{"id":176547,"date":"2023-01-24T12:30:24","date_gmt":"2023-01-24T09:30:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176547"},"modified":"2023-01-24T12:30:24","modified_gmt":"2023-01-24T09:30:24","slug":"xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176444\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin la socota ayaa ku wajahan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo laga saaray dagaalyahannada Al Shabaab oo sannado badan gacanta ku hayay.<\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha saacadaha iyo maalmaha soo aadan uu tagayo degmada Xarardheere ay hadda joogaan masuuliyiin uu kamid yahay madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Qaban qaabada soo dhaweynata madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdiga la socda ayaa laga dareemayaa degmada Xarardheere, waxaana halkaasi la geeyay ciidamo dheeraad ah oo xaqiijinaya amniga madaxweynaha iyo masuuliyiinta kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Xasan Sheekh safarka uu ku tagayo degmada Xarardheere ayaana salka ku haya dhiirogelinta ciidanka huwanta ee halkaasdi la wareegay, waxa uu sidoo kale xal u raadin doonaa khilaaf ka jira maamulka degmadaasi oo la isku heesto.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa horey u tagay degmooyin iyo deegaanno Al Shabaab laga saaray, waxa uuna safarkan uu ku tagayo Xarardheere xilli dhawwaan ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka la wareegeen degmooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer oo Galmudug katirsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin la socota ayaa ku wajahan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo laga saaray dagaalyahannada Al Shabaab oo sannado badan gacanta ku hayay. Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha saacadaha iyo maalmaha soo aadan uu tagayo degmada Xarardheere ay hadda joogaan masuuliyiin uu kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin la socota ayaa ku wajahan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo laga saaray dagaalyahannada Al Shabaab oo sannado badan gacanta ku hayay. Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha saacadaha iyo maalmaha soo aadan uu tagayo degmada Xarardheere ay hadda joogaan masuuliyiin uu kamid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-24T09:30:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"363\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-24T09:30:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg\",\"width\":660,\"height\":363},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin la socota ayaa ku wajahan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo laga saaray dagaalyahannada Al Shabaab oo sannado badan gacanta ku hayay. Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha saacadaha iyo maalmaha soo aadan uu tagayo degmada Xarardheere ay hadda joogaan masuuliyiin uu kamid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-24T09:30:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":363,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/","name":"Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg","datePublished":"2023-01-24T09:30:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023118638096014575015204.jpeg","width":660,"height":363},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-xarardheere\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo tagaya Xarardheere"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176547"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176548,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176547\/revisions\/176548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176444"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}