{"id":176549,"date":"2023-01-24T12:39:30","date_gmt":"2023-01-24T09:39:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176549"},"modified":"2023-01-24T12:39:30","modified_gmt":"2023-01-24T09:39:30","slug":"laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/","title":{"rendered":"Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176554\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Wararka aan ka heleyno xarunta gobolka Sool ee Laas-caanood ayaa sheegaya in xaalad aan caadi aheyn ay ka taagan tahay kadib markii shalay dad ku dhow todobaatan kun qof oo ku xardhanaa calanka buluuga Soomaaliya ay isu soo bax taariikhda galay oo ka dhaca dhul Soomaaliyeed lagu soo dhoweeyo mid ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo u taagan midnimada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah waxgaradka gobolada Sool, oo si diiran loogu soo dhoweeyay Laas Caanood ayaa ku baaqay in Garaadaddu shir iskugu yimaadaan laascaanood si ay ugu tashadaan danta guud ee gobolada Sool, iyadoo la tixgelinaayo Soomaalinimada.<\/p>\n<p>Maagalada Laascaanood oo maamulka Somaliland ay faarujiyeen shantii Janaayo ayaa waxaa dadweynuhu iyo kooxo dhalinyaro ah ay xoog kaga hortageen maamulka Somaliland oo maamulayay magaaladaasi (2007) Lix iyo Toban sano, kadibna kacdoon shacab ay ugu baxeen si xaalada aysan u noqon mid xunjiro dhiig ah ku daado.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo si Soomaalinimo loogu soo dhoweeyay magaalada ayaa magaalada Laascaanood wuxuu kaga qeyb geli doonaa shirweyne guud oo waxgaradka SSC kaga tashan doonaan aayahooda, kaasoo lagu go\u2019aamin doono midnimada iyo wadajirka Somaliweyn.<\/p>\n<p>maanta iyo beri magaalada laga sugaayo Garaad C\/llaahi Garaad Saleebaan iyo Garaad Maxamed Garaad Abshir oo go\u2019aamin doona mustaqbalka shacabka iyo gobolka Sool aayahooda meesha ay kaga tashan doonaan.<\/p>\n<p>Maamulka Somaliland ayaa walaac xoogan ka qaba shirweynahaasi ay isugu imaan doonaan waxgaradka gobolada Sool, iyadoo magaaladana ay faarujiyeen ciidamadii maamulkaasi shantii bishii Janaayo oo ay kooxo dhalinyaro deegaanka ah ay la wareegeen maamulka magaalada.<\/p>\n<p>Mowjadaha kacdoon ee ka taagan Laascaanood ayaa muujinaayo rabitaanka shacabka gobolka oo todobaadyadii u danbeeyay maamulka Somaliland uu dad shacab ah ku bartilmaameedsaday si xiisadaha taagan loo joojiyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176550\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176551\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-4.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-4.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-4-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-4-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-4-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-4-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-4-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176552\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-5.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-5.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-5-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-5-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-5-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-5-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-5-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176553\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-1.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-1.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-1-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-1-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-1-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-1-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-1-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176554\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-2-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno xarunta gobolka Sool ee Laas-caanood ayaa sheegaya in xaalad aan caadi aheyn ay ka taagan tahay kadib markii shalay dad ku dhow todobaatan kun qof oo ku xardhanaa calanka buluuga Soomaaliya ay isu soo bax taariikhda galay oo ka dhaca dhul Soomaaliyeed lagu soo dhoweeyo mid ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno xarunta gobolka Sool ee Laas-caanood ayaa sheegaya in xaalad aan caadi aheyn ay ka taagan tahay kadib markii shalay dad ku dhow todobaatan kun qof oo ku xardhanaa calanka buluuga Soomaaliya ay isu soo bax taariikhda galay oo ka dhaca dhul Soomaaliyeed lagu soo dhoweeyo mid ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-24T09:39:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/\",\"name\":\"Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp\",\"datePublished\":\"2023-01-24T09:39:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno xarunta gobolka Sool ee Laas-caanood ayaa sheegaya in xaalad aan caadi aheyn ay ka taagan tahay kadib markii shalay dad ku dhow todobaatan kun qof oo ku xardhanaa calanka buluuga Soomaaliya ay isu soo bax taariikhda galay oo ka dhaca dhul Soomaaliyeed lagu soo dhoweeyo mid ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-24T09:39:30+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/","name":"Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp","datePublished":"2023-01-24T09:39:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/lascanod-3.webp","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laasacaanood-oo-cadaysay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laasacaanood oo cadaysay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176549"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176555,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176549\/revisions\/176555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176550"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}