{"id":176533,"date":"2023-01-23T18:59:31","date_gmt":"2023-01-23T15:59:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176533"},"modified":"2023-01-23T18:59:31","modified_gmt":"2023-01-23T15:59:31","slug":"daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176535\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1.png\" alt=\"\" width=\"1736\" height=\"1158\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1.png 1736w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1-1024x683.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1-768x512.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1-1536x1025.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1-696x464.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1-1068x712.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 1736px) 100vw, 1736px\" \/><\/p>\n<p>Xiisadda Laascaanood oo maalmihii dambe kasoo reysaneysay rabshadihii kal hore ka dhacay ayaa waxay markale u muuqaneysa inay si weyn usoo laba-kacleysay, kadib socdaal uu maanta magaalada ku tagay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac oo kamid ah Garaadyada kasoo horjeeda gooni isu-taagga Somaliland ayaa waxa si ballaaran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.<br \/>\nGaraadkan ayaa waxaa magaalada ugu dambeysay sanadkii 2007-dii, xilligaasi oo gacan ku haynta Laascaanood ay la wareegtay xukuumadda Somaliland.<\/p>\n<p>Waxay soo dhawayntiisu noqotay middii abid ugu ballaarneyd ee ka dhacda Laascaanood, iyada oo kumanaan shacab ah oo sita calanka Soomaaliya ay soo buux dhaafiyeen waddooyinka gudaha magaalada.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac oo khudbad ka jeediyay fagaaraha bartamaha Laascaanood ayaa waxa uu xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay ka dambeeyaan dhibaatooyinka ka dhacay magaalada, isaga oo sheegay in aan Laascaanood mardambe laga maamuli doonin Hargeysa.<\/p>\n<p>\u201cSoomaali kala go\u2019aysaa ma jirto, Soomaali baanu nahay. Soomaali baanu ahaan doonnaa. Dhiiggii awoowayaasheen bilaash uma uusan daadan, wuxuu u daatay in la helo Jamhuuriyad Soomaaliyeed oo mid ah. Kuwa maqan ayaan doonaynaa kuwo jooga kala goyn mayno,\u201d ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Cali<br \/>\nSidoo kale waxa uu carabka ku adkeeyay \u201cin reer Laascaanood ay yihiin dad waligood usoo halgami jiray midnimada Soomaaliya, haddanaa ay raalli ka ahaan doonin in Soomaaliya la kala gooyo.\u201d<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dhigan in Somaliland oo gacanta ku haysa maamulka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay qaadi doonto tallaabo ka dhan ah dhaq-dhaqaaqa uu garaadku ka wado magaalada, sida ay qabaan dadka sida dhow ula socda arrimahaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lasoo sheegaya in walaac horleh uu soo foodsaaray bulshada ku nool magaaladaasi oo dhawaan uun kasoo baxay rabshado dhiig ku daatay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmobakayle%2Fvideos%2F539889334768443%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisadda Laascaanood oo maalmihii dambe kasoo reysaneysay rabshadihii kal hore ka dhacay ayaa waxay markale u muuqaneysa inay si weyn usoo laba-kacleysay, kadib socdaal uu maanta magaalada ku tagay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC. Garaad Jaamac oo kamid ah Garaadyada kasoo horjeeda gooni isu-taagga Somaliland ayaa waxa si ballaaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176533","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiisadda Laascaanood oo maalmihii dambe kasoo reysaneysay rabshadihii kal hore ka dhacay ayaa waxay markale u muuqaneysa inay si weyn usoo laba-kacleysay, kadib socdaal uu maanta magaalada ku tagay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC. Garaad Jaamac oo kamid ah Garaadyada kasoo horjeeda gooni isu-taagga Somaliland ayaa waxa si ballaaran [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-23T15:59:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1024x683.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39.png\",\"datePublished\":\"2023-01-23T15:59:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39.png\",\"width\":1736,\"height\":1158},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood - Wardoon","og_description":"Xiisadda Laascaanood oo maalmihii dambe kasoo reysaneysay rabshadihii kal hore ka dhacay ayaa waxay markale u muuqaneysa inay si weyn usoo laba-kacleysay, kadib socdaal uu maanta magaalada ku tagay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC. Garaad Jaamac oo kamid ah Garaadyada kasoo horjeeda gooni isu-taagga Somaliland ayaa waxa si ballaaran [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-23T15:59:31+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39-1024x683.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/","name":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39.png","datePublished":"2023-01-23T15:59:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-23-at-15.57.39.png","width":1736,"height":1158},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-dab-kusiishiday-xiisada-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo dab kusiishiday Xiisada Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176533"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176536,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176533\/revisions\/176536"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176534"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}