{"id":176494,"date":"2023-01-21T13:12:23","date_gmt":"2023-01-21T10:12:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176494"},"modified":"2023-01-22T01:10:58","modified_gmt":"2023-01-21T22:10:58","slug":"wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/","title":{"rendered":"Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176495\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"1377\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622-300x269.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622-1024x918.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622-768x689.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622-696x624.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622-1068x957.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622-468x420.jpeg 468w\" sizes=\"(max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" \/><\/p>\n<p>Goobaha caanka ah ee ku yaalla caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood ayaa lagu xardhay calanka dalkeena Soomaaliya ee \u2018Baluugga ah\u2019, kaddib 15 sano oo ay magaaladaas gacanta ugu jirtay maamulka Somaliland oo sheegay in uu ka go\u2019ay Soomaaliya inteeda kale.<\/p>\n<p>Argada bartamaha Laascaanood iyo meelo kale oo caan ah ayaa lagu sawiray calanka Baluugga ah, waxaana tallaabadan si weyn looga hadal hayaa baraha bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Laascaanood ayaa martigelinaysa kacdoon ballaaran oo ay bulshada goballada Sool, Sanaag iyo Cayn ku doonayaan in Somaliland isaga baxdo deegaanadooda, kahor inta aysan dagaal uga saarin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Isimmada dhaqanka ayaa ku qulqulaya magaalada Laascaanood, si ay kulan xasaasi ah uga yeeshaan aayahooda, iyo dadka deegaanaddaas helaan xoriyad ay go\u2019aan mideysan ku yeelan karaan.<\/p>\n<p>Guddi waxgarad ah oo loo saaray \u2018Aaya ka talista deegaanka\u2019 ayaa maalmo kahor ugu baaqay Somaliland in ay si deg deg ah ciidamadeeda ugala baxdo deegaannada SSC.<\/p>\n<p>Kacdoonka Laascaanood ayaa bilowday 26kii bishii December, ee sanadkii tagay, kaddib dilkii AUN Cabdifitaax Hadraawi oo ugu dambeeyay haldoor fara-badan oo uu lahaa gobalka Sool, kuwaas oo si qarsood ah loogu dilay Laascaanood 15kii sano ee maamulka Somaliland heystay magaaladaas.<\/p>\n<p>Ilaa 25 ruux oo kamid ahaa dad dhigayay bannaanbaxyo ka dhan ah dilalka haldoorka iyo in Somaliland baneyso gobalkaas, ayaa ciidammada maamulkaas toogteen asbuucyadii lasoo dhaafay, taas oo sii xoojisay kacdoonka oo la magic-baxay \u201cKACDOONKA BALUUGGA AH\u201d.<\/p>\n<p>Ciidammo fara-badan oo kasoo jeeda deegaanka ayaa buux dhaafiyay gudaha Laascaanood, hareeraha iyo deegaannada ku dhow, kuwaas oo ka warsugaya shir weyne ay isugu imaanayaan 13 isim ee gobalka, oo jaangoyn doona go\u2019aanka iyo tallaabada ay tahay in deegaanka looga saaro maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa wada dadaallo ay dooneyso inay ku dajiso kacdoonka, waxaana guadaha Laascaanood iyo xeryaha ciidan eek u dhow hoyi ka sameystay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo kasoo jeeda Sool, xildhibaano iyo wasiiro uu horkacayo Maxamed Axmed Kaahir, oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.<\/p>\n<p>Xubnaha Somaliland ayaa ilaa hada la\u2019 cid ay wadahadal kala yeeshaan dejinta xaalada Laascaanood, kaddib markii isimmada dhaqanka iyo waxgaradka deegaanku diideen inay la kulmaan.<\/p>\n<p>2007dii, Somaliland ayaa Laascaanood ka qabsatay Puntland, waxaana tan iyo xilligaas magaaladu aheyd xarun ciidan oo Somaliland ay kusoo daabusho ciidammo iyo gaadiid dagaal, kuwaas oo xeryo ciidan ka sameystay hareeraha magaalada. Kacdoonka ay shacabku hormuudka u yihiin ayaana loo arka mid soo afjaraya maalmihii qurxoonaa ee Somaliland iyo inay kusii nagaato gobka Sool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Goobaha caanka ah ee ku yaalla caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood ayaa lagu xardhay calanka dalkeena Soomaaliya ee \u2018Baluugga ah\u2019, kaddib 15 sano oo ay magaaladaas gacanta ugu jirtay maamulka Somaliland oo sheegay in uu ka go\u2019ay Soomaaliya inteeda kale. Argada bartamaha Laascaanood iyo meelo kale oo caan ah ayaa lagu sawiray calanka Baluugga ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176494","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Goobaha caanka ah ee ku yaalla caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood ayaa lagu xardhay calanka dalkeena Soomaaliya ee \u2018Baluugga ah\u2019, kaddib 15 sano oo ay magaaladaas gacanta ugu jirtay maamulka Somaliland oo sheegay in uu ka go\u2019ay Soomaaliya inteeda kale. Argada bartamaha Laascaanood iyo meelo kale oo caan ah ayaa lagu sawiray calanka Baluugga ah, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-21T10:12:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-01-21T22:10:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1377\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/\",\"name\":\"Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-21T10:12:23+00:00\",\"dateModified\":\"2023-01-21T22:10:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg\",\"width\":1536,\"height\":1377},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga - Wardoon","og_description":"Goobaha caanka ah ee ku yaalla caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood ayaa lagu xardhay calanka dalkeena Soomaaliya ee \u2018Baluugga ah\u2019, kaddib 15 sano oo ay magaaladaas gacanta ugu jirtay maamulka Somaliland oo sheegay in uu ka go\u2019ay Soomaaliya inteeda kale. Argada bartamaha Laascaanood iyo meelo kale oo caan ah ayaa lagu sawiray calanka Baluugga ah, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-21T10:12:23+00:00","article_modified_time":"2023-01-21T22:10:58+00:00","og_image":[{"width":1536,"height":1377,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/","name":"Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg","datePublished":"2023-01-21T10:12:23+00:00","dateModified":"2023-01-21T22:10:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/326194641_493376776277957_238831130288809533_n-e1674291243622.jpeg","width":1536,"height":1377},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-laascaanood-oo-lagu-xardhay-calanka-buluuga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wadooyinka Laascaanood oo lagu xardhay calanka buluuga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176494"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176496,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176494\/revisions\/176496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176495"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}