{"id":176443,"date":"2023-01-18T12:26:38","date_gmt":"2023-01-18T09:26:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176443"},"modified":"2023-01-18T12:26:38","modified_gmt":"2023-01-18T09:26:38","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176444\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay furintaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wajiga labaad ee howlgalka dalka looga xureynayo kooxda Al-shabaab iuu ka bilaabanayo deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan ayaa sheegay inuu gabagaba yahay wajigii koowaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socday deegaanada dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug, islamarkaana dowladda ay diyaarisay ciidamo farabadan oo awood u leh iney Shabaab ka xureeyaan meelaha ay kaga sugan yihiin gudaha dalka.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aan galnay dagaalka ka socda maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle, Maanta waa ka khibrad badanahay, waxaan baranay xeeladaha Al-Shabaab, ciidan badan ayaan heynsanaa maanta, niyadeenu waxay noo sheegee oo aan xaqiijinay in Shabaab aan ka adag nahay, waqti badan nooga bixi maayo dagaalka lagu xoreynayo deegaanada ay uga hareen labadaas dowlad goboleed, Siyaasadda dwoladda Maanta waa in dalkaan Shabaab laga xoreeyo, waxaan rabaa in gaarigii Baydhaba ka baxa uu si nadiif ah Xamar u tago, hadaan Shabaab ka xoreyno uma ogolaan doono tuug isbaaro sii taagan&#8221; ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay in dhalinyarada u dagaalameysa kooxda Shabaab ay wali haystaan fursado ay isku soo dhiibi karaan oo ay dowladda ku cafineyso<\/p>\n<p>\u201cDuruuf kasta ku raac Al-shabaab waxaan Maanta idiin cadeynayaa ninkii kasoo baxa Al-shabaab cafis waaye, cafis kaliya maahane waxay dowladdu diyaar u tahay in nolol fiican ay helaan dadka ka soo baxa Al-Shabaab&#8221; ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Gabagabadii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay waalidiinta caruurtooda ay ku jiraan Ururka Al-shabaab iney wacdaan oo ay kala soo baxaan kooxda ka hor inta aanan lagu laaynin howlgalada dalka looga ciribtiraayo kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=346&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVillaSomaliaOfficial%2Fvideos%2F702504721341360%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"346\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay furintaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wajiga labaad ee howlgalka dalka looga xureynayo kooxda Al-shabaab iuu ka bilaabanayo deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. &nbsp; Madaxweyne Xasan ayaa sheegay inuu gabagaba yahay wajigii koowaad ee howlgalka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay furintaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wajiga labaad ee howlgalka dalka looga xureynayo kooxda Al-shabaab iuu ka bilaabanayo deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. &nbsp; Madaxweyne Xasan ayaa sheegay inuu gabagaba yahay wajigii koowaad ee howlgalka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-18T09:26:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"363\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-18T09:26:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\",\"width\":660,\"height\":363},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay furintaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wajiga labaad ee howlgalka dalka looga xureynayo kooxda Al-shabaab iuu ka bilaabanayo deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. &nbsp; Madaxweyne Xasan ayaa sheegay inuu gabagaba yahay wajigii koowaad ee howlgalka ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-18T09:26:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":363,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg","datePublished":"2023-01-18T09:26:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg","width":660,"height":363},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-halka-uu-ka-bilaabanayo-howlgalka-labaad-ee-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay halka uu ka bilaabanayo howlgalka labaad ee Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176443"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176443"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176446,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176443\/revisions\/176446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176444"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}