay Aniso.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay baaq u dirtay dowladda federaalka oo ay ka codsatay inay cadaalad u raadaan qoyskeeda oo ka kooban 9 carruur ah oo iyo hooyaddoo.<\/p>\n<p>\u201cDowladd sharaf leh ayaan ka codsaneynaa inay wax noo qabato, xanuunka qalbiga iga haayo ayaa wax weliba iiga daran oo walaashey iga dilay,\u201d ayeuu markale tiri.<\/p>\n<p>Dhinaca kakel qaar ka mid ah ehellada qoyskan oo ka soo muuqday muuqaalka ayaa sheegay in ay weli handadaad kala kulmayaan Aabaha, isla-markaana ay isaga qaxeen gurigooda, cabsi ay ka qabaan darteed inuu markale ku soo weeraro xaafadooda.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa dhalisay hadal heyn xoogan, waxaana walaac iyo murugo ku reebtay ehellada gabadha yar iyo dadka dariska ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F661668598976634%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii Aabe Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Abuukar Xuseen uu gabadhiisa si arxan darro ah ugu dilay magaalada Muqdisho. Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday guri ku yaalla xaafadda Badbaado ee degmada Dharkenley, waxaana gabadha la dilay ay jirtay 6 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176434","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii Aabe Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Abuukar Xuseen uu gabadhiisa si arxan darro ah ugu dilay magaalada Muqdisho. Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday guri ku yaalla xaafadda Badbaado ee degmada Dharkenley, waxaana gabadha la dilay ay jirtay 6 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-17T09:32:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1150\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/\",\"name\":\"DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png\",\"datePublished\":\"2023-01-17T09:32:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png\",\"width\":1150,\"height\":740},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd - Wardoon","og_description":"Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii Aabe Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Abuukar Xuseen uu gabadhiisa si arxan darro ah ugu dilay magaalada Muqdisho. Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday guri ku yaalla xaafadda Badbaado ee degmada Dharkenley, waxaana gabadha la dilay ay jirtay 6 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-17T09:32:03+00:00","og_image":[{"width":1150,"height":740,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/","name":"DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png","datePublished":"2023-01-17T09:32:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-17-at-09.28.14.png","width":1150,"height":740},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabbe-dilay-gabadhiisa-oo-6-billood-jir-aheyd\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Aabbe dilay gabadhiisa oo 6 billood jir aheyd"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176434"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176434"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176436,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176434\/revisions\/176436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176435"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}